Laacib.net | Archive | Champions League | 43
Home » Archives by category » Champions League (Page 43)

John Terry Oo Raaligelin Ka Bixiyay Casaankii Uu Qaatay Kulankii Champions League.

John Terry Oo Raaligelin Ka Bixiyay Casaankii Uu Qaatay Kulankii Champions League.

Share This Post

Google1Google

Kabtanka kooxda Chelsea John Terry ayaa raaligelin ka bixiyay casaankii uu qaatay qeybtii hore ee ciyaartii Barcelona oo ay kooxdiisa u soo baxday finalka Champions League, isagoo sheegay inuu hoos u dhigay asxaabtiisa. 10 ciyaaryahan oo Chelsea ayaa ka soo kabtay 2-0 lagu hogaaminayay ciyaar ka dhacday Nou Camp iyagoo…

10 Ciyaaryahan Oo Chelsea Oo Semi-final Ku Dhaafay Barca Una Gudbay Finalka Champions League.

10 Ciyaaryahan Oo Chelsea Oo Semi-final Ku Dhaafay Barca Una Gudbay Finalka Champions League.

Share This Post

Google1Google

Chelsea ayaa iska xaadirisay finalka Champions League ka dib markii ay wadar ahaan ku dhaaftay Barcelona 3-2, iyadoo 10 ciyaaryahan oo Blues ay si fiican u difaacdeen islamarkaana kulankii lugta labaad ay ku dhameysteen barbaro 2-2 ah, iyadoo Fernando Torres iyo Ramirez ay ahaayeen geesayaasha kooxda ka dhisan dalka Ingariiska.…

Line-upka Rasmiga Ah Ee Lugta Labaad Ee Semi-finalka Champions League Ee Barcelona v Chelsea.

Line-upka Rasmiga Ah Ee Lugta Labaad Ee Semi-finalka Champions League Ee Barcelona v Chelsea.

Share This Post

Google1Google

Ciyaaryahan Gerrard Pique ayaa ku soo laabtay daafaca dhexe ee kooxda Barcelona iyagoo ku soo galaya qaab ciyaareedka 3-4-3, waxaana Pep Guardiola uu keyd galiyay Dani Alves iyadoo Puyol, Pique iyo Mascherana ay ka ciyaari doonaan daafaca dhexe. Khad dhexe ee Barcelona ayaa waxaa ka wada ciyaari doona Xavi, Busquets,…

Jose Mourinho Oo Doonaya In Chelsea Ay Ka Badiso Barcelona Kulanka Caawa.

Jose Mourinho Oo Doonaya In Chelsea Ay Ka Badiso Barcelona Kulanka Caawa.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa rajeynaya in Chelsea ay u gudubto finalka Champions League, isagoo sidoo kalena meesha ka saaray wararka la xiriirinaya inuu ku laaban doono Satmford Bridge, isagoo sheegay inuusan jirin sabab uu kaga tago caasimada Spain. Waxaa la soo wariyay bishii Janaayo in tababaraha reer…

Fernando Torres: Wax Walba Ay Nagu Qaadato Waa Inaan Gaarnaa Finalka Champions League.

Fernando Torres: Wax Walba Ay Nagu Qaadato Waa Inaan Gaarnaa Finalka Champions League.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka Chelsea Fernando Torres ayaa aaminsan in tayada ay leedahay kooxda ka dhisan London inay sababi doonto inay garaacaan Barcelona. Chelsea ayaa lugtii hore ku soo badisay 1-0, waxaana ay lugta labaad caawa ku ciyaarayaan Camp Nou. “Waa iska cadahay in Barcelona ay hal talaabo ka horeyso kooxaha kale oo…

Ciyaartoyda Chelsea Oo Loo Balanqaaday 10 Milyan Ginni Hadii Ay Ku Guuleystaan Champions League.

Ciyaartoyda Chelsea Oo Loo Balanqaaday 10 Milyan Ginni Hadii Ay Ku Guuleystaan Champions League.

Share This Post

Google1Google

Ciyaartoyda Chelsea ayaa qeybsan doona 10 milyan ginni oo uu abaalmarin ahaan u siin doono milkiile Roman Abramovich hadii ay ku guuleystaan Champions League, sida ay qortay The Sun. Kooxda Blues ayaa lugtii hore waxa ay 1-0 kaga badisay Barcelona, waxaana ay caawa marti ku yihiin Camp Nou oo ay…

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Lugta 2aad Ee Semi-finalka Champions League Ee Barcelona v Chelsea.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Lugta 2aad Ee Semi-finalka Champions League Ee Barcelona v Chelsea.

Share This Post

Google1Google

Barcelona ayaa laga yaaba inay dib ugu soo dhaweyso line-upkeeda Gerard Pique ka dib markii labo guuldarroo oo isku xigta ay ka soo gaartay Chelsea iyo Real Madrid. Labada ciyaaryahan ee Carles Puyol iyo Javier Mascherano ayaa halis ugu jira inay seegaan finalka hadii ay jaale labaad qaataan, waa hadii…

Pep Guardiola: Shaki Iigama Jiro In Barcelona Ay Gaari Doonto Finalka Munich.

Pep Guardiola: Shaki Iigama Jiro In Barcelona Ay Gaari Doonto Finalka Munich.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha kooxda Barcelona Pep Guardiola ayaa kalsooni ku qaba in kooxdiisa ay iska xaadirin doonto Munich bisha May marka ay caawa lugta labaad ee semi-finalka Champions League kula ciyaaraan Camp Nou kooxda Chelsea. “Waxaan ku bilaaban doonaa anagoo la inagula leeyahay 1-0, waxaana heysanaa 90 daqiiqo oo aan natiijada dhanka…

Roberto Di Matteo: Chelsea Weerar Ay Kala Hortagi Doontaa Barcelona.

Roberto Di Matteo: Chelsea Weerar Ay Kala Hortagi Doontaa Barcelona.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha ku meel gaarka ah ee Chelsea Roberto Di Matteo ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa ay weerar ku soo geli doonto kulanka caawa ee lugta labaad ee semi-finalka Champions League oo ay Camp Nou kula ciyaarayaan kooxda Barcelona. Kooxda Blues ayaa lugtii hore ku soo badisay 1-0 oo ay…

Xabi Alonso Oo U Sheegay Chelsea Inay Barcelona Kaga Badin Karaan Camp Nou.

Xabi Alonso Oo U Sheegay Chelsea Inay Barcelona Kaga Badin Karaan Camp Nou.

Share This Post

Google1Google

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Xabi Alonso ayaa u xaqiijiyay Chelsea in Barcelona lagu garaaci karo Camp Nou. Kooxda Blues ayaa lugtii hore ee Stamford Bridge 1-0 kaga soo badisay Baugrana, iyagoo habeenka talaadada u safri doona Camp Nou. Alonso, ayaa qeyb ka ahaa kooxda Real Madrid ee El…