Frank Lampard ayaa ku dhow inuu taariikh weyn u dhigi Chelsea ka dib markii shalayto uu u dhaliyay goolkiisii 200aad ee kooxda.
Xiddiga reer England ayaa haatan labo gool u jira inuu barbareeyo rikoorka ninka ugu goolasha badan abid koxda Chelsea Bobby Tambling kaasoo ku haya rikoorka 202 gool.
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa 10kii gool ee ugu muhimsanaa ee uu Lampard dhaliyo intii uu xirnaa maaliyada Blues.
Champions League, April 6, 2005
Goolkii Lampard ee labadii gool ee uu Lampard dhaliyay kulankaan ayaa aheyd mid cajiib ah, isagoo xabadka ku koontaroolay karoos ka yimid Claude Makelele ka hor inta uusan kubad gantaal ah dabamarin Oliver Kahn.
Bolton 0-2 Chelsea
Premier League, April 30, 2005
Waxa uu dhaliyay labadii gool ee Chelsea u xaqiijiyay horyaalkoodii ugu horeeyay ee muddo 50 sanadood ah, iyadoo goolkiisa labaad uu ahaa mid si fiican loo qaabeeyay ka dib kubad counter-attack aheyd.
Barcelona 2-2 Chelsea
Champions League, October 31, 2006
Premier League, December 17, 2006
Champions League, lugta labaad, April 30, 2008
Isagoo la murugeysnaa geerida hooyadiis, Lampard ayaa dhaliyay rigoore qiireysan isagoo ka caawiyay Blues inay gudubto finalka Champions League.
Hull 0-3 Chelsea
Premier League, October 29, 2008
Phil Sclori oo xilligan macalin u ahaa Chelsea ayaa ku tilmaamay goolkaan uu sidii qaadadii oo kale u soo qaaday mid ka mid ah goolashii ugu fiicnaa ee uu abid arko.
Chelsea 2-1 Everton
FA Cup final (Wembley) May 30, 2009
Isagoo dhaliyay goolkiisii 20aad ee xilli ciyaareedka, Lampard ayaa durbadiiba kansalay goolkii Louis Saha ee ugu dhaqsaha badnaa taariikhda FA Cup isagoo lugta bidix kaga soo toogtay shabaqa meel 20 yart u jirta islamarkaana kooxdiisa ka caawiyay inay koobka qaado.
West Ham 1-1 Chelsea
Premier League, December 20, 2009
Premier League, April 25, 2010
Goolal gantaalo ah waa waxa uu yaqaan Lampard, iyo kubada sida fiican loo soo qaado oo uu dulmariyay Sam Hutchinson ayaana ka mid ah goolashiisa ugu wacan.
Chelsea 4-1 Napoli
Champions League, lugta labaad, March 14, 2012
Eden hasard
19-March-2013 at 10:33 pm
Lacibka super frank lampard wa ciyaryahn ad adunka dhan uga yabiyey maxa yelay nin khad dhexe ah o inta goal dhashay 200 lama arag wana lacib england muhimad wayn ku leh iyo chelsea wana ku mahadsan tihin laacib .net si wadn idn le nhy akhyry
Maxamed yaqshid
19-March-2013 at 10:08 pm
Chelsia waa koox aan ka kaftamin fa cupka runti lampard waa xidig lkn torres aya kahaysta k.k.k.k.
najiib liverpool
19-March-2013 at 4:07 pm
yes viva fantastic captain steven gerrard ever man for ever man and captain ever man gerard he is a legend man so don’t say lampard aa ka fiican captain fantastic steven gerrard super midfield man in ever of the world by fans for reds liverpool for ever
abdi nur arab
19-March-2013 at 1:39 pm
super frank lambard wan kudirsana oo waxan ugu hanjabna man u arse barca
Sacdiya
19-March-2013 at 11:23 am
Lamped ma norayo fifa nika rag ah wan roney
Carte
19-March-2013 at 11:20 am
Lanbar waxgadhaya majiro wala geraar wala scoles qudhaan joy kuquuso kkkkkkkkkkkkk wad salamantihin dhamantaageerayaasha chelsea fc oo oo oo cidla ayu kagategay qayrkii oo oo oo oo
Carte
19-March-2013 at 11:17 am
Lanbar waxgadhaya majiro wala geraar wala scoles qudhaan joy kuquuso kkkkkkkkkkkkk wad salamantihin dhamantaageerayaasha chelsea fc
Gabadha liverpool
19-March-2013 at 10:35 am
Come 2 liverpool frank.
