Laacib.net | Author Archives
Home » Entries posted by Mohamed Aseyr

Daafaca Real Madrid Pepe Oo Sheegay Inay Ka Badinayaan Kooxda Borussia Dortmund.

Daafaca Real Madrid Pepe Oo Sheegay Inay Ka Badinayaan Kooxda Borussia Dortmund.

Share This Post

Google1Google

Daafaca Real Madrid Pepe ayaa sheegay in kooxdiisu ay cashar ka baratay lugtii hore ee kulanka semifinalka ay la ciyaareen Borussia Dortmund ayna dib ugu celin doonin qaladaadkii ay galeen kulanka ka dhici doona Santiago Bernabeu. Kooxda Spain ayaa 4-1 waxaa loogaga badiyay garoonka Iduna Park toddobaadkii hore, balse ciyaaryahankan…

Fabregas: Eric Abidal Waxa Uu U Yahay Tusaale Dunida Oo Dhan.

Fabregas: Eric Abidal Waxa Uu U Yahay Tusaale Dunida Oo Dhan.

Share This Post

Google1Google

 Cesc Fabregas ayaa ku tilmaamay saaxiibkiisa kooxda Barcelona Eric Abidal mid tusaale u ah adduunka oo dhan ka dib markii uu si wacan kaga soo kabsaday qaliinkii beerka looga bedelay isagoo dib u helay booskiisa line-upka Barcelona. Abidal ayaa ciyaaray 90kii daqiiqo ee kulankii ay Barcelona 1-0 xalay kaga badisay…

Marcelo Iyo Luka Modric Oo Ay Dhaawacyo Ka Soo Gaareen Kulanka Real Betis

Marcelo Iyo Luka Modric Oo Ay Dhaawacyo Ka Soo Gaareen Kulanka Real Betis

Share This Post

Google1Google

Ciyaaryahanada Real Madrid Marcelo iyo Luka Modric ayaa dhaawacyo muruqa ah waxaa ka soo gaaray kulankii Real Madrid ay 3-1 ugaga badisay Real Betis,…

Daafaca PSG Thiago Silva Oo Ku Tilmaamay Carlo Ancelotti Mid Qeyb Weyn Ka Qaatay Dhismaha Mustaqbalkiisa

Daafaca PSG Thiago Silva Oo Ku Tilmaamay Carlo Ancelotti Mid Qeyb Weyn Ka Qaatay Dhismaha Mustaqbalkiisa

Share This Post

Google1Google

Xiddigii hore ee AC Milan Thiago Silva ayaa ku ammaanay 53 jirka  tababaraha u ah PSG ee Carlo Ancelotti in uu qeyb muhiim ah ku lahaa horumarka ciyaaraha…

Tababarihii Hore Ee England Fabio Capello Oo Beeniyay Inuu Ay La Soo Xiriirtay Chelsea

Tababarihii Hore Ee England Fabio Capello Oo Beeniyay Inuu Ay La Soo Xiriirtay Chelsea

Share This Post

Google1Google

Fabio Capello ayaa diiday warar la xiriirinayay in uu noqonayo tababaraha cusub ee kooxda Chelsea. Warar soo baxayay dhowaan ayaa waxa ay sheegayeen in tababare Capello laga yaabo inuu bedelo Rafa Benitez. Mustaqbalka Benitez ee kooxda Chelsea ayaa sii xumaanaya iyadoo wararka maalmihii la soo dhaafay soo baxayay ay sheegayeen…

Tababaraha Real Madrid Mourinho Oo Sheegay In Dunida Oo Dhan Daawan Doonto Kulanka Man United v Real Madrid

Tababaraha Real Madrid Mourinho Oo Sheegay In Dunida Oo Dhan  Daawan Doonto Kulanka Man United v Real Madrid

Share This Post

Google1Google

Tababaraha Real Madrid Jose Mourinho ayaa sheegay in dunida oo dhan u istaagi doonto daawashada kulanka lugta labaad ee wareegga 16ka ee ay ku kulmi doonaan kooxaha Man United iyo Real Madrid. Kulankan ayaa dhacaya iyadoo labada koox ay barbaro 1-1 ah ku kala baxeen kulankii wareegga hore ee ay…

Guus Hiddink Oo Laga Yaabo In Mar Kale Uu Tababare U Noqdo Chelsea

Guus Hiddink Oo Laga Yaabo In Mar Kale Uu Tababare U Noqdo Chelsea

Share This Post

Google1Google

Tababarihii hore ee Chelsea Guus Hiddink ayaa diiday inuu beeneeyo in laga yaabo in uu dib ugu soo laabto kooxda Chelsea kadib markii uu macalinka hadda leyliya ee Benitez uu ku dhowaaqay in uu isaga tagayo xaggaaga kooxda Chelsea. Tababaraha Anzhi Makhachkala ayaa saddex bilood oo uu si kumeel gaar…

Goolhaye Victor Valdes Oo La Beeniyay In Booliska Xabsiga Dhigeen

Goolhaye Victor Valdes Oo La Beeniyay In Booliska Xabsiga Dhigeen

Share This Post

Google1Google

Warar sheegayay in goolhayaha kooxda Barcelona Victor Valdes la xiray kadib markii uu feeray garsoore Miguel Angel Perez ayaa la sheegay in uu been yahay. Warkan ayaa soo baxay kadib markii weriye u shaqeynaya Cadena SER uu shaaciyay in la xiray goolhaye Valdes. Hase yeeshee markii dambe ayaa la ogaaday…

Thierry Henry: Zlatan Ibrahimovic Waa Laacib Cajaa’ib Leh.

Thierry Henry: Zlatan Ibrahimovic Waa Laacib Cajaa’ib Leh.

Share This Post

Google1Google

Thierry Henry ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain uu yahay laacib cajaa’ib leh. Xiddigii hore ee kooxda Arsenal ayaa hal xilli ciyaareed waxa ay isla joogeen ciyaaryahanka reer Swede kooxda Barcelona waxana uu sheegay in Ibrahimovic uu leeyahay awood dabiici ah oo uu wax kaga…

Carles Puyol Oo Sheegay In Xushmad Uu U Hayo Taariiqda Kooxda AC Milan

Carles Puyol Oo Sheegay In Xushmad Uu U Hayo Taariiqda Kooxda AC Milan

Share This Post

Google1Google

Kabtanka kooxda Barcelona Carles Puyol ayaa sheegay in uu xushmad u hayo taariiqda ay leedahay kooxda AC Milan. Blaugrana ayaa waxaa ay u safraysaa San Siro si ay u wajahdo kooxda AC Milan wareegga 16ka ee Champion League. Daafaca ruugcadaaga ah ee kooxda Barca ayaa waxa uu ka hadlay sida…

Page 1 of 65123Next ›Last »