Home » Archives by category » Champions League

Mustaqbalkiisa Chelsea, Inuu Koobka UCL Ku Soo Celiyo Stamford Bridge, Inuu Messi & CR7 Ka Qaado Ballon d’Or – Wax Walba Uu Kaga Hadlay Wareysi Uu Eden Hazard Siiyay Sky Sports.

Mustaqbalkiisa Chelsea, Inuu Koobka UCL Ku Soo Celiyo Stamford Bridge, Inuu Messi & CR7 Ka Qaado Ballon d’Or – Wax Walba Uu Kaga Hadlay Wareysi Uu Eden Hazard Siiyay Sky Sports.

Eden Hazard ayaa arka in mustaqbalkiisa dheer uu yaalo Chelsea, waxaana uu sheegay inuu doonayo inuu koobka Champions League ku soo celiyo Stamford Bridge. Isagoo wareysi gaar ah siinayay Sky Sports islamarkaana bixinayay wareysigiisii ugu horeysay ee af Ingariis ah, xiddiga reer Belgium ayaa shaaca ka qaaday inuu dareensan yahay…

Jean-Marie Pfaff: Barcelona Oo Aan Meesi Wadan Waa QofnAan Lugu Laheyn Oo Doonaya Inuu Socda

Jean-Marie Pfaff: Barcelona Oo Aan Meesi Wadan Waa QofnAan Lugu Laheyn Oo Doonaya Inuu Socda

Goolahayihii hore ee Bayern Munich Jean-Marie Pfaff ayaa qaba in kooxdiisi hore ay awoodo iney ka soo baxdo kooxda Barcelona oo ay isku soo aadeen wareega sideed dhamaadka ee tartanka horiyaalda yurub hadii ay xakameeyaan dhaqdhaqaaqa xidiga reer Argentina ee Lionel Messi Jean-Marie Pfaff oo u soo ciyaaray Bayern inti u…

MAQAAL: Haddii Uu Guardiola Kooxo Badan Ku Soo Gumaaday In Messi Uu Kooxdiisa Ahaa, Hadda Ayuu Diyaarinayaa Qorshihii Uu Lionel Messi Ku Joojin Lahaa, Kooxdee Ayayse Ciyaarotyda Barcelona Doonayeen?

MAQAAL: Haddii Uu Guardiola Kooxo Badan Ku Soo Gumaaday In Messi Uu Kooxdiisa Ahaa, Hadda Ayuu Diyaarinayaa Qorshihii Uu Lionel Messi Ku Joojin Lahaa, Kooxdee Ayayse Ciyaarotyda Barcelona Doonayeen?

Guardiola ayaa ah macalinkii Lionel Messi ka dhigay ciyaartoyga uu maanta yahay, wuxuuna macalinka ree Spain xidigan la soo qaatay waqti uu ku faano oo uu kula guulaystay koobab badan. Messi ayaa ahaa hubka ugu wayn ee uu Guardiola kooxo badan ku gumaaday isla markaana uu ku raaxaysan jiray marka…

Thiago Alcantara Oo Doonaya Inay Barcelona Ku Guulaysato Champions Leaque-ga Haddii ay Kooxdiisa Bayern Munch Ku Guuldaraysato

Thiago Alcantara Oo Doonaya Inay Barcelona Ku Guulaysato Champions Leaque-ga Haddii ay Kooxdiisa Bayern Munch Ku Guuldaraysato

Xidigii hore ee kooxda Barcelona ee Thiago Alcantara ayaa doonaya in ay Barcelona ku Guulaysato Champions Leaque-ga haddii ay kooxdiisa Bayern Munch Ku Guuldaraysato inay hanato horyaalka Yurub. Laba kulan oo xiiso badan ayaa Barcelona iyo Bayern Munich ku dhexmari doona Allianz Arena iyo Camp Nou, waxaana kulamadan iskaga hor…

Daawo Xasuustaan: Guul Darooyinkii Ugu Weynaa Ee Kala Qabsaday Bayern Munich Iyo Barcelona

Daawo  Xasuustaan:   Guul Darooyinkii Ugu Weynaa  Ee Kala Qabsaday Bayern Munich Iyo Barcelona

Taageerayaasha Barcelona ayaa si weyn u rajeynayay in ay ka fogaadaan in ay ku aadaan midkood Munich iyo Real wax ayna door badiyeen Juvnetus . Inkastoo aysan Juve ku aadin hadana waxa ay haystaan fursad ay uga aar gudan karaan 7-dii gool ee Munich ee 2013-kii maadaama Barca sanadkaan 2015-ka…

Carlo Ancelotti Oo Amaanay Kooxda Juventus Muxuusa Ka Yari Rajadooda Ah Iney Difaacdaan Koobka Kooxaha Yurub Ee Champions League ?