Gabadha liverpool
19-March-2013 at 10:33 am
Lampard wax garay0 mlhn war cptain fantastic SG8 aa ukhiray maxa idin ka lameel dhigesin scholes ama gerarad
lampard 167 assist for chelsea and 200 goals
england 23 assist and 27 goals west-ham 38 goals 40 assist nin qadka dhaxe o0 garay0 mlhan viva liverpool and captain fantastic,and lamps liverp0ol chelsea wax jirt0 mhn c0z ad0 halan dhan us0 sameye e iskapax kudhahen.
Jacfar xiddig
19-March-2013 at 9:39 am
Lampard waxa uu qalmaa in uu qaado fifo polandaor.
mayorke
19-March-2013 at 9:37 am
dhabta maa laga hadlo kuwan doqo mada ah ee supeka garabdhigaya dad aan jirin schols muxuu yaqan takale uu indhalayay reer nasiib ama rer women weeye waxa meeshakenay wadaadka gerard wuufiicanyahay lakiin farkama gaadhayo frank lampard gerar hadu wax yaqan liver pol chanpion hakeno adeer runta hala sheego yan layska ciyin sida adhiga
Muscab
19-March-2013 at 9:28 am
Super frank lampard ad ban ugu farax sanahay in an arko gola shisi ugu macana thanks
cade
19-March-2013 at 9:20 am
chalsea markii ey ka soo baxday Sb ee soo gadatey lampard wax weyn ayuu u qabtey naadiga waxuu jebiyey sccor badan ilaa uu hada uu noqdo ninka 2aad ee ugu Gool dhalis badan chalsea lampard waa ciyaarihaan kubad dhisida ku wanaagsan waxuuba ku sii darsadey goal la dhalis waayo waa Shuuter Aad u weyn inta badan Gooolasha Waxuu Dhaliyaa Waqti loo baahan yahay lampard chalsea Waxuu ku lee yahay Taaalo
Kamaal
19-March-2013 at 9:20 am
Asc all muslms. Sln kadib frnk lampard wa lacib wey osumcad kuleh calamka ta iswarsi malahan. Dadka ku dodayo 20kisano udambeysay gerrard iyo schols aya ugu fcna o lampard aya ka reway ninka 200goals dhaliya gerrad asigawa rigoraha wulahaye muxu udhalinwayay 200iyo kabadan anu waxan aminsanahay ki ugu fcna esomaray engln inu yahay lampard. premier ship wax nadi ah kama tagero lkn xaqiqdan ka hadlaya wa halyey lahelo xiligi lobahna lampard
C.raxiin
19-March-2013 at 9:19 am
Wwwwwwwww wan ku farxsnhy ina an aqristo frank lampard tariiqdisa iyo golsha ugu ficn badn wan dawny golasha lampard engld qadka dhaxe wax u dhigmo ma jirto waa nin argti leh dhaliyan ah viiiiiiiiiv lampard
cabdilaahi cabdikariim
19-March-2013 at 9:06 am
lampard waa dhexda adunka
cabdilaahi cabdikariim
19-March-2013 at 9:05 am
Anigu hadan ahan laha mulkiilaha naadiga chelsea lampard waxan ka dhigi laha laacibta ugu lacagta badan dunida
Xusni
19-March-2013 at 8:03 am
Asc dhamaan bahda webka ku taxan lampard waa khad dhexe oo tayo sare leh lakiin ma la socotaa in gerrad iyo scools ay yihiin khadka dhexe ee ugu fiicnaa ee soo mara england 20 sano ee udan baysay mar naba uu san gaadheyn tayadooda goolashuu dhaliyey waxaa usahlay riigoorada uu mudo dheer kooxdiisa udhalinayey goolashiisa kala badh wax kudhow waa riigoorayaal.
