Daily Mail: Ronaldo Oo Qorsheynaya In Uu Ka Huleelo Garoonka Santiago Bernabéu Ee Real Madrid. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Spain » Daily Mail: Ronaldo Oo Qorsheynaya In Uu Ka Huleelo Garoonka Santiago Bernabéu Ee Real Madrid.

Daily Mail: Ronaldo Oo Qorsheynaya In Uu Ka Huleelo Garoonka Santiago Bernabéu Ee Real Madrid.

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 15-03-13 8:59 AM

260985hp2

Wargeyska Daily Mail ayaa laga soo xiganayaa in xiddiga Real Madrid Ronaldo uu qorsheynayo in uu ka huleelo Real Madrid xilli ciyaareedka sanadka dambe xiligaas oo u dhaw marka hishiiskiisa haatan uu dhamaanayo.

Daily Mail ayaa ka soo xigatay wakiil ciyaareedka Ronaldo ee Jorge Mendes in mustaqbalka Ronaldo ee Real uu mugdi sii galayo sababo la xariira wadahaladii ku aadanaa in hishiis cusub uu saxiixo ay hakad galeen iyadoo Real aqbali la`dahay shuruudda Ronaldo ee ku aadan sii joogitaankiisa muddo sanado ah garoonka Santiago Bernabeu .

Ronaldo ayaa hishis 6 sano ah ugu yimid Real xagaagii 2009-ka isaga oo ka yimid Man United, waxaana si weyn laacibkaan u xiiseynaya kooxo dhowr ah oo ay ugu horeeyaan United iyo PSG ee dalka Faransiiska .

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

32 Responses to Daily Mail: Ronaldo Oo Qorsheynaya In Uu Ka Huleelo Garoonka Santiago Bernabéu Ee Real Madrid.

  1. yaya jvc Reply

    19-March-2013 at 11:43 am

    CR7 WAXA UU SPAIN UGA CARARAYAA LIOMEL MESSI KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  2. Abuukar Reply

    18-March-2013 at 6:35 pm

    Real madrid haduu katago c.ronaldo ma bur bureysa mise waxey naqo neysa mid kamaranta sida man oo kale

  3. Yaasiin maxamuud ibraahim Reply

    18-March-2013 at 7:41 am

    C.ronaldo waa laacib lagu kalsoonyahay laacibkaaskamatagayo koxda real haduukatago waxa uu aadayaa man united waa laacib isku kalsoon calamka laga yaqaano waana la ugyahay inay kabaqayso barcilona c.ronaldo

  4. c/fitaax oslo Reply

    17-March-2013 at 2:03 pm

    run ahaanti ani ma taagersani fikirka ah in uu messi ka wanaagsan yahay ronaldo maxaa yeelay messi wali waxa uu ku suganyahay gurigii uu wax ku soo bartay ronaldana waxa u so maray saddex koox inta hadda aan ogsoonahay waana la arkay in uu isku kalsoonyahay xataa haduu real madrid ka tago waxba ma u dhibeyso lakiin lionel messi ma isku kalsoona mana aadi karo naadi kale hadduu aadana waa uu fashilmaya somaliduna waxey tiraahdaa nin dhul soo maraa dhaaya leh ana waxaan leeyahay ciyaar yahankii kooxo dhoor ah soo maraa waxna aana iska badalin ayaa laacib ah by laacib.net

  5. ramadan hassan Reply

    16-March-2013 at 2:40 pm

    anigu waaan oo dhanlaha lional messi wax gadhayo majiro waa ciyaryanka ugu fican adunka laakin christiano ronaldo haddu katagu rael madred okhasari laacibnimadiso way dhici sidi loo xisaynayey loma xisanayo wana lanici dona haya by by wad madsan tihin laacib net

  6. C/lahi lampard mrA viva arsenal Reply

    16-March-2013 at 10:04 am

    Asc aqayarta dhaman ee laacib runti hada shaqsi ahanteyda kahadlo ronaldo waxan kudhihi lahay in iska jogo viva realmadrid ama u i mado man u ama arsenal

  7. Dr: yaya axmad maxamed Reply

    16-March-2013 at 9:36 am

    Rolando waa laf dhawarka koxda real. Saan filaayana malaga yabo inuu katago ronaldo ma.ahan

  8. Mahamud Reply

    16-March-2013 at 9:12 am

    Shaqsi ahaan waxay ila tahay inay ronaldo u dhamaatay waxaan dhihi lahaa iska aad xagaa iyo seria B portugal kkk

  9. cilmiboldhari Reply

    15-March-2013 at 11:41 pm

    Well come back ronaldo home kagii hore oldtraford waa lagaa jecelyahay by

  10. Abduu Reply

    15-March-2013 at 11:39 pm

    Waxan aminsanaha Ronaldo haduu katago koxda real madrid ee kadhisan dalka spain inuu ficnan doono maxa yelay waxa halkas joga liona messi oo ah nin jabiyay rekoro badan mustaqbalka Ronaldo waxu kuxiranyaha manchester united iyo mamulka koxda

  11. Afatax obsiye Reply

    15-March-2013 at 10:53 pm

    Ma dhacayso inuu rolando ka tago real madrid hadii ay dhacdana waxa hoos u dhacaya qaab ciyireedkiisa waxayna ku qaadanaysaa wakhti bdn inuu la qabsado kooxda uu tagidoono markaa waxa u roon inuu iska joogo koxdiisa waxkastaba ha ku qaatado

