Tababare Jose Mourinho ayaa ku soo galaya line-upkii la filayay marka laga reebo Raphael Varane oo ku soo bilaabanaya halka Pepe uu kursiga keydka fadhiyo. Isagoo daafaca da’da yar uu ka garab ciyaari doono Sergio Ramos. Sidoo kale tababaraha reer Portugal ayaa afka hore soo dhigtay Benzema iyadoo Ronaldo, Ozil…
Weeraryahanka Manchester United Wayne Rooney ayaa qirtay inay adag tahay in caawa la aamusiyo Cristiano Ronaldo, waxaana uu uga digay kooxdiisa meelaha ay halista ka yihiin Real Madrid. Xiddiga reer Portugal oo 10 gool dhaliyay lixdii kulan ee u danbeysay ayaa wajahaya kooxdiisii hore markii ugu horeysay. Rooney ayaa aaminsan…
Ka hor kulanka caawa ee Champions League ee u dhaxeeya Real Madrid iyo Manchester United, waxaan dib u fiirin doonaa 14kii kulan ee tartan rasmi ahaa ee dhexmaray tababare Jose Mourinho iyo Sir Alex Ferguson. 1- Porto 2-1 Manchester United – Champions League wareega 16ka, lugta hore – 25 February…
Barcelona ayaa ah kooxda kaliya ee ka fiican Juventus tartanka Champions League xilli ciyaareedkan, sidaasi waxaa yiri Alessio Tacchinardi. Ciyaaryahankii hore ee khadka dhexe ayaa hadalkaan ka sheegay TMW ka dib markii ay Juventus 3-0 kaga badisay Celtic oo marti loo ahaa Glasgow lugta hore ee wareega 16ka Champions League.…
Weeraryahanka Barcelona Pedro ayaa waqti u qaatay inuu ku amaano daafaca Real Madrid Sergio Ramos, isagoo qirtay inuu jeclaan lahaa inuu ku arko Camp Nou. Ramos ayaa ciyaaryahan muhim ah ka noqday Madrid tan iyo markii uu kaga soo biiray Sevilla 2005tii, Pedro ayaana dareensan in saaxiibkiisa xulka Spain inuu…
Tababaraha kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in Jose Mourinho uu heysto 20 sanadood oo hada ka dib ah inuu soo gaaro halka uu isaga gaaray haatan, ka hor kulankooda caawa ee Champions League ee ka dhacaya Bernabeu. Fergie ayaa farmuuqay inuusan wax dhib ah u arkin in…
Kulankaan caawa ka dhacaya Santiago Bernabeu ayaa malaha ah kulanka ugu adag wareega 16ka ee Champions League, waxaana isku dhacaya labo kooxood oo ka mid ah kooxaha adduunka ugu waa weyn uguna dhaqaale badan, waa kooxaha Real Madrid iyo Manchester United. Waxaa kulankaan uu calaamadinayaa, Cristiano Ronaldo oo wajahaya kooxdiisii…
Ka dib kulamo xiiso leh oo xalayto la ciyaaray qeyb ka ah wareega 16ka Champions League, waxaa sidoo kale caawa la ciyaari doonaa kulama kale oo xiiso iyo xamaasad leh, waxaana ka mid ah kulanka ay iswajahayaan kooxaha reer Ukraine iyo Germaney ee Skahtar Donestk iyo Borussia Dortmund. LINE-UPKA…
Kooxda Juventus ayaa hal lug la gashay wareega 8da Champions League ka dib markii ay 3-0 ku dubteen kooxda Celtic oo marti loo ahaa lugta hore ee wareega 16ka Champions League inkastoo kooxda reer Scotland ay ciyaarta inteeda badan iska heysatay. Kooxda Juventus ayaa hogaanka ciyaarta qabatay daqiiqadii 3aad iyadoo…
Kooxda Paris Saint Germain ayaa talaabo muhim ah u qaaday wareega 8da ee Champions League ka dib markii ay lugtii hore ee wareega 16ka 2-1 ku dubteen kooxda Valencia oo marti loogu ahaa Mastella Stadium. Kooxda hogaanka u heysa horyaalka Faransiiska ee PSG ayaana hogaanka ciyaarta qabatay daqiiqadii 10aad iyadoo…