Laacib.net | Author Archives
Home » Entries posted by Osman Fantastik

Romelu Lukaku: Mustaqbalkeyga Waxa Uu Gacanta Ugu Jiraa Kooxda Chelsea.

Romelu Lukaku: Mustaqbalkeyga Waxa Uu Gacanta Ugu Jiraa Kooxda Chelsea.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka Chelsea Romelu Lukaku ayaa carabka ku adkeeyay in mustaqbalkiisa uusan ku jirin gacantiisa iyadoo laacibkaan uu u diyaar garoobayo in uu ku laabto Chelsea ka dib muddo amaah ah oo uu ugu joogay kooxda West Bromwich oo uu si weyn ula qabsaday. Ilo wareedto ayaa sheegaya in West Bromwich…

Goolhayaha Fulham Mark Schwarzer Oo Doonaya Inuu Ka Tago Kooxda.

Goolhayaha Fulham Mark Schwarzer  Oo Doonaya Inuu Ka Tago Kooxda.

Share This Post

Google1Google

Goolhayaha kooxda Fulham Mark Schwarzer ayaa u gacan haatinaya in ay u muuqaneyso in maalmihiisii Fulham ay sii dhamaaneyso maadaama maamulka ay iska indho tirayaan in hishiis cusub ay siiyaan xilli midkiisa haatan uu dhamaanayo bilaawga bisha dambe. Goolhayahaan 40-sano jirka ah ayaa shabakada Sky Sports ka yiri ” waxaan…

Franck Ribery Oo Sheegay In Ay Haystaan Fursad Ay Ku Qaadi Karaan Koobka Champions League .

Franck Ribery Oo Sheegay In Ay Haystaan Fursad Ay Ku Qaadi Karaan Koobka Champions League .

Share This Post

Google1Google

Xiddiga Bayern Munich ee Franck Ribery ayaa u arka in kooxda ay haysato fursad ay ku qaadi karaan Champions League haddii ay u ciyaaraan habkii ay muujiyeen labadii kulan ee Barcelona ee wareegga 4-ta . ” Kulan waliba kan kale waa ka adag yahay waxaase ugu daran kulanka sabtida ee…

Samir Nasri : Manuel Pellegrini Aad Ayuu U Anfacayaa Kooxda Man City Haddii Ay Helaan.

Samir Nasri :  Manuel Pellegrini  Aad Ayuu U Anfacayaa Kooxda Man City Haddii Ay Helaan.

Share This Post

Google1Google

Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Man City Samir Nasri ayaa ka hadlay wararka suuqa ku jira ee sheegaya in Manuel Pellegrini yahay badelka Roberto Mancini ee Man City isaga oo tilmaamay in uu ogol yahay in macalinkaas qabto City isla markaana uu u rajeynayo in guulo horay loo keenin in…

PSG Oo Sharuudo Adag Dul Dhigtay Real Si Ancelotti U Helaan , Pepe , Di Maria Iyo Coentrão Ayay Doonayan

PSG Oo Sharuudo Adag Dul Dhigtay Real Si Ancelotti U Helaan , Pepe , Di Maria Iyo Coentrão Ayay Doonayan

Share This Post

Google1Google

Wargeyska Marca ee Spain ka soo baxa ayaa qoraya in Real Madrid ay diyaar la yihiin in wadahadalo la furaan kooxda PSG taasi oo ku aadan arinta tababare Carlo Ancelotti xilli ay ka taqaluseen tababarahoodii Jose Mourinho ka dib sedex sano oo uu Madrid joogay . Maamulka PSG ayaa sharuud…

Arsenal Oo Shaacisay Qiimaha Ay Ku Dooneyso Jovetic Iyo Juventus Oo Weli Quusan.

Arsenal Oo Shaacisay Qiimaha Ay Ku Dooneyso Jovetic Iyo Juventus Oo Weli Quusan.

Share This Post

Google1Google

Sida wargeyska La Stampa ee ka soo baxa Talyaaniga uu qorayo kooxda Arsenal ayaa dalab rasmi ah u dirtay kooxda Fiorentina iyaga oo ka doonaya in ay ka helaan xiddigooda weerarka ka ciyaara ee Stevan Jovetić. Laacibkaasi 23-sano jirka ah ayaa xilli ciyaareedkaan soo bandhigay heer ciyaareed aad u sareeya…

Mauricio Isla : Ma Aqaan In Aan Joogayo Kooxda Juventus Xilli Aan Helayo Dalabyo Kale.

Mauricio Isla : Ma Aqaan In Aan Joogayo Kooxda Juventus Xilli Aan Helayo Dalabyo Kale.

Share This Post

Google1Google

Xiddiga kooxda Juventus ee Mauricio Isla ayaa shaaca ka qaaday in uusan ku kalsooneyn in uu baaqi ku ahaanayo kooxda xilli ciyaareedka dambe isaga oo daboolka ka qaaday in uu helayo dalabyo ka imaanaya banaanka horyaalka Talyanaiga . Laacibkaan reer Chile ayaa ka mid ah magacyada u sharaxan in Juventus…

Olivier Giroud: Arsene Wenger Uma Socdo Kooxda Paris Saint-Germain.

Olivier Giroud: Arsene Wenger Uma Socdo Kooxda Paris Saint-Germain.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka kooxda Arsenal Olivier Giroud ayaa xaqiijiyay in tababaraha kooxda ee Wenger uusan ka tageyn kooxda isla markaana aadeyn kooxda PSG xilli ciyaareedka dambe , isaga oo tilmaamay in uu ku faraxsan yahay ka laacib ahaan in uu u ciyaaro Arsenal. War uu siiyay Radio Monte Carlo ee Faransiiska ayuu…

Walter Mazzarri Oo Doonaya In Ciyaartooy Napoli Ka Tirsan Uu Ku Soo Jiido Inter Milan .

Walter Mazzarri Oo Doonaya In Ciyaartooy Napoli Ka Tirsan  Uu Ku Soo Jiido Inter Milan .

Share This Post

Google1Google

Walter Mazzarri ayaa axaddii shaaca ka qaaday in uu ka tagayo tababarka kooxda Napoli xilli Champion-ka uu u soo sarayay ayay wararka u badinayaan in uu qabanayo kooxda Inter Milan oo xilli ciyaareed aad u liita ku dhameystay xilli ciyaareedkaan . Warbaahinta Talyaaniga qaarkood ayaa ku waramaya in Walter Mazzarri…

Jack Rodwell Oo Looga Yeeray Qaranka Ingiriiska Xilli Inta Badan Kursiga Badalka Ku Dhameystay Xilli Ciyaaredkaan.

Jack Rodwell Oo Looga Yeeray Qaranka Ingiriiska Xilli Inta Badan Kursiga Badalka Ku Dhameystay Xilli Ciyaaredkaan.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha qaranka Ingiriiska Roy Hodgson ayaa xiddiga qadka dhexe ee kooxda Man City Jack Rodwell ugu yeeray qaranka kuwaasi oo u diyaar garoobaya kulamo saaxibtinimo oo xagaagaan la yelanayan qaramada Brazil iyo Ireland ee kala dhacaya 29 May iyo 2-da June. Ujeedka Rodwell loogu yeeray ayaa ah iyadoo uu dhaawacmay…

Page 1 of 102123Next ›Last »