Carlo Ancelotti Oo Amaanay Kooxda Juventus Muxuusa Ka Yari Rajadooda Ah Iney Difaacdaan Koobka Kooxaha Yurub Ee Champions League ?

Macalinka kooxda Madrid ayaa ka dalbaday kooxdiisa inry joogteeyaan qaab ciyaareedkooda ugu wanaagsan marka ay la kulmayaan koox halyeeyeedka Juventus oo aay ku kulmayaan wareega afar dhamaadka ee tartanka kooxaha horiyaalada yurub ee champions league “Juventus waa koox taarikh halyeyed leh,  waxa ayna ku soo laabteen wareega afar dhamaadka mudo…

Luis Enrique Oo Qirtay In Soo Laabashada Pep Guardiola Ee Barcelona Ay Tahay Wax Khaas Ah, Muxuuse Ka Yidhi Kulanka Bayern Munch?

Luis Enrique Oo Qirtay In Soo Laabashada Pep Guardiola Ee Barcelona Ay Tahay Wax Khaas Ah, Muxuuse Ka Yidhi Kulanka Bayern Munch?

Tababaraha kooxda Barcelona ee luis Enrique ayaa ku soo laabashada Guardiola ee Camp Nou ku tilaamay mid khaas ah, wuxuuna Enrique meesha ka saaray in aanay ahayn kuwo nasiib fiican marka ay kooxoodu ku dhacay Bayern Munich.Enrue ayaa sidoo kale hoos udhigay in Barcelona ay kulanka lugta danbe ku ciyaari…

Muxuu Pep Guardiola Ka Yidhi In Kooxdiisa Bayern Much Ay Ku Dhacday Kooxdiisii Hore Ee Barcelona Iyo Ku Soo Laabashadiisa Camp Nou?

Muxuu Pep Guardiola Ka Yidhi In Kooxdiisa Bayern Much Ay Ku Dhacday Kooxdiisii Hore Ee Barcelona Iyo Ku Soo Laabashadiisa Camp Nou?

Tababaraha kooxda Bayern Munich ee Pep Guardiola ayaa qabtay shirkiisa jaraa’id ee todobaadlaha ah, wuxuuna markan shirkiisa jaraa’id ku soo aaday wax yar kadib markii la soo saaray isku aadka Champios Leaque wareegiisa afar dhamaadka. Bayern Munich ayaa laba kulan oo afar dhamaadka Champions leaque-ga ah marti iyo minan kula…

Philip Lahm Oo Ka Hadlay In Ay Kooxdiisa Ku Aaday Kooxda Barcelona Wareega Afar Dhamaadka Ee Tartanka Horiyaalada Yurub, Hadaba Muxuu Ka Yiri ?

Philip Lahm Oo Ka Hadlay In Ay Kooxdiisa Ku Aaday Kooxda Barcelona Wareega Afar Dhamaadka Ee Tartanka Horiyaalada Yurub, Hadaba Muxuu Ka Yiri ?

Kabtanki hore ee xulka Germany ahna kabtanka haatan ee kooxda Bayern Munich ayaa ka hadlay in kooxdiisa ay ku soo aaday kooxda Barcelona wareega afar dhamaadka ee Champions league oo ay marki labaad mudo sadex sano ah gudahood Lahm oo lahadlayay TZ  kadib markii la sameeyay isku aadka wareegan ayaa yiri…

Codeyn: Yaa Isagu Soo Bixi Doona Finalka Champions League Ee 6da Bisha June Ka Dhacaya Berlin?

Codeyn: Yaa Isagu Soo Bixi Doona Finalka Champions League Ee 6da Bisha June Ka Dhacaya Berlin?

