Xulka Ivory Coast ayaa sii xajistay hogaanka Group C ee isreebreebka koobka adduunka qaraada Afrika ka dib markii ay 3-0 ku xaaqeen xulka Gambia. Ivory Coast ayaa goolasha wada dhalisay qeybtii labaad ee ciyaarta, waxaana u furay Wilfried kaasoo rigoore gool u sarifay daqiiqadii 49aad ee ciyaarta, waxaana 10 daqiiqo…
Kabtanka xulka Cameroon Samuel Eto’o ayaa qaab ciyaareed wanaagsan soo bandhigay inkastoo dhibaatooyin ay kala dhaxeeyaan xiriirka kubada cagta dalkiisa, waxaana uu guul 2-1 ku hogaamiyay Cameroon oo ka talaabsatay Togo kulan ka tirsan isreebreebka koobka adduunka. 32 jirkaan oo bishii hore sheegtay in dad ku jira xiriirka kubada cagta…
Nnamdi Oduamadi ayaa gool uu dhaliyay xilli danbe waxa ay ka beenisay Kenya guul taariikhi ah o ay ka gaari lahaayeen Nigeria laakiin waxa ay ku kala baxeen barbaro 1-1 ah kulan ka tirsanaa isreebreebka koobka adduunka. Xulka heysta koobka Qaramada Afrika ayaa indhaha taagay markii Francis Kahata uu hogaanka…
Sida muuqata Yaya Toure ayaa wata dalabyo cad oo ah in hishiis wax ku ool ah lala galo ama in uu ka tagayo Man City , waxa ayna u muuqataa in laacibkaan oo muddo ahaa laacibka ugu mushaharka badan Ingariiska in uu socdo, inkastoo muhiimadda uu u leeyahay City waxa…
Kevin-Prince Boateng ayaa ka hadli doona Qaramada Midoobay berrito si loogu xuso maalinta caalamiga ah ee looga soo horjeedo midab takoorka. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa lagu casuumay munaasabadaas ka dib markii uu garoonka isaga baxay markii ay cunsurinimo kula kaceen taageerayaasha kooxda heerka hoose Pro Patria 3dii bishii Janaayo. Maxkamada…
UEFA ayaa dacwad ku soo oogtay Inter Milan oo la xiriirta cunsuriyadii ay ku kaceen taageerayaashooda kulankii Europa League ee Tottenham isbuucii hore. Taageerayaasha Inter ayaa cunsurinimo kula kacay weeraryahanka Spurs Emmanuel Adebayor iyo ciyaartoyda kale ee madowga ah iyagoo u dhawaaqayay sida daanyeerkii, waxaan UEFA ay warbixin ka heshay…
Liiska ciyaartooya 28-ka ah ee ee loogu yeeray in ay matalaan qaranka Ivory Coast ee is reeb reebka loogu soo baxayo koobka aduunka ee qaarada africa ayaa laga waayay magaca Didier Drogba oo hataan ka ciyaara horyaalka Turkiga. Qaranka Ivory Coast ayaa maalinta sabtida ah marti gilineya qaranka Gambia kulan…
Ilo wareed laga helayo kooxda Gaalatasaray oo uu soo xiganayo wargeyska Miror ayaa sheegaya in maamulka kooxdaas u dhaw yihiin in ay hishiis la gaaraan daafaca kooxda Man City Kolo Toure . Waxaana xusid mudan in laacibakan 32-sano jirka ah uu horyaalka Turkiga ku aadayo qaab xor ah marka hishiiskiisa…
Issa Hayatou ayaa mar kale loo doortay in uu sii ahaado madaxweynaha ururka kubadda cagta qaarada africa ee CAF iyadoo uu sii hayn doono muddo afar sano kale ah xilli uu kaligiis ahaa musharax . Madaxweynaha ururka kubadda cagta aduunka ee FIFA ee Sepp Blatter ayaa u hambaleeyay Issa Hayatou…
Maxkamad Masaari ah ayaa xaqiijisay maanta inay xukun dil ah ku xukuntay 21 taageerayaal kubada cagta ah kuwaasoo door ku lahaa qalalaasihii ka dhacay Port Said sannadkii hore taasoo sababtay dhimashada dad badan. Maxkamada ayaa sidoo kale labo sarkaal sarre oo boliiska ka tirsan ku xukuntay min 15 sannadood doorkii…