
Xiddiga kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa sheegay inay ixtiraam u hayaan macalinka sii hayaha shaqada kooxda Jordi Ruora balse ay tabeen tababaraha Tito Vilanova.
Isagoo u hadlayay TV-ga ka soo baxda dalkiisa Argentina TvC Sport, Lionel Messi ayaa qirtay in tababare Tito Vilanova oo haatan daweyn kansarkiisa ah ay ugu socoto New York, in maqnaanshihiisa laga dareemay Camp Nou.
“Maalmahan tababaraha waa mid aad iyo aad u muhim ah. Tan iyo intii uusan Tito halkaan joogin, waan dareenay maqnaanshiyihiisa. Waan ixtiraamnaa Jordi Roura sababtoo waa sii hayaha xilka tababaraha, waxaana uu isku dayayaa inuu naga caawiyo inaan badino, laakiin tababaraheena waa Tito, dhabarjab xoogan ayayna nagu aheyd markii uu baxay” ayuu yiri xiddiga reer Argentina.
Waxaa wax laga weydiiyay Messi dhaleeceyntii ugu danbeysay ee kooxdiisa la kulantay oo la xiriirtay qaab ciyaareedyadoodii liitay, waxaana Messi uu weeraray dadka dhaleeceeya Barcelona isagoo yiri:
“Hada ka hor Pep Guardiola waxa uu yiri marka koox ay badineyso mar walba ayna ku guuleysaneyso wax walba dadka waa ay ka caajisaan, waxaana ay doonayaan in koox kale ay badiso, sababtaas darteedna waxa ay doonayaan inaan guuldareysano.” ayuu hadalkiisa raaciyay.
“Waxaa jiri kara sababo kale oo ay u doonayaan inaan guuldareysano. Kama aanan fekerin, xiisana iguma heyso sidoo kale. Waan ka warqabaa inay jiraan dad badan oo rajeynaya inaan guuldareysano, laakiin kama fekerno iyaga.”
Ibraahim bidaaye cabdu lahi
19-March-2013 at 11:52 am
Waa sax figradisa messi
Abukar banyaa
18-March-2013 at 9:56 am
Viva man u
Abdi hasan
18-March-2013 at 1:42 am
Wan qadnay laliga hadane championka ayaa noharsan wana kudareyna.
Saki
17-March-2013 at 10:38 pm
Right yaes that is what l went
Saabir taakow
17-March-2013 at 9:20 pm
Kkkkk viva barca and man city
Caaqil cade
17-March-2013 at 6:55 pm
waa sidaa messi dadka neceb barca waxba kaama gelin dantaada ka raaco, haduuba horyaalka kuu muuqdo waxeey rabaan hasheegaan ileeyn cadow lamawaayee, tankale waa run waalatabay macalin Tito vilanovo, kansii haya ah waa laga fiican yahay. viva barca
dhiirane
17-March-2013 at 6:05 pm
somalidu waxba kama yaqaanaan sport maxaa yeelayay koox hadii la yidhaahdo bilaa gool haye ha dheesho ma suuroobaysaa tababaruhuna waa sidaa ogaada taas
ceynte
17-March-2013 at 5:46 pm
asc salan sare aqayarta laacib .and tagerayasha Barcelona hadan kahadlo hadalka laacibka adunka ee messi wasax macalinka watabnay sihayaha tababaraha qebrad umalahan shaqadan marka iyado tababare heysan ayeyna badineysa koxdu waa barcelona 4yers 14caps 4yers 4bolan,dor, yayeli karo viva the king of dribbling messi10 and jeck welshare10
fey dzёko
17-March-2013 at 5:02 pm
kkkkkkkkkkkkkkkk
ar qosol badna war ilen ninka gaban wa hadla qatar iga dheh
viva-somalia premier league
hassan
17-March-2013 at 4:45 pm
dadka waxeey dhihi jireen barcelona maa tababare ubahan lkn waa la,arakay in oo ahaa gardiyole macalin ween hadane tito sido kale dad waxasi ka dhadhacsanaa hada ha arkaan xalada
nimcaanshariif
17-March-2013 at 3:15 pm
waa runta lkk dadka jecel maxay kafaidayaan laliga wadqaden chanpiona wadqadaysan insha allah viva meesi&xavi$inesta and all barcelona
Cfatax dayib(fadka)
17-March-2013 at 3:09 pm
Way iska cadahay in barsa daciiftay