Laacib.net | Archive | Africa | 25
Home » Archives by category » Africa (Page 25)

Xulka Soomaliya Oo Guuldarro Ay Ka Soo Gaartay Itoobiya Lugtii Labaad Ee Ka Dhacday Adis Ababa.

Xulka Soomaliya Oo Guuldarro Ay Ka Soo Gaartay Itoobiya Lugtii Labaad Ee Ka Dhacday Adis Ababa.

Share This Post

Google1Google

Xulka Itoobiya ayaa u soo gudbay isreebreebka koobka adduunka ee qaarada Afrika ka dib markii ay shan gool iyo waxba kaga badiyeen xulka dalkeena Soomaaliya lugtii labaad ee ka dhacday Adis Ababa. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay iyadoo ay tahay hal iyo eber waxaana ay Itoobiya goolkaasi…

Jabuuti Oo Mar Kale La Garaacay, Togo Iyo Kenya Oo Ka Mid Ah Dalalka U Soo Baxay Isreebreebka Koobka Adduunka.

Jabuuti Oo Mar Kale La Garaacay, Togo Iyo Kenya Oo Ka Mid Ah Dalalka U Soo Baxay Isreebreebka Koobka Adduunka.

Share This Post

Google1Google

Ciyaaryahan Emmanuel Adebayor ayaa ku laabtay xulkiisa Togo ka dib ku dhawaad labo sanno oo ku maqnaa, lakiin waxaa goolkii iyo eberkii ay ku badiyeen u dhaliyay ciyaaryahan Serge Gakpe, kulanka lugtii labaad ee loogu soo baxayay isreebreebka koobka adduunka ee qaarada Afrika. Xulka Togo ayaa wadar ahaan labada lug 2-1…

Ahmed Hassan-ka Masar Oo Barbareeyay Rikoorka Safashada Ee Ciyaaraha Caalamiga.

Ahmed Hassan-ka Masar Oo Barbareeyay Rikoorka Safashada Ee Ciyaaraha Caalamiga.

Share This Post

Google1Google

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee xulka Masar Ahmed Hassan ayaa barbareeyay rikoorka ciyaaryahanka ugu safashada badan ciyaaraha heerka caalami, ka dib markii uu 178 kulan u saftay xulka Masar kulankii 2-0 ay kaga bisay Brazil. 36 jirkaan ayaa kulankiisii ugu horeeyay u ciyaaray xulka Masar isagoo jira da\’da 20 jir dhamaadkii…

Brazil Oo Garaacday Masar Kulan Saaxiibtinmo Oo Soomaaliya Dhaqaale Loogu Uruurinayay.

Brazil Oo Garaacday Masar Kulan Saaxiibtinmo Oo Soomaaliya Dhaqaale Loogu Uruurinayay.

Share This Post

Google1Google

Jonas Oliviera ayaa dhaliyay goolashiisii ugu horeysay ee xulka Brazil iyadoo Brazil ay labo gool iyo waxba kaga badisay xulka Masar, ciyaar ka dhacday Doha Qatar oo dhaqaale loogu uruurinayay dadka ay abaarta saameysay ee Somaaliya. Weeraryahanka Valencia ayaa ciyaar fiican ku soo hor bandhigay taageerayaal 25 kun gaaraya oo soo…

Xulkeena Soomaliya Oo Barbaro Kala Kulmay Ethiopia Kulankii Isreebreebka Koobka Adduunka.

Xulkeena Soomaliya Oo Barbaro Kala Kulmay Ethiopia Kulankii Isreebreebka Koobka Adduunka.

Share This Post

Google1Google

Xulka dalkeena Soomaaliya ayaa ciyaar cajiib ah la soo baxay, iyadoo nasiibka uu ka weecday dhowr jeer inay hogaanka qabtaan, waxaana kulankii lugta hore ee loogu soo bixi lahaa isreebreebka koobka adduunka  ee Ethiopia ay la yeesheen uu ku dhamaaday barbaro goolal la\’aan ah ciyaar ka dhacday magaalada Jabuuti. Xulka…

Laacibka Barcelona Seydou Keita Oo Laga Yaabo In Uu Xilli Ciyaareedka Soo Socda U Wareego Liverpool.

