
Iyadoo isbuuca soo socda fasax laga qaadanayo ciyaaraha horyaalada Yurub, waxaa la ciyaari doonaa kulamo isreebreebka koobka adduunka ah oo ku kulmi doonaan xulalka adduunka halka sidoo kale la ciyaari doono kulamo saaxiibtinimo.
Kooxaha ku soo haray Champions League ee 8da ah ayaa ka walwalsan ciyaartoydooda inay dhaawac ku soo laaban doonaan ka dib ciyaaraha ay u soo ciyaarayaan xulalkooda, iyadoo dhaawacyada ciyaartoyda ku soo gaara ciyaaraha caalamiga loo yaqaano “FIFA Virus”.
Iyadoo lugta hore ee wareega 8da Champions League uu bilaaban doono 2da bisha April tababarayaasha 8da kooxood ee tartanka isagu soo haray ayaa rajeynaya in ciyaartoydooda ay soo laabtaan iyagoo aan qabin ‘Fifa Virus’.
Halkaan hoose waa liiska ciyaartoyda xulalkooda ku maqan isbuuca soo socda ee 8da kooxood ee isagu soo haray Champions League:
REAL MADRID (17) Arbeloa, Albiol, Ramos, X. Alonso, Nacho, Coentrao, Pepe, Cristiano, Di María, Higuaín, Kaká, Marcelo, Özil, Khedira, Modric, Benzema iyo Varane.
BARCELONA (17) Víctor Valdés, Piqué, Jordi Alba, Xavi, Busquets, Iniesta, Fábregas, Pedro, Villa, Montoya, Bartra, Tello, Thiago, Mascherano, Messi, Dani Alves iyo Alexis.
BAYERN MUNICH (15) Neuer, Lahm, Boateng, Schweinsteiger, Müller, Kroos, Mario Gómez, Dante, Luiz Gustavo, Ribéry, Mandzukic, Robben, Shaqiri, Pizarro iyo Tymoshchuk.
JUVENTUS (14) Buffon, Chiellini, Barzagli, Bonucci, Marchisio, Pirlo, Giaccherini, Giovinco, Isla, Pogba, Vucinic, Lichtsteiner, Asamoah iyo Marrone.
DORTMUND (10) Reus, Götze, Gündogan, Schmelzer, Bender, Piszczek, Blaszczykowski, Lewandowski, Sahin iyo Subotic.
PSG (8) Shako, Jallet, Matuidi, Ménez, Thiago Silva, Ibrahimovic, Lavezzi iyo Sirigu.
GALATASARAY (8) Burak Yilmaz, Hamit Altintop, Selçuk Inan, Semih Kaya, Umut Bulut, Sneijder, Muslera iyo Nordin.
MÁLAGA (5) Isco, Lugano, Seba, Fabrice iyo Camacho.
Abdi fatah jeylani
22-March-2013 at 1:02 am
Real madrid waxba ha is warerinina champaha markan milan kaso badiyay ayan qaatay ka saara niyadina bye barcelona win
dhuux c,g. faransis
20-March-2013 at 8:22 pm
Barça ayay barataye psg ma taqaanaan sidi championki 95ki ayaan u galaynaa aan quarter finalka ku reebnay ayado ay u cayaarayeen kuwo lamida kuwa hada joga waxa ka midahaa george hagi iyo stoyjkov
guled nani
20-March-2013 at 10:31 am
asxaabtayda reer barca iyo real inay hankooga ka saaraan hanashada koobka dhegaha weyn ee champions leagega insha allah waxanu geynana garoonka cusub ee arena juve walina waxan digniin culus udiri doona kooxda mounich oo aan leenahay ha u malaynin sandadkii aad naga badiseen laakiin guul daro xun ayaan idin badanaynaa reer realow dortmund oo ku hor taagan ha riyoonina ee iska suga sandaka 2066 bye guuled nani
Aniaaz+ozil
19-March-2013 at 8:03 pm
Real wa the pest huryaal in the wrld cr7 wa kubad qaabiyaha kubada qurxoon ee aduunka wa isbiirad man cr7 guul real madarid sanadkan insha’allaah koobki tobanaad ee aduunka ayeey keeni doontaa barnaabow
googooye
19-March-2013 at 4:22 pm
habaaraa may idinka maraysaaa realmadrid kkkkkkkkkkkkkkkkkk waa idin xasuuqaa ACMILAN cml kkkkkkkkk
Messi
19-March-2013 at 2:08 pm
Messi haduu dhawac yahay xataa waa laacib wali
Hazard
19-March-2013 at 2:05 pm
messi waa laacibka aduunka
realmadrid
19-March-2013 at 1:22 pm
waxan rajaynazaa inan realmadrid kooxda aduun ka waxba ka dhaawacmin final kana bayarn ayanu isugu imandona real ayana qaadidoonta insha allah
Mume a-n-r
19-March-2013 at 1:19 pm
Asc all muslimta waxan rajeymaya inu dhawaacmo messi real baa qadeysa champion
Mume a-n-r
19-March-2013 at 1:16 pm
Asc all muslimta waxan rajeymaya inu dhawaacmo real champion
Wiil mj
19-March-2013 at 1:10 pm
Kkkkkkkkk oo fc barcelona oodhan waa tageene kaw war aduunku waa barca iyo baabah
Ismaaciil4me
19-March-2013 at 12:59 pm
Asc sxbyal barca wey so wada laaban doonaan insha alaah hahahahahahahaha viva barca and messi
my nimbuss ismaaciil4me waa ii kacay xax
wiil isaaq
19-March-2013 at 12:18 pm
waxaa iska cad inay qaaday barce nacabka messi maxad samayn way idiin dhamaatay real liiga messi car waa cida idinka qabata waad arkaysen wixii milan gaadhay
Gal neceb
19-March-2013 at 10:41 am
