Laacib.net | Author Archives
Home » Entries posted by Abdi Aziz Golf

Atletico Madrid Oo 14-Sano Kadib Mar Kale Ka Qaaday Real Madrid Copa Del Rey, Markii 2-1 Uga Adkaaday

Atletico Madrid Oo 14-Sano Kadib Mar Kale Ka Qaaday Real Madrid Copa Del Rey, Markii 2-1 Uga Adkaaday

Share This Post

Google1Google

Kooxda Atletico Madrid ayaa 2-1 uga badisay kooxda Real Madrid, ciyaar xiiso laheyd oo ahedy Final Copa Del Rey oo ka dhacday garoonka Bernabue Stadium ee Kooxda Real Madrid. Ciyaar ku bilowday xamaasad aad u weyn ayaa waxaa daqiiqadii 13aad Real Madrid waxaa hogaanka gool madax ahaa ugu dhiibay Xidigooda…

Real Madrid Oo Si Dhib Yar Uga Taqalustay Athletic Bilbao, Booskeeda Labaad Ee Horyaalkana Xiratay

Real Madrid Oo Si Dhib Yar Uga Taqalustay Athletic Bilbao, Booskeeda Labaad Ee Horyaalkana Xiratay

Share This Post

Google1Google

Ronaldo ayaa dhaliyay goolkiisa 50aad ee xilli ciyaareedkan, taasoo mar kale uu ku muujiyay awoodiisa, ciyaar ay kooxdiisa Real Madrid kala hortagtay Athletic Bilbao…

AC Milan Oo Mar Kale Bar Bar Dhac Ay Ku Qabatay Napoli Iyo Todobaadkii Labaad Oo Ay Wax Guul Gaari La’dahay

AC Milan Oo Mar Kale Bar Bar Dhac Ay Ku Qabatay Napoli Iyo Todobaadkii Labaad Oo Ay Wax Guul Gaari La’dahay

Share This Post

Google1Google

Kooxaha AC Milan iyo Napoli ayaa bar bar dhac gool iyo gool ku kala baxay, kadib ciyaar xiiso badan oo ku dhex maray Garoonka Sansiro, iyadoo Milan uu kaarka cas ka qaatay ciyaaryahan Mathiu Flamini…

PSG Oo Bar Bar Dhac 2-2 Gurigeeda Kula Gashay Barcelona Lugta Hore Ee Wareega 8-da Champions League

PSG Oo Bar Bar Dhac 2-2 Gurigeeda Kula Gashay Barcelona Lugta Hore Ee Wareega 8-da Champions League

Share This Post

Google1Google

Gool uu dhamaadkii ciyaarta uu dhaliyay ciyaaryahan Blaise Matuidi ayaa PSG ka saaciday inay bar bar dhac 2-gool iyo gool kula galaan Barcelona garoonkooda lugta hore ee wareega 8-da Champions League…

Bayern Munich Oo Hal Lug La Gashay Sema Finalka Champions League, Markii Ay Garaacday Juventus

Bayern Munich Oo Hal Lug La Gashay Sema Finalka Champions League, Markii Ay Garaacday Juventus

Share This Post

Google1Google

Kooxda reer Jarmal Bayern ayaa hal lug la gashay Sema Finalka Koobka Champions, kadib markii lugta hore ee wareega 8-da ay garoonkeeda Allianza Arena uga badisay Kooxda reer Talyaani ee Juventus…

Ronaldo Oo Guuldaro Ka Bad Baadiyay Kooxdiisa, Kadib Markii Uu Gool Bar Baro Ah U Dhaliyay

Ronaldo Oo Guuldaro Ka Bad Baadiyay Kooxdiisa, Kadib Markii Uu Gool Bar Baro Ah U Dhaliyay

Share This Post

Google1Google

Real Zaragoza ayaa bar bar dhac gool iyo gool gurigeeda kula gashay Kooxda Real Madrid oo ay hada calaamad su’aal ka saaran tahay…

Jarmalka Iyo Croatia Oo Guulo Muhiim Ah Ka Gaaray Ciyaaraha Is Reeb Reebka Koobka Aduunka Ee 2014

Jarmalka Iyo Croatia Oo Guulo Muhiim Ah Ka Gaaray Ciyaaraha Is Reeb Reebka Koobka Aduunka Ee 2014

Share This Post

Google1Google

Iyadoo caawa inta badan qaarada Yurub laga ciyaarayo tartanka Is reeb reebka Koobka Aduunka ee sanadka 2014 lagu qabanayo dalka Brazil ayaa ciyaaraha qaar oo ahaa kuwo fiiro gaar loo ahaa…

Balotelli Oo Gool Qurux Badan Ku Bar Bareeyay Brazil, Xilli Ciyaar Xiiso Leh Oo Brazil Iyo Talyaaniga Dhex Martay

Balotelli Oo Gool Qurux Badan Ku Bar Bareeyay Brazil, Xilli Ciyaar Xiiso Leh Oo Brazil Iyo Talyaaniga Dhex Martay

Share This Post

Google1Google

Xulalka Brazil iyo Talyaaniga ayaa isku garab dhacay, ciyaar saaxibtinimo oo aad u xiiso badneyd oo ka dhacday magaalada Geneva ee dalka Switzerland…

Chelsea Oo Kaalinta 3aad Xiratay Iyo Tottenham Oo Taako Loo Dhigay, Markii Gurigooda Looga Badiyay

Chelsea Oo Kaalinta 3aad Xiratay Iyo Tottenham Oo Taako Loo Dhigay, Markii Gurigooda Looga Badiyay

Share This Post

Google1Google

Kooxda Chelsea ayaa ka faa’ideysatay guuldaro xanuun badan oo soo gaartay Tottenham, iyadoo ka xiratay kaalinta 3aad ee Horyaalka Ingiriiska, kadib markii 2-gool…

AC Milan Oo Sii Xajisatay Booska 3aad Ee Horyaalka Seria A-da, Markii Ay Dubatay Palermo

AC Milan Oo Sii Xajisatay Booska 3aad Ee Horyaalka Seria A-da, Markii Ay Dubatay Palermo

Share This Post

Google1Google

Kooxda AC Milan oo talaadadii la soo dhaafay ka soo hartay Champions League, kadib markii Barcelona ay ku reebtay lugta labaad ee wareega 16-ka ayaa…

Page 1 of 3123