Tababaraha kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa qirtay in tartanka horyaalka uu bedelay saxiixii ay Manchester United kula soo wareegtay xagaagii Robin van Persie oo ay 24 milyan ginni kaga soo qaateen kooxda Arsenal. Xiddiga reer Holland ayaa si degdeg ah u la qabsaday Manchester United, waxaana uu durbaba dhaliyay…
Tababaraha Spain Vicente Del Bosque ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Andres Iniesta inuu ku guuleysto abaalmarinta 2012 Fifa Ballon d’Or. Ciyaaryahanka reer Spain ayaa door muhim ah ka qaatay ku guuleysigii Spain ee Euro 2012, waxaana uu sidoo kale amaan badan ku helay…
Maanta waa maalinta koowaad ee sannadka cusub ee 2013, waxaan dhamaan akhristayaasheena leenahay meel kasta oo ay joogaan sannad wanaagsan oo wacan. Shabakada Laacib.net oo labadiisa ee ugu danbeysay akhristayaal badan ku yeelatay bulshada Soomaaliyeed ayaa waxa ay u rajeyneysaa sannadkan cusub inuu noqdo midkii noo hagaagee lagu han weyn…
Dhammaan bahda jecel cayaaraha, waxaa loogu bishaareenayaa billowga website-ka cusub ee www.kubadle.com, oo ah website hawada soo galay 1-da January 2013. www.kubadle.com waa website ka hadla ciyaaraha oo u go’ay kubada cagta, waxaadna ka heli kartaa warar, video ciyaaraha dhaca iyo taariikho hore. Website-ka cususb ee www.kubadle.com, waxaa sidoo kale…
Kooxda Stock City ayaa gurigeeda ku soo dhaweeysay Kooxda Liverpool Caawa kulan ka tirsan Horyaalka England Premeir League waxaana Kooxda Liverpool lagu dubtay 3 iyo 1. Captain Gerrard ayaa Gool Rigoore ah u Dhaliyay Kooxdiisa Liverpool Daqiiqadii 2 ee biloowgii ciyaarta waxaana isla 3 Daqiiqo kadib Gool barbara ah ka…
Ciyaar aad u xiiso badan oo Galabta ku dhex martay Garoonka Kooxda Norwich City Kooxaha Norwich City Vs Chelsea taas oo ka tirsaneyd Horyaalka Premier Leugue waxaana halkaasi lagu dubtay Kooxda Norwich City kadib markii looga badiyay 1 iyo 0. Kooxda Chelsea ayaa ciyaarta ku soo gashay Qaabka cusub ay…
Kooxda Roma oo ka dhisan Magaalada Caasimadda ah ee Roma ayaa caawa gurigooda ku dubtay kooxda Ac Milan oo xifaaltan xoogan kala dhaxeeyo ayagoo kaga badiyay 4 Iyo 2. Ciyaariyahanka Burdisso ayaa Daqiiqadii 13 u dhiibay Hogaanka Ciyaarta Kooxdiisa Roma waxaana u labeeyay Osvaldo Daqiiqadii 23 halka uu u saddexeeyay…
Kooxda Malaga ayaa Caawa gurigooda ku soo dhaweeysay Kooxda heysata Horyaalka ee Real Madrid waxeyna ku qasabtay Xiddiga Real Madrid in ay Caawa guul daro la hoydaan kadib markii ay ku dubteyn gurigooda 3 iyo 2. Qeybtii hore ee Ciyaarta waxeey ku soo dhamaatay Goolal la’aan waxaa la isugu soo…
Ciyaar aad u xiiso badan oo ka tirsaneyd Horyaalka Ingiriiska ayaa Caawa ku dhex martay Garoonka Anfil Kooxaha Liverpool Vs Fulham taas oo laheyd Xiiso waxaana Garoonka Anfil lagu dubtay Kooxda Fulham kadib Markii looga badiyay 4 Iyo 0. Ciyaariyahanka Daafac Dhexe ee Kooxda Liverpool Skrtel ayaa Daqiiqadii 8 ee…
Kooxda Barcelona ayaa u safartay Garoonka Kooxda Valladolid si ay ula soo ciyaarto Caawa waxeeyna halkaasi ka soo qaadatay Saddex dhibcood oo aysan dhib badan u mari ayadoo Kooxda Valladolid ku soo dubatay Halkaasi kadib markii ay uga badisay 3 iyo 1. Ciyaariyahanka Xavi Hernandez ayaa Daqiiqadii 43 Hogaanka Ciyaarta…