Laacib.net | Archive | Europa League
Home » Archives by category » Europa League

Sawiro: Chelsea Oo U Dabaaldegtay Koobkeedii Labaad Ee Yurub Ah Labo Sanno Gudaheed.

Sawiro: Chelsea Oo U Dabaaldegtay Koobkeedii Labaad Ee Yurub Ah Labo Sanno Gudaheed.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Chelsea ayaa xalayto taariikh ku dhigtay Amsterdam iyagoo noqday kooxdii ugu horeysay ee xilli ciyaareed ay soo qaaday Champions League xilli ciyaareedkii xigay qaada koobka labaad ee Europa League ka dib markii ay 2-1 kaga takhaluseen kooxda Benfica finallkii ka dhacay Amsterdam Arena. Gool soo daahay uu dhaliyay Branislav…

Gool Soo Daahay Uu Dhaliyay Ivanovic Oo Chelsea Ka Saaciday Hanashada Koobka Europa League.

Gool Soo Daahay Uu Dhaliyay Ivanovic Oo Chelsea Ka Saaciday Hanashada Koobka Europa League.

Share This Post

Google1Google

Branislav Ivanovic ayaa guul dramatic ah ku hogaamiyay Chelsea oo 2-1 finalkii Europa League kaga badisay Benfica, isagoo goolka guusha dhaliyay daqiiqadii 93aad ee ciyaarta, taasoo ka dhigtay in kooxda reer London ay noqoto kooxdii ugu horeysay ee iyadoo Champions League qaaday xilli ciyaareedkii ku xigayna qaaday koobka Europa League.…

Goolhayaha Chelsea Petr Cech: Ma Dooneyno Inaan Mar Danbe Ka Ciyaarno Europa League.

Goolhayaha Chelsea Petr Cech: Ma Dooneyno Inaan Mar Danbe Ka Ciyaarno Europa League.

Share This Post

Google1Google

Goolhayaha kooxda Chelsea Petr Cech ayaa qirtay inuu ku farsanaan lahaa inuusan mar danbe ku soo laaban Europa League, laakiin ma ahan ka hor inta uusan gacanta ku dhigin koobka. Kooxda Blues ayaa caawa la kulmi doonta Benfica finalka koobka labaad ee qaarada Yurub, Cech ayaana sheegay inuu rajeynayo inay…

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Finalka Europa League Ee Benfica v Chelsea.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Finalka Europa League Ee Benfica v Chelsea.

Share This Post

Google1Google

Waxaa la soo gaaray xilligii kama danbeysta ee koobka labaad ee ugu weyn kooxaha qaarada Yurub ee Europa League, waxaana Amsterdam ArenA ku kulmaya caawa kooxaha Benfica iyo Chelsea kuwaasoo soo istaagay finalka koobkaan. Chelsea waxa ay dooneysaa inay noqoto kooxdii ugu horeysay ee iyadoo Champions League qaaday ka dib…

Sawiro: Chelsea Oo U Safartay Amsderdam Iyagoo Habeen Danbe Finalka Europa League La Ciyaaraya Benfica.

Sawiro: Chelsea Oo U Safartay Amsderdam Iyagoo Habeen Danbe Finalka Europa League La Ciyaaraya Benfica.

Share This Post

Google1Google

Chelsea ayaa maanta u safartay Amsterdam iyagoo baadigoob ugu jira koobkoodii labaad ee Yurub labo xilli ciyaareed gudaheed. Blues ayaa Benfica ku wajihi doonta habeen danbe Amsterdam ArenA finalka Europa League, Rafa Bnitez ayaana kooxdiisa hogaamiyay saaka, iyadoo ka tagay xarunta tababarka Cobham islamarkaana bas u qaatay garoonka diyaaradaha. Benfica…

Tababare Eriksson Oo Aaminsan In Benfica Ay Farsamo Ahaan Ka Fiican Tahay Chelsea Ka Hor Finalka Europa League.