Ikhwani iskadayye galaada aad uduceyneysaan mabanaana in gal lo dueyso in helo caafimad.ani shaqsi ahaan waxaan allah kabarayaya inu dhamaan inti gaala ah unan nabad kuso celin oo xitaa aynan dib danbe qarankod uciyaarin insha allah inta muslim ahne uu nabd kusoo celiyo insha allah
Ramos afgooye
19-March-2013 at 10:25 am
Viiiva real madrid hadan ahay captainka real madrid wan amin sanahay in xidigaha real madrid inay so noqon donan iyago nabad qaba if allah say r.madrid up barc down
cristiano ronaldo
19-March-2013 at 10:16 am
haa isreebreebka meel ayaan gaadhsiin doonaa xulkayga real na championka ayaan uqaadi doonaa anigoo waliba barcelona reebi doona afar afarta
haruun
19-March-2013 at 10:12 am
Seyful slaam wlhi qalad weyn ayad gashay sxpow plz ilahey cafis weydiso sxp sare plz
ceynte
19-March-2013 at 10:00 am
asc salan sare daadihayasha webka laacib and dhalinta xiseesa sportska bacda salaam waxan rajeyna laacibinta Barcelona dhaman iney ayago tama sowada noqdan
Rijkaar miami man
19-March-2013 at 9:39 am
Sxb yaal waxan jeclahay c.ronaldo qarankisa inu qeyb weyn ka qato kulumada ayku leyihin isrerebka adunka una dhawac kuso garin ayan rajey naya
Waasha
19-March-2013 at 9:10 am
Viva kaka romos and casilis
Caaqil cade
19-March-2013 at 9:04 am
xiligaan oo kale waa halis haduu qof kaa dhaawacmo waa championka meel xasaasi ah ayuu marayaa barca ineeysan qofna ka dhaawacmin ayaan urajeeynaa. viva barca
Lafta
19-March-2013 at 8:49 am
Dhaman tod way sonoqon donan except messi
maxamed Huseien
19-March-2013 at 8:30 am
HHh messi cabsi laga qabo lee maa dhaawac loogu rajeynayaa, war waa qof keliyee ha ka cabsanina ee hal qof haduu uu idiin celin waayo 4 qof ku raacda kkkkkkk
Nouh'
19-March-2013 at 8:25 am
Hadi ay dhaawacman koley utin managu hayaan belse champiön ka waa ku qaraxeysanaa
dadka alle u tuugayo inta badan ciyartoda wa gaalo marka walaal alle ka baq waxba ha u duceynin
Sacdiya
19-March-2013 at 8:19 am
Dortumund iyo juventus aya fanalka iso gu so harayo run ahanti maxa yalay wa tima an an rajenayo in ay u so bixe karan iga qore tasi sacdiya laimayarahdo
luis garcia
19-March-2013 at 6:37 am
waxan jeclaan laha dhamaantooda inee soo wada dhaawac maan insha allah hal inuu kasoo harin insha allah hahahahahahahahahahahhaahah viva liverpool
Sayful islaam
19-March-2013 at 6:25 am
Waxan leyahay alahayaw idin nabad keen dhamaantiin by
Axmed
19-March-2013 at 6:23 am
Waxan rabaa in messi uu soo laaban uu dhaawac daran soogaaro
ani wakan magaceygu burhaan
19-March-2013 at 2:34 am
waxaa afarta usogudbaya afartan koxod wana sidatan real iyo manch psg dortamus inta aya usobixidonta hadu ale kadhgo hana ilobinina wrkaygas bahda sportga dawatay mel ku qora hadalkas wadna mahad santihin
abdirizak
19-March-2013 at 2:31 am
akhyaareey wixii habaar ah waaa kaligiin waxan rajeenaya laacibinta barcelona oo mabad qabta in ay soo noqdaan KA NAXOO NAFTA WAAAAAAAAAAAA
Wiil dhulbahante
19-March-2013 at 12:49 am
Ilaahow messi, xavi, iniesta, iyo jordi alpha soo nabad celi
Fuaad maxamed
19-March-2013 at 12:45 am
Bacelona vivi illahow barcelona otam ah iyo badisay sonaq devid villa inista xavi alaxs jordo alba alvas betro iyo lacibka adunka ga ahan lionel misse viva barc guul wacan aya idiin rejeyna kobka aduunka barcelona aya ku leh sanadka
M.alonso
19-March-2013 at 12:44 am
Los balancos waxan u rajaynaya inay ciyartoydoda si wanagsan ku so labtan qasatan wil quruxda bdn misana muslimka ah e ozil allahaw ku nabad gali
Cozorla
19-March-2013 at 12:30 am
Aniha waxaan jeclaan lahaa meesi oo kaliya in lagu soo cuno ciyaarahas si an u ogano messi la an sida ay u ciyari karto barca
Ozil
19-March-2013 at 12:08 am
ilahayow hanaga dhawicin ozil waxan leyahay sonoqada dhamantin idinko cafima qaba
ugaaska
18-March-2013 at 11:47 pm
kooxda Boqortooyada waxan u rajeyn in ayna ka dhaawacmin ciyaartoyda qaaliga ah sida Ronaldo , Ramos and Varane sidoo kale Juventus sida Laf dhabarta keaper ka laf dhabarta u ah ee Buffon kooxda PSG oo Barca iiga aadan waa in ayna ka dhaawacmin insha allah xidigaha Thiago siva ,Ibrahimvich and Lavezzi wayna ciqaabi doonaan Barcelona insha allahu tacaalaa