Home » Horyaalada » England » Liverpool Oo Sedex Tababare Midkood Dooneysa In Uu u Badalo Brendan Rodgers

Liverpool Oo Sedex Tababare Midkood Dooneysa In Uu u Badalo Brendan Rodgers

Waxaa Qoray:

Taariikh: 09-May-2013

Rodgers

Liverpool ayaa u muuqata in ay raadinayaan tababare cusub kaasi oo u badala xagaaga dambe tababaraha haatan ee kooxda haya ee Brendan Rodgers.

Wargeyska The Independent ayaa qoraya in tababaraha Wigan Roberto Martinez uu yahay doorashada koowaad ee Liverpool kaasi oo kooxdiisa xilli ciayareedkaan soo is daajiyay finalka koobka FA Cup-ka .

Sidoo kale tababaraha labaad ayaa ah midka haya kooxda Fulham Martin Jol halka doorashada sedexaad uu yahay tababarihii dhawaan laga fariisiyay shaqada Sunderland ee Martin O’Neill .

Waxaa xusid mudan in kooxaha Man City iyo iyo Chelsea ay xiiseynayaan dhankooda in ay la hishiiyaan tababare Brendan Rodgers marka xili ciyaareedkaan uu dhamaado si midkood uu u tababaro .

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fekradood ayaa laga bixiyay.