Weeraryahanka kooxda Tottenham Emmanuel Adebayor ayaa doonaya inuu ka caawiyo kooxdiisa inay ku dhameystaan kaalinta 4aad oo ay ka sarre maraan kooxda ay xafiiltamaan ee London, isagoo sheegtay in taas ay cadeyn u noqon doonto inuu ku saxnaa inuu ka tago. Weeraryahanka ayaa ka tagay Arsenal 2009kii isagoo markaas ku…
Xidiga kooxda Milan Sulley Muntari oo dhaliyay goolkii labaad ee Milan kulankii Barcelona ayaa dadka ka yaabiyay ka dib markii jirkiisa uu ku soo qoray shabad ka kooban aayado qur`aan ah oo ay sii dheer tahay magaca Allaah iyo waliba qoraalo ingiriis iyo sawiro. Xidigaas ayaa la arkay waxa uu…
Schalke ayaa xaqiijiay inay qorsheynayaa inay dacwad u gudbiyaan oo la xiriirta in Galatasaray ay ciyaarsiisay Didier Drogba kulankii ay xalay barbaraha 1-1 ku galeen Turk Telecom Arena ee lugta hore ee wareega 16ka ee Champions League. Kooxda reer Jarmal ayaa aaminsan in xiddiga reer Ivory Coast inaan si rasmi…
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in kooxda Liverpool ay si weyn uga fikarayaan in ay kooxda keenaan xagaaga dambe weeraryahanka kooxda Spartak Moscow Emmanuel Emenike iyaga oo ka baqaya in Luiz Suarez uu kooxda ka huleelo . Inkastoo Suarez ku celceliyay in uu ku faraxsan yahay in uu baaqi ku sii…
Didier Drogba ayaa kula soo laabtay kubada cagta qaarada yurub gool isagoo kulankiisii ugu horeysay ee kooxda Galatasaray gool kula dabaaldegay shan daqiiqo ka dib markii uu kursiga keydka ka soo kacay. Weeraryahanka reer Ivory Coast ayaa shabaqa soo taabtay kulankii ay 2-1 Galatasaray kaga badiyeen kooxda Akhisar Belediyespor, waxaana…
Xulka Spain ayaa weli iska heysta hogaanka qiimeynta bilaha xulalka adduunka, iyadoo kaalinta labaad ay ku jirto xulka Jarmalka qiimeynta bilaha ee kala sareynta xulalka adduunka ee bishaan. Xulka Argentina ayaa iyagana weli baaqi ku ah kaalinta 3aad, halka England ay labo boos kor u soo kacday ka dib guushii…
Xulka Nigeria ayaa markii seddexaad ku guuleystay koobka Qaramada Afrika ka dib markii ay 1-0 ku garaaceen xulka Burkina Faso ciyaartii finalka. Nigeria ayaa ciyaarta ku soo bilowday dardar iyaga ayaana kubada heystay inkastoo ay awoodi waayeen inay fursado halis ah sameeyaan, halka Burkina Faso ay ku soo bilaabatay iska…
Samuel Eto’o ayaa ku eedeeyay xiriirka kubada cagta Cameroon inay doonayaan inuu dhinto. Ciyaaryahankii hore ee Barcelona iyo Real Madrid ayaa wareysi uu ku bixiyay dalkiisa waxa uu ku sheegtay in haatan ay ilaaliyaan ciidamo suga amaankiisa. Kabtanka Cameroon oo afar jeer loo magacaabay xiddiga sannadka ugu fiican qaarada Afrika…
Alexander Song waa xidig ku wanaagsan qeybta dambe ee qadka dhexe waliba dhinacyo badan ayuu ku wanaagsan yahay, xiligii Barcelona uu tagayay waxaa la filayay in wax qabad wanaagsan iyo ka qeyb gal joogta ah uu ka heli doono balse haatan rajadaas waxa ay u muuqtaa mid dabeysha sii raaceysa.…
Kulanka finalka ee maanta ka dhacaya Johannesburg ayaa waxa uu u dhaxeeyaa xulka Nigeria oo koobkaan qaaday labo jeer 1980kii iyo 1994tii iyo xulka Burkina Faso oo waligiis aan kulan koobka Qaramada Afrika ah ku badinin dhul ajnabi ah ilaa iyo koobka sannadkan mooyee. Burkina Faso ayaa markii ugu fiicneyd…