Dani Alves ayaa aaminsan in Barcelona ay tahay inay qeybta hore ee ciyaarta caawa ay ku hogaamiso 2-0 hadiiba ay fursad u helayaan inay dhanka kale u rogaan natiijadii lugta hore ee Bayern Munich. kooxda Catalans ayaa 4-0 lagu soo garaacay isbuucii hore markii ay marti ku ahaayeen Allianz Arena,…
Agaasimaha guud ee Borussia Dortmund Hans-Joachim Watzke ayaa shaaca ka qaaday sida uu ku badbaaday daqiiqadihii u danbeeyay ee kulankii xalay ee Real Madrid. Dortmund ayaa ciyaarta ku dhameystay iyagoo wadnaha farta ku haya lugtii labaad ee semi-finalka Champions League ka dib markii labo gool oo soo daahay ay ka…
Pep Guardiola ayaa ka hadlay kulanka caawa ee Barcelona iyo Bayern Munich, iyadoo ay iska horimaanayaan kooxdiisii hore ee Blagurana iyo kooxda Bavarians oo uu macalin u noqon doono xilli ciyaareedka soo socda. Waxa uu 42 jirkaan sheegay in kulanka caawa ee lugta labaad ee semi-finalka ee u dhaxeeya kooxdiisa…
LINE-UPKA MACQUULKA AH: Barcelona: Valdés; Alves, Pique, Song, Adriano; Xavi, Fabregas, Iniesta; Pedro, Messi; Sánchez. Bayern Munich: Neuer; Lahm, Boateng, Dante, Alaba; Martinez, Schweinsteiger; Robben, Muller, Ribery; Mandzukic. Barcelona waxaa u taala inay koraan buur aad u dheer hadii ayba jirto rajo ay ka qabaan inay gaaraan finalka Champions League, madaama afar…
16 sannadood ka dib Borussia Dortmund ayaa iska xaadirisay finalka Champions League ka dib markii ay ku dardareen wadar ahaan labadii lug ee semi-finalka kooxda Real Madrid 4-3, iyadoo lugtii labaad ee caawa ka dhacday Santiago Bernabeu ay si diriqi ah ku badbaadeen madaama guuldarro 2-0 ah ay ku soo…
Barcelona ayaa heshay war aysan ku farxin ka hor kulankooda lugta labaad ee semi-finalka Champions League, ka dib markii la shaaciyay Sergio Busquets iyo Eric Abidal inay dhaawacyo ku seegayaan kulanka habeen danbe. “Sergio Busquets iyo Eric Abidal ma ciyaari doonaan kulanka berri” ayaa lagu yiri warbixin la soo dhigay…
Cristiano Ronaldo ayaa ku soo bilowday sidii la filayay kooxda Jose Mourinho isagoo ka soo kabsaday dhaawac yar oo u diiday inuu ciyaaro kulankii horyaalka ee Atletico Madrid. Tababare Jose Mourinho ayaana sidii la filayay kursiga keydka geliyay Pepe, iyadoo Sergio Ramos uu daafac dhexe ka garab ciyaaro Varane, laakiin…
Real Madrid ayaa email u dirtay taageerayaasheeda diiwangashan ee caawa soo xaadiraya Bernabeu inay ku yimaadaan iyagoo wada cadaan ah oo wata maaliyada iyo qoorgashiga cadaanka ah ee Real Madrid si ay u abuuraan jawi aan caadi aheyn kulanka lugta labaad ee semi-finalka oo ay caawa la ciyaarayaan Borussia Dortmund.…
Thomas Muller ayaa aaminsan in Bayern Munich ay wajihi doonto Lionel Messi ka adag lugtii hore marka ay habeen danbe la ciyaarayaan Barcelona. “Qof walba waa ogyahay in Lionel Messi uu yahay ciyaaryahanka ay ku tiirsan yihiin. Hadii aad dhalineyso 50 gool xilli ciyaareed kasta, markaas waa iska cadahay in…
Tababare Jupp Heynckes ayaa sheegay in Bayern Munich ay awoodo inay goolal ku dhaliso Camp Nou habeen danbe, si ay u cadeeyaan in guushii lugta hore aysan aheyn mid si kama ah ku dhacday oo hal jeer ah. Bayern ayaa u safartay Camp Nou iyagoo habeen danbe lugta labaad ee…