Super man
19-March-2013 at 7:29 am
Laacib aad iyo aad ayad u mahadsantihin tan kale dadka dhahayan laacib tageri nimey bilawen waxan le yahay isku xishoda viva super frank legend 8 lampard
C.kafi ooku magac dher looyarka jecelka
19-March-2013 at 6:23 am
Sxbayal dhamad wan idin slmy gar ahan inta tagerta frank wuu mudan yahay wuna kasbaday majiro player qadka dhexe oo dhaliya 202 goal hadaba meshas waxa kaga muqata inu leyahay xifrad aqon dherad ah asxabta lacib.net wan idin slmey
Oscar
19-March-2013 at 6:22 am
Waaw lampard qaddhaxe lamid eh majoogo england calaamada chelsea ninkaas waaye
Dufle
19-March-2013 at 4:47 am
Super faranka lampard the best player ad ayan ugu faraxsanahay in an arko ama an aqristo tariqda hal yayga weyn ee ree egland iyo chelsea raga faranka lampard dhaha ma garo gerad and schols cyar ma yaqanan marka waxan leyahay cyaraha hala janqadan faranka ma garan 2 da nin grd and scls akhyarta chelsea dhamantin wan idin wada salama lampard wa nin mudan in la amano wayo ma jiro nin qadka dhexe ka xamasho oo 200 goal dhaliyay marka ninka hala amano grd iyo waxad ka dapa wadan ha lagadayo super faranka lampard chelsea guuul ayan u rajeyna by inta chelsea ah dhamantin laacib .net ayagane wan salama sidan nogu si wada tariqaha hal yeyada chelsea iyo lcibibinta kale by
viva manchester and madrid
19-March-2013 at 2:44 am
rugby team weeyeh naadi ka litaa maa jira chelsea viva
yarka xaaji
19-March-2013 at 1:29 am
wllh marki aan Lampard oo laga hadlaayo arko waxaan jeclaadaa in aan wab seedka lacib.net ilbiriqsi walbo furo oo aan aqriyo oo la socdo waxa la soogalinaayo iyo figradaha dadka aan aqriyo lacib.net waad mahad santihiin waxaan idinka baryaa in aad sidaan noogu soo gudbisaan taariikhd halyeeyga rugcaadaga ah maba garanaayo wax aan ku tilmaamo dheemanki chelsea soo maray guul ayaan kuu rajeenaa
van. PERSIE
19-March-2013 at 12:53 am
Waaa Wareeey ….. laacib net waxay tageero u tahah rugby team ahahahahahahahahahaha
viva manufc4ver&ever
Mahdi blues
19-March-2013 at 12:48 am
Lampard marka uu kabtanka uu wato oo uu garoonka ku jiro Chelsea waa badisaa. Statiska ahaan. Lampard kubada cagta hadii uu ka fariisto taariikh buu uga tagaya.
Terry, Gerrard, Giggs, Rooney dhamaantood waxa ay galayn wax yaabo mamnuuc ah oo ay garoonka banankiisa ku sameeyeen. lknse Lampard waligiis fadeexo laguma soo oogin.