  12. man u Reply

    15-March-2013 at 7:04 pm

    Wellcome back ronaldo7

  13. guuleed Reply

    15-March-2013 at 6:48 pm

    ronaldo xaguu tagayaa real sanadkan wuxu ku qaadanayaa best player 2o13 marka uu joogaya uuna kaga fadhiisanaya sidii zidane viva cr7

  14. abdirisak mohamed Reply

    15-March-2013 at 5:10 pm

    aniga waxaan dhihilahaa in aad iska joog did realmadrid maxaayeelay waa koox aad weyn oo qofkii u ciyaaro uu sumacd kuleeyayah dunida

  15. Baariyow united fans Reply

    15-March-2013 at 4:53 pm

    Ronaldo welcme back

  16. Jamaaludin Reply

    15-March-2013 at 4:24 pm

    Cr7 well come your home real kasotag old traford imaw thanks

  17. jacayl Reply

    15-March-2013 at 2:35 pm

    Ronaldo well came home

  18. ckriin Reply

    15-March-2013 at 1:08 pm

    ronaldo haduu man ku soo noqdo wx lagu soo dhawaynayaa koobab is daba jooga si uu ugu guulaysto bolan DOrka leugue ingiriiskuna wxu noqonayaa xidig yeesha 12 ciyaar yahan ee ugu xariifsan aduunkuna way is badanayaa

  19. Nouh' Reply

    15-March-2013 at 12:46 pm

    Reer barcelona ronaldo way ka baqayan belse ronaldo manta iyo maalin u dhowba meel uma socdo.
    Mida kale reer manchester shalay adinko arkayo ayu idinkaso tagay mantane ma idin so socdo ronaldo
    viva real

    • Dhahar Reply

      16-March-2013 at 1:03 pm

      Ronaldo ha aado seria waayo laliga waxaa Jooga Aabaha kubada cagta ahna rikoodh jabiye leon messi waayo ronaldo ranaldo inta messi nool yahay rajo kama qabo laacibtinimo dadka le barcelona ronaldo ayay kabaqaysaa barcelona waxay haysataa Aabaha kubada cagta messi kubadqaabeeyayaasha Aduunka iniesta iyo xavi

  20. Nafiso man u Reply

    15-March-2013 at 12:37 pm

    Wl back swt home waa hubaal inu laacib adun yahay kuso laabo homeki magaca ku yalatay

  21. kkkkkk ilaa qusla Reply

    15-March-2013 at 12:09 pm

    ronaldo iskabax mel messi joga laacib adunka kama helesid ispen waxa qorey ak 47 ku hasto viiiiva barka

  22. M.alonso Reply

    15-March-2013 at 11:22 am

    Dadka tagero barca sida lacib.net aya bun buninaya inu ronaldo ka tagayo real aniga waxan le yahay ronaldo mel u u socdo malahan hadi ay dhacdo inu real ka tagana real way u dhutinaysa wa xidig wayn viva CR7

  23. M.alonso Reply

    15-March-2013 at 11:22 am

    Dadka tagero barca sida lacib.net aya bun buninaya inu ronaldo ka tagayo real aniga waxan le yahay ronaldo mel u u socdo malahan hadi ay dhacdo inu real ka tagana real way u dhutinaysa wa xidig wayn viva CR7

  24. Gacmadays Reply

    15-March-2013 at 11:09 am

    Ronaldo hadi ubaxo real way ku guleysan karta kopap bdn shda champions liga kaka o ka ciyar fcn aya fursad helayo ronaldo waxa u uga tagay wa mise dartis anke takera yasha riyal ama murinho anke mise o goal iska dhalayo aye layapan yhn marka brca wa nadika adunka inta ronaldo man u hadi u tago kursika keygdka fifa nadika adunka mise inyesta xavi vila fbrgs an pekey pedro and hazard an oscar mata lampardo try an chec and faynus afar afarta garonka riyada

  25. Ali dhagtary Reply

    15-March-2013 at 11:06 am

    Hdi u ronaldo u ka tago real madrid uma maleynayo iney real galeyso koxaxa ugu waa weyn adun waxey fursad u tahay koxda cadowga iney farxeyso

  26. nuur Reply

    15-March-2013 at 10:43 am

    ronaldo hadu ka tago realmadrid mustaqbalkissa wuu dhumaya hadi u ka tago madrin na ma u oomananeyso bye ronaldo

  27. Abshir salmaan Reply

    15-March-2013 at 10:38 am

    C.ronaldo hadii uu katago kooxda dhib kuma jira . Waxaa hada kooxda jooga laacibiin waaweyn sida luca modric iyo benzema . Waxayna kooxda keeneysaa laacibiin kale oo fara badan sida cavani iyo radamel falcoa

  28. Ronaldo Reply

    15-March-2013 at 10:29 am

    Hadi baxo waxa fursad qali heli dona
    kaka
    xidigo kalane wa lasobecina sida neymar ama cavani

  29. Ridwan dhiye Reply

    15-March-2013 at 10:29 am

    Wuxuu marayaa man untd lacibkani

  30. cali Reply

    15-March-2013 at 9:19 am

    laacibka mesha ookuhaminayo walayaqaanaah vive man utd

  31. Ronaldo haduu baxo waxaan Keenaynaa Neymar Iyo Falcao waa iska caadi haduu Baxo Micno male Waxa fursad heli doona Kaka

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>