Atletico Madrid Oo Qiimo Kordhin Real Madrid Uga Hor Istaageysa Saxiixa Radamel Falcao. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Spain » Atletico Madrid Oo Qiimo Kordhin Real Madrid Uga Hor Istaageysa Saxiixa Radamel Falcao.

Atletico Madrid Oo Qiimo Kordhin Real Madrid Uga Hor Istaageysa Saxiixa Radamel Falcao.

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 15-03-13 8:54 AM

260237hp2

Wargeyska AS ee ka soo baxa Spain ayaa daboolka ka qaadaya arinta wiiqi karta qorshayaasha uu weeraryahanka Atletico Madrid Radamel Falcao ugu wareegi karo Real Madrid marka suuqa kala wareega ciyaartooyda uu furmo .

Waxa uuna wargeyska xaqiijinayaa in maamulka Atletico Madrid ay sameeyeen qorshe ay uga hor istaagayaan Radamel Falcao in dariskooda Real aado xagaaga dambe maadaama uu jiro qodob ku qasbaya Real Madrid in ay bixiyaaan 15 milyan oo euro oo dheeraad ah taasi oo ka sara mareysa 60 milyan oo euro oo ah qiimo qoynta laacibka si saxiixiisa loo helo .

Wargeyskaan caanka ah ayaa ka soo xiganaya ilo ku dhaw maamulka Atletico Madrid in ay isla gaareen go`aan ah  in Radamel Falcao xilli ciyaareedkaan u safan doonin kooxda Real Madrid .

Waxaa xusid mudan in kooxda Atletico Madrid ay laacibkaan ka soo iibsadeen kooxda FC Porto xagaagii 2011-ka iyadoo ay uga baxday aduun gaaraya 45 milyan oo euro

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

9 Responses to Atletico Madrid Oo Qiimo Kordhin Real Madrid Uga Hor Istaageysa Saxiixa Radamel Falcao.

  1. Joogsade Reply

    17-March-2013 at 4:22 pm

    Falcao welcom to arsenal

  2. siciid ahmed Reply

    17-March-2013 at 10:50 am

    welcom to falco tho chelsea waxaad noqon doontaa halay laga xuso waqooyiga landon waxaad badalaysoo torres wuu baxayaa xagaaga adiga iyo isco waan soodhawaynayann marwalba

  3. kaka Reply

    16-March-2013 at 7:54 am

    falcao wellcame man utd sababta ugu wayn ee ku imaankaraa
    waa Hernandez oo ay si aada udoonayaan naadiga Atlético Madrid
    so wll came falcao man utd

  4. indhacade hogaamiyaha sports kismaayo Reply

    15-March-2013 at 2:11 pm

    welcome to real sxb waxaan kugu sodhaweyneyna realmadirid fc kakakakka

  5. M.deck Reply

    15-March-2013 at 1:47 pm

    Wlc to unted flco bst strk in the world

  6. Mahamed Reply

    15-March-2013 at 12:29 pm

    Falcao welcome to chelsea the best strik in the world ayaa tahay waxa aad bada leysaa toress xagaayga so aad dan isco adni ku so biir chelsea waxa jogaan xidigaha yarayar oscor hazard mata ba tababare murinho the best team in the world

  7. kaizer Reply

    15-March-2013 at 10:29 am

    Ku soo dhawaaw real madrid aan leeyahay sxbyaal

  8. Mume Reply

    15-March-2013 at 9:44 am

    Falcao wel come to chesea

  9. Yaasir kagawa Reply

    15-March-2013 at 9:38 am

    Wellcome to real falcao

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>