Tababare Eriksson Oo Aaminsan In Benfica Ay Farsamo Ahaan Ka Fiican Tahay Chelsea Ka Hor Finalka Europa League.

Share This Post

Google1Google

Benfica ayaa farsamo ahaan ka fiican Chelsea, laakiin weli iyaga ayaa ah kuwa finalka Europa League aadaya iyagoo ka fursad yar Chelsea, sidaasi waxaa yiri macalinkii hore ee England Sven-Goran Eriksson. Tababaraha reer Sweden ayaa si wacan u yaqaana Benfica isagoo labo jeer macalin u soo ahaa kooxda hanatay labada…

UEFA Oo Ka Careysiisay Chelsea & Benfica Ka Dib Markii Ay U Qoondeeyeen Tikidho Yar Kulanka Finalka EUL.

UEFA Oo Ka Careysiisay Chelsea & Benfica Ka Dib Markii Ay U Qoondeeyeen Tikidho Yar Kulanka Finalka EUL.

Share This Post

Google1Google

UEFA ayaa abuurtay carro ka dib markii ay u qoondeysay Chelsea iyo Benfica min 9,800 oo tikidh finalka Europa League ee ka dhacaya Amsderdam bishaan. Blues ayaa u soo baxday finalka ka dib markii ay 5-2 kaga soo talaabsadeen Basel, halka Benfica ay iyadana 3-2 ku soo dubatay Fenerbahce kulamadii…

Chelsea Oo Sannadkii 2aad Oo Isku Xigta Gaartay Final Europe Ah Iyadoo Benfica La Ciyaari Doonta Finalka Europa League.

Chelsea Oo Sannadkii 2aad Oo Isku Xigta Gaartay Final Europe Ah Iyadoo Benfica La Ciyaari Doonta Finalka Europa League.

Share This Post

Google1Google

Chelsea ayaa la ciyaari doonta Benfica finalka koobka Europa League ka dib markii ay 3-1 kaga badiyeen FC Basel lugtii labaad ee semi-finalka oo ka dhacday Stamford Bridge, taasoo ka dhigeysa inay wadar ahaan kaga talaabsadeen kooxda reer Switzeland 5-2. Kooxda Rafa Benitez ayaa lugtii hore ku soo badisay 2-1…

Chelsea V FC Basel: Blues Oo Baadigoob Ugu Jirta Finalkii Ugu Horeeyay Ee Koobka Europa League.

Chelsea V FC Basel: Blues Oo Baadigoob Ugu Jirta Finalkii Ugu Horeeyay Ee Koobka Europa League.

Share This Post

Google1Google

Kulanka: Chelsea v FC Basel Garoonka: Stamford Bridge Waqtiga: 10:05 SGA (Saacada Geeska Afrika) Iyadoo Chelsea ay kulankii lugta hore ee semi-finalka Europa League ku soo badisay 2-1, waxa ay haatan qarka u saaran tahay inay iska xaadiriso markii ugu horeysay finalka Europa League, iyadoo caawa FC Basel ku soo…

Gool Soo Daahay Oo U Dhaliyay David Luiz Oo Guul U Sahlay Chelsea Iyo Fenerbahce Oo Ka Talaabsatay Benfica.

Gool Soo Daahay Oo U Dhaliyay David Luiz Oo Guul U Sahlay Chelsea Iyo Fenerbahce Oo Ka Talaabsatay Benfica.

Share This Post

Google1Google

Gool soo daahay oo laad xor ahaa oo uu dhaliyay daqiiqadii ugu danbeysay David Luiz ayaa ka saaciday Chelsea inay 2-1 kaga badisay FC Basel lugta hore ee semi-finalka Europa League ee ka dhacday Switzerland. Chelsea ayaa hogaanka ciyaarta u qabatay xilli hore iyadoo uu hogaanka u dhiibay Victor Moses,…

Page 1 of 31123Next ›Last »