abdirashiid ohaio
18-March-2013 at 11:45 pm
SUPER FRANK LAMPARD BEST MEDIFEILD IN THE WORLD AND THIRD WORLD PLAYER IN 2007
lampard
18-March-2013 at 11:33 pm
SURER FRANK LAMPARD halyayga blues wxn qirayaa inuu yahay laacibka laacibiin ka khadka dhexe ka ciyaara yurub laacib.net aad baad umahadsan tihiin wan jeclaan lahaa inka badan inaad so ban dhigtaan viva lampard
leeb
18-March-2013 at 11:32 pm
kan dhahayo waligis magaarayo gerard iyo scholes ma waxay dhalin karan inta u dhaliyey super scholes 20 san0 ayu joga epl ka waligis janta 100 goal o xiran madhalin england wa ay uka horeyen wana u ka goalal bdn yahay taarikhda kubada cagta kama dhicin nin centre ah 200goal dhaliya goalasha lamapard epl ka u ka dhaliyey r0oney waxa uka dhiman 30goal aso striker ah lamaprd chelsea cup uu la qadin majirto gerad mxu qaday wa hal ucl iyo carling cup lampard wa 8 uku fcn adunyada nacas0w england nin lamid ah o qadka dhexe intas goal dhalin kara maso bxayo tan kale wa ninka 1aad marka ronaldo iyo mesi laga rebo kubadisa sh0otka saxmato gerad iyo scholer waxay ku kala jiran 6 iyo 7 wa ceb super inad ragas ad ka h0rmariso
leeb
18-March-2013 at 11:25 pm
goal ka everton wan arkay kan barcel0na wa arkay waxana uku qurux bdn kii u ka dhaliyey everton kan barce xita maxuma super wa hero lama hilmami d0on0
Wilka sanadka
18-March-2013 at 11:16 pm
Wa ciyar yahan qatar eh o nexdha kadelo fantastic player
abdi kadir cadde
18-March-2013 at 11:14 pm
Laacib.net taageero rucby team miyaad noqoteen lampard dad kafiican ayaa jiro oo england joogo taariikh dooda maadan sooqorin sida gerarrd iyo scholes scholes 12 prm league iyo 2 chmpions ayuu qaaday lampard 3 horyaal iyo hal champions ayuu qaaday ayaad faanineysaan
Mahdi blues
19-March-2013 at 12:44 am
KKKKK Kubad aqoon la,aan baa ku haysa, Gerrad iyo Scholles waligood ma gaarayan Lampard. marka ay dhaliyaan 200 oo Gool hala tartamayn. Mida kale 11 sano oo isku xigta ugu yaran buu dhalinayey 10 goal ugu yaran, wali laacib dhaliyey malaha xitta gool dhaliyaasha. Go home.
Cabdirisaaq
18-March-2013 at 11:09 pm
Super frankie ma jiro centre gaadhaayo viva chelseaaaaaa
Qadka dhexe
18-March-2013 at 10:12 pm
Waa maxay taageero ayaaadba isku badasheeen chelsea in la taageero miyaaad unoqoteen laacib dhaliye oo kale ayaad nagu noqoteeen
Farah
18-March-2013 at 9:58 pm
ASxaabta kubada daawato wan’idin slmay sln kadib lambard asxan laacib ninka wa halyey blueska ah in badana wu u soo shaqeyay lacibkan oo kale jaanis ayaa lasiyaa lkin madaxa blues ayana wax fahmenin lambard score sare lambard
Waasha
18-March-2013 at 9:57 pm
Ninkan caadi ma ahan viva cabtan gerrad an neymar
mahad abdi somali ugaaskeed
18-March-2013 at 9:56 pm
super frank lampard
Ceente
18-March-2013 at 9:50 pm
Wlh lamprd waa nin macqul ah tariiq qali ah buleyahay tariqdisa wax inta ku ek ma ahan cidla masokowi karto lkn tariqada macqulka ah ayaa laga soqatay viva lambard and laacib net
Ayanle
18-March-2013 at 9:32 pm
SUPER FARANG lamapard waxan qiraa in ow yahay lacib ciyar yahan o qadka dhexo ka dhelo wa ciyar yahan ugu badan dhaliyay goolal ad u badan lampard wa hal yeyga chelsea ma ahan sida dabalka o jogo waman untid caric viva chelsea
Ayanle
18-March-2013 at 9:31 pm
SUPER FARANG lamapard waxan qiraa in ow yahay lacib ciyar yahan o qadka dhexo ka dhelo wa ciyar yahan ugu badan dhaliyay goolal ad u badan lampard wa hal yeyga chelsea ma ahan sida dabalka o jogo waman untid caric viva chelsea
mattonya
18-March-2013 at 9:29 pm
wuxu galo malahan weligas magaarayo herka scholes iyo gerarrad
zaki
18-March-2013 at 9:25 pm
laacib.net aad ayaad umahadsantihiin madama aan isla maanta waxi aan idiinka dalbanay hordhac nooga soo dhig teen super farak lamparrd waa hal yeeygeena chelsea intaas waad kumahadsantihiin waxaana jeclan lahaa inad sii wadaan tariiqda super lamparrd mahadsanidiin