Gool hayaha kooxda Barcelona Victor Valdes ayaa muujiyay sida weyn ee uu diyaarka ugu yahay in Arsenal uu ka xaliyo dhibaatada dhanka ilaalinta goosha marka la gaaro xagaaga dambe .
Wenger ayaa laacibkaas dul dhigay 8.5 milyan oo gini , iyadoo gool hayahaan diiday in hishisika uu u cusbooneysiiyo Barcelona uu ula muuqdo Wenger in uu yahay gool haye shabaqiisa ilaalo fiican ka qaban kara.
Sida wargeyska Sunday Star qoray Wenger ayay ka go`an tahay in kooxda soo xero giliyo gool hayahaas oo sidoo kale ay Liverpool dooneyso.
Valdes ayaa lagu tirayaa gool hayahaasha ugu qubrada badan horyaalada Yurub iyadoo Barcelona uu la soo hoyiyay 5 koob oo horyaalka Spain ah iyo sedex koob oo Champion-ka ah .
Valdes ayaa dhawaan sheegay in uu doonayo in uu soo tijaabiyo horyaalka Ingiriiska maadaama uu waqti badan oo noloshiisa ah uu ku qaatay kooxda Barcelona .
Wiilo.arsenal
18-March-2013 at 9:34 pm
Waxa tagerta timka chalsea marka arsenal ayaa wax kashege livbool man u okale hada tager lahayd tim jira ayaa laiman lahad mesha arsenal wasida koxaha waway e ceb hadal kuma yal xishod
Wiilo.arsenal
18-March-2013 at 9:34 pm
Waxa tagerta timka chalsea marka arsenal ayaa wax kashege livbool man u okale hada tager lahayd tim jira ayaa laiman lahad mesha arsenal wasida koxaha waway e ceb hadal kuma yal xishod
zaki
18-March-2013 at 6:22 pm
ar daya hee tageraha arsenal odayaasha la nacay ayee kadaba wareegaya ilmahooda soo baxaayana weey cunaayaan macnaheega wee iibsanaayan baahi darteed kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Baahida hadeey idiinka go eeyso valdes wan idiin sineyna lkn d.villa iska ilooba viva tiimka lacagta badan chelsea viva ilmaha yar yar hazarad and oscar and mata
Wiilo.arsenal
18-March-2013 at 3:31 pm
Waa sodhaweynaysa arsenal lacib waye
Axmed adan
18-March-2013 at 1:29 pm
Val des waa golgibar kuvican arsenal haduu yimado bos jogta ah ayuu helayaaa viva enco
ugaaska
18-March-2013 at 1:14 pm
V Valdes waa laacib wuxuuna usoo Arsenal ka saari karaa baahida Cup la,aanta si ay meel isaga saarto kooxaha Maseyr City iyo Rugby Team waxaase lagama maarmaan u ah Arsenal Isco iyo hal Goal dhaliye oo sare sida D Villa markaas waan u ogolnahay in ay kaalinta 2-aad nagu soo xigto viva V Persie and Nani even David DEGEA
Waasha
18-March-2013 at 1:11 pm
Kkk sxbyaal ninkan valdes waxa jira ma ahan viva liverbol and real madrid casiilas an ramos
maxamed Huseien
18-March-2013 at 12:56 pm
war ha isku imaan kooxdaas boolada ah yaan boqol gool lagaa dhalin, welcome to real madrid
ceynte
18-March-2013 at 12:50 pm
asc vector veldis welcome to arsenal wan kusodhaweyneyna emaratis waa gool kepar qibradleh marka hano imado hadow barca katagayo o arsenal rabyo labadodaba waa teamamkeyga
Xusniyare {jack willsher}
18-March-2013 at 12:15 pm
Wan ku faraxsanahay inuu yimado valdes kooxda arsenal hadu yimad wax weyn ayaa iska badalaya xaga shabaq ilaalinta
Alta
18-March-2013 at 12:11 pm
Welcome v.valdes wan soo dhaweynayaa haduu yimaado arsenal