Inta badan wargeysyada Ingariiska oo ay hogaaminayaan The Sun iyo Daily Mirror ayaa saaka qoraya in Kolo Toure oo 32 jir ah inuu ku biiri doono Liverpool isagoo bedel u noqonaya Jamie Carragher oo ciyaaraha ka fariistay. Milkiilayaasha Liverpool – Fenway Sports Group – ayaa leh siyaasad ah inay la…
Weeraryahanka Galatasaray Didier Drogba ayaa dib isaga weeraray taageere Fenerbahce ah oo boos ku taagay isaga iyo saaxiibkiisa Eboue kulankii isbuucaan taasoo hoos ka xariiqday in kubada cagta ay faro ba’an ku heyso cunsuriyad. Ciyaartoyda Ivory Coast Eboue iyo Drogba ayaa lala beegsaday falkaas xun kulankii ay axadii guuldarro 2-1…
Ilo wareedyo ay qorayaan wargeysyada Ingiriiska ayaa sheegaya in ay socdaan wadahadalo u dhaxeeya mas`uuliyiinta kooxda Man City iyo wakiilka laacibka Milan ee qadka dhexe kubadda ka qaabeeya ee Kevin-Prince Boateng . Waxa ay ilo wareedyadaas xaqiijinayaan in laacibkaan reer Ghana uu qorsheynayo in uu ka huleelo kooxda AC Milan…
Croatia ayaa u soo kacday kaalinta 4aad ee kala sareynta xulalka adduunka ee qiimenyta bilaha FIFA, halka xulka Spain ay weli ku jiraan kaalinta 1aad ka dib markii ay 1-0 kaga badiyeen xulka kaalinta 18aad ku jira ee France inkastoo barbaro 1-1 ahna ay kala kulmeen Finland. England ayaa u…
Daafacii hore ee Nigeria Taribo West ayaa shaaca ka qaaday inay la yaab ku noqotay sheegashada ah inuu been ka sheegay da’diisa markii uu ciyaarayay. Daafaca dhexe oo lagu yaqaano daafacashadiisa adag iyo timihiisa indhoqabadka leh ayaa la sheegay inuu 12 sanno ka weyn yahay da’da uu si rasmi ah…
Kooxda Manchester City ayaa ku dhawaaqday in Yaya Toure uu qalinka ku duugay heshiis cusub oo afar sanno ah oo uu ku sii joogayo kooxda ka dhisan Etihad Stadium. Waxaana heshiiskaan cusub uu ciyaaryahanka sannadka Afrika ku sii heynayaa Etihad Stadium ilaa 2017, isagoo qalinka ku duugay galabta. Toure oo…
Ciyaaryahankii hore ee Inter Milan iyo Derby County Taribo West ayaa lagu eedeeyay inuu been ka sheegay da’diisa. Ciyaaryahankii hore ee Nigeria oo haatan ciyaaraha ka farsiitay ayaa ku biiray kooxda reer Serbia ee Partizan Belgrade 2002dii, ka dib markii uu ka tagay Derby County isagoo madaxda kooxda u sheegay…
Xiddiga kooxda Chelsea iyo xulka Senegal Demba Ba ayaa kala hadlay majalada caanka ah ee FourFourTwo cadadkeeda bisha April ee soo socota, sida uu isagu diyaariyo maalinta uu ciyaar la leeyahay kooxda Blues. Laacib.net ayaana sii heshay nuqul ka mid ah cadadka bisha April ee majalada FourFourTwo waxaana akhristayaasheena u…
Xiddiga qaranka Talyaaniga iyo kooxda Milan Stephan Kareem El Shaarawy ayaa beeniyay warar ay baahiyaan saxaafada dalka Masar sanado ka hor kuwaasi oo sheegay in laacibka uu diiday in uu matalo qaranka Masar . El Shaarawy oo ku dhashay dalka talyaaniga ayaa waxaa iska dhalay aabo Masaari ah iyo hooyo…
Xulka hore ugu guuleystay koobka qaramada Afrika ayaa barbaro lama filaan ah kala kulmay xulka yar ee Lesotho isreebreebka koobka adduunka. Zambia oo qeybtii labaad ee ciyaarta oo dhan ku ciyaartay 10 ciyaaryahan ayaana barbaro 1-1 la gashay xulka ka dhisan Koonfurta Afrika. Natiijadan ayaa waxa ay dhabar jab xoog…