Adriano Oo Dhaawac Dartii Seegaya Kulanka Champions League Ee Ay La Leeyihiin PSG. | Laacib.net
Home » Champions League » Adriano Oo Dhaawac Dartii Seegaya Kulanka Champions League Ee Ay La Leeyihiin PSG.

Adriano Oo Dhaawac Dartii Seegaya Kulanka Champions League Ee Ay La Leeyihiin PSG.

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 18-03-13 3:09 PM

adriano aDaafaca kooxda Barcelona Adriano oo xalay ku dhaawacmay kulankii koxdiisa 3/1 uga badiyeen kooxda Rayo Vallecano ayaa la tibaaxayaa  in uu garoomada kaga maqnaan doono muddo u dhaxeeysa afar illaa iyo 6 todobaad iyadoo uu ka dhaawacmay bowdada midig .

Adriano ayaa dhaawacaas la kulmay qeybtii hore ee ciyaartaas iyadoo taasina ay keentay in lagu badalo laacibka ay isku dalka yihiin ee Dani Alves .

War ka soo baxay Barcelona ayaa lagu sheegay in laacibka dhaawiciisu uu muddo garoomada ka fogeynayo , waxa uuna sidaas kaga maqnaanaya kulanka Barcelona iyo PSG ee wareegga 8-aad ee Champions League iyo dhowr kulan oo horyaalka Spain ah .

 

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

6 Responses to Adriano Oo Dhaawac Dartii Seegaya Kulanka Champions League Ee Ay La Leeyihiin PSG.

  1. messi Reply

    19-March-2013 at 5:30 pm

    adriano dhib malahan ciyoo nosokac viva barca

  2. maxamad Reply

    19-March-2013 at 12:21 pm

    waa waray xeli xun ayu dhacawan kuso aaday shut lkin dhib psg waa la cuna sxb fifa barcelona and manchester united

  3. sef Reply

    18-March-2013 at 6:54 pm

    love

  4. Caaqil cade Reply

    18-March-2013 at 4:48 pm

    waa nasiib darro xillixun buu dhaawacmay kulanka championka sidoo kale rag kale ayaa maqan oo ganaax iyo dhaawacyo kumaqan bal waan arkeena wixii soo kordhaa. viva barca

  5. qasaaaye Reply

    18-March-2013 at 4:22 pm

    afdf waa ciyaaryahaan

  6. Kayse Reply

    18-March-2013 at 3:37 pm

    Hapenki ac milan iyo Barsenola wada ciyara yen aya waxaa mel hol ah ciyarta ku wada dawanayey dhaman ciyartoyda real madrid marki uu missi 2goal dhaliyay aya makel essian yir ninkan waa lacibka adunka isago ola jeda missi ronado o hadalka maqlayey ay xanaqay o dhaladi ladawanaye capitan u haystay ku shupay +27746801859 wax waka waydi wararka koxaha Barsenola iyo arsenal

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>