Laacib.net | Author Archives
Home » Entries posted by Saed Mohamed Balaleti

Marcel Desailly Oo U Sheegay Gareth Bale Inuu Ka Tago Tottenham.

Marcel Desailly Oo U Sheegay Gareth Bale Inuu Ka Tago Tottenham.

Share This Post

Google1Google

Marcel Desailly ayaa aaminsan in Gareth Bale ay tahay inuu ka tago Tottenham oo uu u ciyaaro koox dhaqankeeda uu guul yahay. Xiddiga reer Wales Bale oo 23 jir ah ayaa xagaagan diirada u saaran kooxda real Madrid. Tababaraha Spurs Andre Villas-Boas ayaa sheegay inay muhim weyn u tahay inay…

Man City Oo Ku Wargelisay Manuel Pellegrini Inay Doonayaan Shan Koob Shanta Sanno Ee Soo Socota.

Man City Oo Ku Wargelisay Manuel Pellegrini Inay Doonayaan Shan Koob Shanta Sanno Ee Soo Socota.

Share This Post

Google1Google

Manuel Pellegrini ayaa wajihi doona shaqo adag hadii si rasmi ah loogu magacaabo shaqada Manchester City, madaama madaxda kooxda ay u sheegeen inay doonayaan shan koob shan sanno gudaheed. Madaxa guud ee City Ferran Soriano ayaa yiri: “Waxaan dooneynaa inaan ku guuleysano shan koob shanta sanno ee soo socota. Taas…

Goolhaye Asmir Begovic Oo Sheegay Inuu Ku Sii Jeedo Liverpool Xagaagan.

Goolhaye Asmir Begovic Oo Sheegay Inuu Ku Sii Jeedo Liverpool Xagaagan.

Share This Post

Google1Google

Goolhayaha kooxda Stoke City Asmir Begovic ayaa u muuqda inuu raacayo wadadii tababare Tony Pulis isagoo u saxiixay kooxda Liverpool. Goolhayahan lagu qiimeeyo 15 milyan ginni Begovic ayaa waxaa daawanayay xilli ciyaareedka oo dhan kooxo ay ka mid yihiin Arsenal iyo Manchester United kuwaasoo sidoo kale xiiseynayay. Laakiin waxa ay…

Chelsea Oo Kula Biirtay Galatasaray Xiisaha Laacibka Atletico Madrid Arda Turan.

Chelsea Oo Kula Biirtay Galatasaray Xiisaha Laacibka Atletico Madrid Arda Turan.

Share This Post

Google1Google

Chelsea ayaa soo bandhigeysa xiisaha ay u heyso ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee Turkiga Arda Turan, kaasoo haatan u ciyaara kooxda Atletico Madrid. 26 jirkaan ayaa waxaa soo jiitay kooxdiisii hore ee Galatasaray, laakiin madaxweynaha kooxda Turkiga Unai Aysal ayaa shaaca ka qaaday inay tartan kala kulmayaan kooxda ka dhisan…

Jarmalka Oo Yurub Qabsaday: Gabdhaha Wolfsburg Oo Champions League Hablaha Ka Qaaday Lyon. (Sawiro)

Jarmalka Oo Yurub Qabsaday: Gabdhaha Wolfsburg Oo Champions League Hablaha Ka Qaaday Lyon. (Sawiro)

Share This Post

Google1Google

Jarmalka ayaa isku qaadi doona Champions League-ga raga iyo hablaha sannadkan ka dib markii kooxda hablaha Wolfsburg ay ku guuleystay Champions League markii ugu horeysay taariikhdooda ka dib markii ay fursadaas ka beeniyeen in Lyon ay qaado markii seddexaad oo isku xigta ciyaartii ka dhacday Stamford Bridge xalayto. Gabdhaha Wolfsburg…

Video +Sawiro: Man City Oo Seddex Gool Ay Kaga Hormartay Chelsea Afar Gool Uga Jawaabtay.

Video +Sawiro: Man City Oo Seddex Gool Ay Kaga Hormartay Chelsea Afar Gool Uga Jawaabtay.

Share This Post

Google1Google

  Manchester City ayaa seddex gool oo looga hormaray waxa ay afar gool ugu bedeshay Chelsea oo ciyaar saaxiibtinimo ay ku dhexmartay dalka Mareykanka. Kooxda City oo dhawaan iska ceyrisay tababare Roberto Mancini ayaana soo bandhigtay qeybtii hore ee ciyaarta saaxiibtinimo ciyaar qatar ah, iyagoo abuuray fursado aad u badan.…

Isco Oo Xaqiijiyay In Wadahadalo Ku Aadan Saxiixiisa Inuu Dhexmarayo Malaga Iyo Real Madrid.

Isco Oo Xaqiijiyay In Wadahadalo Ku Aadan Saxiixiisa Inuu Dhexmarayo Malaga Iyo Real Madrid.

Share This Post

Google1Google

Isco Alarcon xaqiijiyay wararka sheegaya in wadahadalo ku saabsan mustaqbalkiisa inay socdaan oo u dhaxeeya Malaga iyo Real Madrid. Madrid ayaa lagu soo waramayay inay wadahadalo la bilaabeen xalayto 21 jirkaas, iyadoo madax ka socota Los Blancos ay la kulmeen agaasimaha Isboortiga Malaga Mario Husillos, iyo maamulaha guud Vicente Casado,…

UEFA Oo Ku Dhawaaqi Doonta In Kooxdii Ku Guuleysata Europa League Ay U Soo Bixi Doonto Champions League.

UEFA Oo Ku Dhawaaqi Doonta In Kooxdii Ku Guuleysata Europa League Ay U Soo Bixi Doonto Champions League.

Share This Post

Google1Google

UEFA ayaa ku dhawaaqi doonta berrito oo jimce ah in kooxda ku guuleysatay Europa League ay boos ka heli doonto Champions League xilli ciyaareedka ku xiga. Waxaana arintaan loo nashqadeeyay in lagu kiciyo xamaasada koobka labaad ee Yurub ugu fiican kaasoo bilowgii bishaan ay ku guuleysatay Chelsea. Kooxo badan ayaa…

Garoonka Martigelin Doona Finalka Champions League 2015ka Oo La Sii Shaaciyay.

Garoonka Martigelin Doona Finalka Champions League 2015ka Oo La Sii Shaaciyay.

Share This Post

Google1Google

Berlin ayaa martigelin doonta finalka Champions League markii ugu horeysay 2015ka, halka Warsaw ay martigelin doonto isla sannadkaas finalka Europa League. “Waa labo garoon oo qurxoon oo finalada 2015 lagu qabanayo” ayuu yiri xoghayaha guud ee UEFA Gianni Infantino. Xilli lagu soo aadiyay ku dhawaaqistaan ayaa waxa ay waqti fiican…

Rio Ferdinand Oo Heshiis Uu Ku Sii Joogayo Manchester United Qalinka Ku Duugay.

Rio Ferdinand Oo Heshiis Uu Ku Sii Joogayo Manchester United Qalinka Ku Duugay.

Share This Post

Google1Google

Daafaca kooxda Manchester United Rio Ferdinand ayaa heshiis cusub oo hal sanno ah u saxiixay kooxda. 34 jirkaan ayaa qandaraaskiisii hore waxa uu dhici lahaa dhamaadka bisha soo socota, laakiin waxa uu haatan ogolaaday inuu kooxda sii joogo 12 bilood kale. “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan hal sanno ku kordhiyay…

Page 1 of 541123Next ›Last »