Maanta waa maalintii ugu danbeysay suuqa kala iibsiga ee inta badan qaarada yurub, waxaana halkaan idin kugu soo gudbineynaa liiska ugu danbeeya ee ciyaartoyda magaca leh ee maanta la kala iibsaday: OFFICIAL: Ciyaaryahan Michael Essien ayaa si rasmi ah amaah hal sanno ah ugu biiray kooxda Real Madrid. OFFICIAL: Tottenham…
Weeraryahanka Napoli Edinson Cavani ayaa soo afjaray warar la isla dhex marayay oo ku saabsanaa mustaqbalkiisa waxana uu heshiis cusub la saxiixday kooxda Napoli. Ciyaaryahankan reer Uruguay ayaa waqtiyadii u dambeeyey lala xiriirinayay inuu u wareegayo Juventus iyo sidoo kale Manchester City iyo Chelsea. Cavani ayaa qalinka ku duugay heshiis…
Kooxda Malaga ee ka dhisan dalk Spain ayaa xaqiijisey in weeraryahanka Paraguay Roque Santa Cruz ay si amaah ugala soo wareegtay kooxda Man City. 31-jirkan ayaa waxa uu xilli ciyaareedkii la soo dhaafay si amaah ah ugu ciyaaray kooxda Real Betis isagoo ka dhaliyey toddobo gool La Ligaha. Ciyaaryahankii hore…
Weeraryahankii Man United Dimitar Berbatov ayaa dhamaystirey ku biiidiisii kooxda Fulham iyadoo ay ku kacday lacag dhan £5million qalinkana ku duugay in uu labada sano ee soo socota ka ciyaaro Craven Cottage. Sir Alex Ferguon ayaa ka shakisanaa halka uu Berbatov tegaayoo waxana uu subaxnimadii Jimcaha sheegay in weeraryahankiisii hore…
Kooxda Scalke ayaa ku dhawaaqday inay la soo wareegtay ciyaaryahan Ibrahim Afellay oo ay uga soo qaateen kooxda Barcelona heshiis amaah ah oo hal sanno ah. Kooxda reer Bundesliga ayaa aad u dooneysay inay wax ku soo kordhiso kooxdeeda ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Wadahadalada ayaa…
Kooxaha kubada cagta ayaa maanta qaarkood heli doona fursadii ugu danbeysay ee ay ku xoojiyn lahaayeen kooxdooda, iyadoo inta badan qaarada yurub uu suuqa kala iibsiga xirmayo maanta. Maalinta ugu danbeysa suuqa kala iibsiga waxa ay keentaa mar walba dhaqdhaqaaqyo xamaasad leh, heshiisyo la gaaro daqiiqada ugu danbeysa. Laacib.net ayaana…
Naadiga West Ham United ayaa shaaca ka qaaday in ay la saxiixdeen heshiis amaah oo hal xilli ah weeraryahankan kooxda Liverpool ee Andy Carroll. West Ham ayaa sidoo kale waxa ay awood u leedahay in ay iibsato weeraryahankan 23 jirka ah qiime aan la shaacin sida lagu sheegay war ka…
Milan ayaa ogolaatay heshiis 3.5 milyan ginni ah oo ay manchester City kaga iibsaneyso Nigel De Jong, iyagoo xaqiijiyay inuu berri tijaabada caafimaadka u mari doono. Wadahadalada 27 jirkaan ayaa socday dhowr maalmood, waxaana meel fiican la isla gaaray subaxnimadii saaka, lakiin caawa ayaa TV-ga Milan uu shaaciyay sida tan:…
Agaasimaha guud ee kooxda Juventus Beppe Marotta ayaa xaqiijiyay in ciyaaryahan Nicklas Bendtner inuu tijaabada caafimaadka u mari doono kooxda maalinta berri ah isagoo ka soo wareegaya Arsenal. Waxaa jiray maanta warar sheegayay in Arsenal iyo Juve ay ka heshiiyeen saxiixa ciyaaryahanka reer Denmark, waxaana haatan xaqiijiyay Marotta. “Bendtner waxa…