Chelsea, Man City Iyo PSG Oo Loo Sheegay Inay €70 Milyan Soo Saaraan Miiska Ama Iska Ilaawaan Edinson Cavani. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Chelsea, Man City Iyo PSG Oo Loo Sheegay Inay €70 Milyan Soo Saaraan Miiska Ama Iska Ilaawaan Edinson Cavani.

Chelsea, Man City Iyo PSG Oo Loo Sheegay Inay €70 Milyan Soo Saaraan Miiska Ama Iska Ilaawaan Edinson Cavani.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 18-03-13 7:07 PM

264707hp2

Madaxweynaha kooxda Napoli Aurelio De Laurentiis ayaa sheegay in Edinson Cavani loo ogolaan doono inuu ka tago Partenopei xagaagan, laakiin waa hadii koox ay la imaado lacagta qandaraaskiisa lagu burburin karo ee 70ka milyan euro.

Waxaa markii hore loo maleeynayay in lacagta lagu burburin karo heshiiska ciyaaryahanka inay tahay lacagta uu sheegtay madaxweynaha Napoli, laakiin waxa ay haatan u muuqataa in lacagta heshiiskiisa lgu burburin karo inay tahay lacag badan.

“Waxaan qandaraaskiisa ku darnay lacag weyn oo lagu burburin karo heshiiskiisa sababtoo ah waxaan dooneynaa inuu sii joogo Napoli” ayuu De Laurentiis u sheegay suxufiyiinta.

“Hadii kooxo dabaal ah ay diyaar u yihiin inay 70 milyan euro ku soo dalbadaan, taasoo la micno ah in Napoli ay afa’ideyso 63 milyan euro, diyaar ayaan u nahay inaan dhageysano dalabkaas.

“Si kastaba, aan si cad idiinku cadeeyo go’aanka ugu danbeeya waxaa iska leh Edinson.

“Waa uu ogyahay in halkaan lagu ixtiraamayo islamarkaana ay dadku jecel yihiin. Kaliya ma ahan goolashiisa, laakiin sidoo kale sababtoo ah waa nin shaqada ay dhab ka tahay iyo nin aqlaaq ah.”

26 jirkaan ayaa waxaa dhawaan lala xiriiriyay Paris Saint-Germain, halka kooxaha Chelsea iyo Manchester City iyagana la rumeysan yahay inay xiiseynayaan.

17 Responses to Chelsea, Man City Iyo PSG Oo Loo Sheegay Inay €70 Milyan Soo Saaraan Miiska Ama Iska Ilaawaan Edinson Cavani.

  1. Kamaal Reply

    19-March-2013 at 2:23 pm

    Marabno cavani waxa kafican tores waxanu rabna volco iinsha alah wu inandona welcome volco

  2. Ramos afgooye Reply

    19-March-2013 at 10:36 am

    Sory qarabo black lions the blues chelsea uma baahna cavani maha player jiro cavani waxa ka qabirsan torres aniga waxan wiilka dada yar ee falcao ee hatan joga a.madrid kooxda a.madrid waxan sin dona kool haya ay chelsea ledahay ee hatan ayaga amah ugu joga iyo lacag wuxuna imana chelsea torresna lama fasaxayo wuxu dheli dona garabka midig 5dhulka haso dhige viiiiva s.ramos guul madrid and the blues chelsea

  3. stl..... Yalaxow Reply

    19-March-2013 at 10:29 am

    cavani waxa soqa danayso man city

  4. Najib~dzeko Reply

    19-March-2013 at 7:59 am

    Cavani wuxuu imaan doona viva man city insha allah

  5. Cawa Reply

    19-March-2013 at 7:17 am

    Amant jmjtg amtjg

  6. nasteh maxamud dahir Reply

    19-March-2013 at 3:47 am

    kkk

  7. Sir nuur Reply

    18-March-2013 at 11:28 pm

    Sacdiyo midkan dhahaya macnhester united ma awooda ma oga miya ma united lacagta isticmaasho shidaal lagama keenin ee waa lacag keyd ah ronaldo aya imaanaya cavanina ma rabo sxp viva united

  8. Anelka Reply

    18-March-2013 at 11:15 pm

    HHH Qof walbe waxey Jaceshahay Ka Hadshay Lkn Gavani Waxoo Ku qanacsan yahay cid ka hadaho uma jeedo lOl aniga Fikirkeyga Hadii aan ku darsado waxaan dhihi Lahaa Hadii aad rabto cup Wlc to RC Deportivo de La Coruña hhh lol

  9. Sacdiya Reply

    18-March-2013 at 10:31 pm

    Mohamed*casri waxa kale sucoto malahan ciyaraha man u ayuu imnaya

  10. Sacdiya Reply

    18-March-2013 at 10:28 pm

    Mohamed*casri waxa kale sucoto malahan caraha man u ayuu imnaya

  11. Ashley Reply

    18-March-2013 at 10:11 pm

    Aniga wxn is dhihi lahaay asiga iyo falcao wxy ku haboonan lahaayen kacdoonka cusub ee plues wado

  12. samiira Reply

    18-March-2013 at 10:02 pm

    waxaa iga yaabshe heer women united af waxee ka barten hadii aa rabto imaad women united shalay lee cup baraten adinkaba yahuu kkk daba ka gaar mida kale kooxa lacagta leh uun ninkan gadan karayo Chelsea..Man city iyo Psg marka waa arkena halko ku danbeyo ninkan dhurwaga u eg

  13. mahad*casri Reply

    18-March-2013 at 8:56 pm

    sacdiyo aamus women united ma awoodan in ey iibsadan cavani lkn man city wey awoodan he will came citizens viva aguero

  14. mohamed bishaar Reply

    18-March-2013 at 8:27 pm

    chelsea baa ugu cad cad ban dhehe lahaa

  15. Sacdiya Reply

    18-March-2013 at 8:25 pm

    Welcom man u hadi ad rabto cop

  16. arsenal Reply

    18-March-2013 at 7:41 pm

    cavani haduu €70 Milyan talow messi wa intee sheeko ayay wadan war kan yaa lacag badan la iskaga khasaarin haduu ubato aniga fikirkayga waa €30 milyan

  17. Duraan axmed cilmi Reply

    18-March-2013 at 7:30 pm

    Welcome to blues cavane imow chelsea

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>