Ka dib markii la soo saaray isku aadka wareega afar dhamaadka Champions League waxaa si weyn loo hadalhayaa kulamada xiisaha leh ee ka baxay. Kooxaha Isbaanishka ayaa ku soo kala aaday kooxo ka soo kala badiyay markii ugu danbeysay ee ay ku kulmeen semi-finalka koobkaan. Barcelona ayaa mar kale wajihi…

Waqtiyada La Ciyaarayo Kulamada Wareega Afar Dhamaadka Champions League – Goormee Ayuu Pep Guardiola Ku Laabanayaa Camp Nou?

Waqtiyada La Ciyaarayo Kulamada Wareega Afar Dhamaadka Champions League – Goormee Ayuu Pep Guardiola Ku Laabanayaa Camp Nou?

Iyadoo la soo saaray isku aadka wareega afar dhamaadka Champions League, waxaa sidoo kale la shaaciyay waqtiyada la ciyaari doono iyadoo Barcelona iyo Bayern Munich ay isku dhegan yihiin halka Juventus iyo Real Madrid ay madaxa isgelin doonaan. Kulanka ugu soo horeeya ee semi-finalka waa kulanka ay Real Madrid lugta…

Barca v Bayern, Juve v Real Madrid – Isku Aadka Wareega Afar Dhamaadka Champions League Oo la Soo Saaray.

Barca v Bayern, Juve v Real Madrid – Isku Aadka Wareega Afar Dhamaadka Champions League Oo la Soo Saaray.

Waxaa goor dhow magaalada Nyon ee dalka Switzerland lagu qabtay isku aadka wareega afar dhamaadka Champions League, waxaana ka soo baxay kulamo xiiso leh iyadoo Barcelona iyo Bayern Munich ay mar kale isku arki doonaan wareegaan si la mid ah kooxaha Juventus iyo Real Madrid. Barcelona ayaa lugta hore soo…

Daawo Cristiano Ronaldo Oo Astaanta Champions League U Qaadaya Sida Astaanta Qarankiisa Iyo Isagoo Ka Farxiyay Taageere Da’ Yar.

Daawo Cristiano Ronaldo Oo Astaanta Champions League U Qaadaya Sida Astaanta Qarankiisa Iyo Isagoo Ka Farxiyay Taageere Da’ Yar.

Ciyaaraha heerka caalami ee xulalka adduunka waxaa caam ka ah in ciyaartoyda badankooda ay si qiiro leh u qaadaan astaanta qarankooda, laakiin taasi kama dhacdo kubada cagta Champions League. Ka hor kulankii muhimka ahaa ee Real Madrid ee lugta labaad ee wareega 8da Champions League ee ay la lahaayeen Atletico…

EUFA Oo Soo Saartay Kooxdii Todobaadkan Ugu Fiicnayd Kulamadii Lugta Labaad Ee Champions Leaque, Neymar, Muller iyo Chicharito Oo Hogaaminaya

EUFA Oo Soo Saartay Kooxdii Todobaadkan Ugu Fiicnayd Kulamadii Lugta Labaad Ee Champions Leaque, Neymar, Muller iyo Chicharito Oo Hogaaminaya

Xidhiidhka kubada cagta Yurub ee UEFA ayaa soo saartay kooxdii todobaakan ugu fiicnayd kulamadii luta labaad ee sideed dhamaadka Champions Leaque-ga ee ay afarta kooxood ku soo baxeen. Kooxaha Bayern Munich, Barcelona, Real Madrid iyo Juventus ayaa iskugu soo hadhay afar dhamaadka Champions Leaque-ga kadib markii ay meel iska saareen…

Ciyaartoyda Atlético Madrid Oo Kulankii Madrid Derby Ee Bernabeu Ka Dhacay Orday Masaafo Kabadan Intii Ay Ordeen Ciyaartoyda Real Madrid

Ciyaartoyda Atlético Madrid Oo Kulankii Madrid Derby Ee Bernabeu Ka Dhacay Orday Masaafo Kabadan Intii Ay Ordeen Ciyaartoyda Real Madrid

Kulankii Madrid Derby ee xalay ka dhacay garoonka Real Madrid ee Santiago Bernabeu ayay ciyaartoyda martida ahayd ee Atletico Madrid ordeen mastaafo ama fogaan ka badan inta ay ordeen ciyaartoyda kooxda Real Madrid. Kulankan ayuu go’aamiyay gool uu daqiiqadii 88 aad dhaliyay Javier Hernandez kadib markii Atletico Madrid casaanka laga…