Laacibka Barcelona Seydou Keita Oo Laga Yaabo In Uu Xilli Ciyaareedka Soo Socda U Wareego Liverpool.

Share This Post

Google1Google

Ciyaaryahanka qadka dhexe ugaga ciyaara kooxda Barcelona Seydou Keita ayaa la sheegayaa in uu u wareegayo kooxda Liverpool. Keita ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay doonista kooxda Anfield ay ku doonayso inuu ku soo biiro. Ciyaaryahankan  31jirka ah ayaa aad ugu farxay dib u soo noolashadiisa kadib  markii ciyaarihii ay safteen…

Jabuuti Oo La Garaacay, Iyo Kenya Oo Hal Lug La Gashay Isreebreebka Koobka Adduunka Ee 2014.

Jabuuti Oo La Garaacay, Iyo Kenya Oo Hal Lug La Gashay Isreebreebka Koobka Adduunka Ee 2014.

Share This Post

Google1Google

Rajadii xulka Jabuuti ay ugu soo bixi laheyd isreebreebka koobka adduunka ayaa inta badan dhimatay ka dib markii gurigooda afar gool iyo waxba ay uga badisay xulka Namibia oo marti u ahaa. Jabuuti ayaa ugu yaraan u baahneyd inay natiijo barbaro ah ka hesho kulanka garoonkooda, lakiin haatan iyadoo afar…

Africa Oo Jimcaha Bilaabeysa Safarkeeda Dheer Ee Koobka Adduunka 2014.

Africa Oo Jimcaha Bilaabeysa Safarkeeda Dheer Ee Koobka Adduunka 2014.

Share This Post

Google1Google

Isreebreebkii lagu heli lahaa shanta kooxood ee qaarada Afrika ugu qeybgaleysa koobka adduunka ee sannadka 2014ka ayaa jicmaha bilaaban doona iyadoo 24 xul oo Africa ah ay ciyaarayaan kulamada ay ugu soo bixi lahaayeen wareega Group-yada ee isreebreebka koobka adduunka. Xulka dalkeena Soomaaliya ayaa weli ka qeyb qaadanaya kulamada loogu…

Eto\’o, Drogba Iyo Toure Oo Ka Mid Ah Musharaxiinta Abaalmarinta Laacibka Sannadka Afrika.

Eto\’o, Drogba Iyo Toure Oo Ka Mid Ah Musharaxiinta Abaalmarinta Laacibka Sannadka Afrika.

Share This Post

Google1Google

Xiriirka kubada cagta Afrika Caf ayaa ku dhawaaqay musharaxiinta abaalmarinta ciyaaryahanka sannadka ee qaarada Afrika ee sannadka 2011. 10ka ciyaaryahan ee u sharaxan ayaa waxaa ku jira, ciyaaryahankii afar jeer ku guuleystay Samuel Eto\’o, labada ciyaaryahan ee Ivory Coast Didier Drogba iyo Yaya Toure, laacibka Ghana Asamoah Gyan iyo laacibka…

Manchester City Oo Mushaharka Muddo Lix Todobaad Ah Ganaaxday Ciyaaryahan Kolo Toure.

Manchester City Oo Mushaharka Muddo Lix Todobaad Ah Ganaaxday Ciyaaryahan Kolo Toure.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Manchester City ayaa ganaax lacageed oo gaaraya 740 kun oo ginni ganaaxday Kolo Toure oo ku aadan markii uu ku dhacay tijaabadii daroogada oo uu lix bilood oo ganaax ah u soo maray. Toure ayaa aqbalay ganaaxaan oo ah lix todobaad mushaharkiisa, oo la xiriira ganaaxii hore ee lixda…