Laacib.net | About Us
Home » About Us

About Us

Laacib.net waa shabakad ciyaaraha ka faaloota oo ku baxda afka Soomaaliga, waxaana la aasaasay 23kii November 2010kii.

Shabakada ciyaaraha laacib.net waxa ay inta badan diirada saartaa ciyaaraha caalami ee kubada cagta, waxaana ay ku dadaalaan sidii ay akhristayaashooda uga haqabtiri lahaayeen baahida ay u qabaan inay la socdaan ciyaaraha caalamka.

Laacib.net waxaa ka go\’an inay idiin soo gudbiso warar xaqiiq ah oo laga soo xigtay ilo muhim ah oo lagu kalsoon yahay, si taasi aan hubinana waxaan mar walba wararkeena raacinaa halka aan ka soo xiganay.

Shaqaalaha laacib.net waxa ay had iyo jeer ku xiran yihiin aragtida akhristayaasha ay inoogu soo gudbiyaan Facebook, Twitter ama Email ahaan ay inoogu soo diraan. Waxaan isku daynaa intii karaankeena inaan fekradahooda qaadano.

Wixii faahfaahin dheeri ah oo aad u baahan tahay waxaad mar walba inagala soo xiriiri kartaa info@laacib.net, inaga ayaana sida ugu dhaqsiyaha badan kuula soo xiriiri doona.