Pep Raali Noqo, Real Madrid Vs Barcelona Ayaa Ah Finalka Riyada Ee La Fiirsan Karo

Pep Raali Noqo, Real Madrid Vs Barcelona Ayaa Ah Finalka Riyada Ee La Fiirsan Karo

Afar kooxood oo cabqariya ah ayaa isugu soo haray wareega afar dhamaadka ee tartanka kooxaha yurub waana kooxaha Barcelona, Real Madrid, Bayern Munich iyo Waliba Juventus waxayna wadajir ahaan ugu guleysteen koobab farabadan waxa ay mid walibana u qalantaa iney gaarto finalka koobka ee ka dhacay garoonka Olympiastadion ee magaalada…

Iker Cassilas La Igama Tuuri Doono Albaabka Danbe Ee Madrid, U Soo Bixitaankooda Wareega Afar Dhamaadka Iyo Waxa Ay Tahay Rajadooda Koobkan (Wareysi Dhameystiran)

Iker Cassilas La Igama Tuuri Doono Albaabka Danbe Ee Madrid, U Soo Bixitaankooda Wareega Afar Dhamaadka Iyo Waxa Ay Tahay Rajadooda Koobkan (Wareysi Dhameystiran)

Goolhayaha waaya araga ah ee reer Spain ayaa kooxdiisa kula guuleystay wax waliba uu ciyaariyahan u baahanyahay inuu kuu guuleysato gudaha Spain iyo qaarada yurub labadaba laakin waxaa malmihi u danbeeyay hareeyay shaki farabadan mustaqbalkiisa kooxda Real ayaa waxaa si aad ah loola xiriirinayaa goolhayaha kooxda Man United ee David…

Barcelona? Bayern Munich? Juventus? Iyo Real Madrid? Kooxdde Ku Guuleysan Doonta Champions League, Wariyeyaasha Daily Mail Ayaa Saadaalin Ka Bixiyay

Barcelona? Bayern Munich? Juventus? Iyo Real Madrid? Kooxdde Ku Guuleysan Doonta Champions League, Wariyeyaasha Daily Mail Ayaa Saadaalin Ka Bixiyay

Waxaa cadaaday afarta kooxood ee isugu soo baxay wareega afar dhaamdka ee koobka kooxaha yurub waxayna kala yihiin Barcelona iyo Bayern oo iyaga habeen iskeenay wareegan iyo kooxaha Real Madrid iyo Juventus oo iyana xalay is soo taagay wareegan, hadaba mid kamid ah afartaan aya ku guuleysanaya koobka maadama hore…

Evra: Juventus Waxa Ay U Ciyaartay Si Aanan Wanaagsaneyn Laakin Waan Guuleysanay

Evra: Juventus Waxa Ay U Ciyaartay Si Aanan Wanaagsaneyn Laakin Waan Guuleysanay

Daafaca dadabka bidix ee kooxda marwada duqda Patrick Evra ayaa sheegay in kooxdiisa ay u ciyaartay si aan fiicneyn kulanka barbaraha ku dhamaaday ee ay kooxdiisa garoonka Stade Louis II, kula yeelatay kooxda reer France ee Monaco Evra ayaa saxaafada la hadlay kadib marki ay kooxdiisa xaqiijisay u soo bixitaanka wareega…

Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Afarta Kooxood Ee Isagu Soo Hartay Semi-finalka Champions League, Barcelona, Bayern Munich, Juventus & Real Madrid.

Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Afarta Kooxood Ee Isagu Soo Hartay Semi-finalka Champions League, Barcelona, Bayern Munich, Juventus & Real Madrid.

Juventus, Real Madrid CF, FC Barcelona iyo FC Bayern München ayaa isagu soo haray tartanka wareega afar dhamaadka Champions League. Juventus iyo Real Madrid xalayto ayay soo baxeen halka FC Barcelona iyo Bayern Munchen ay soo baxeen habeenkii talaadada, waxaana isku aad loo sameyn doonaa maalinta jimcaha saacada geeska Afrika…

Page 1 of 105123Next ›Last »