Tababaraha kooxda West Bromwich Steve Clarke ayaa bilaabay in weeraryahankiisa amaahda ugu jooga Lukaku ku cadaadiyo in uu ku qanciyo in kooxda hal xilli ciyaareed oo kale la sii joogo si ay uga faa`ideystaa farsamadiisa .
Xidigaan ayaa qudhiisa aamisan in xiligaan la joogo uusan boos joogto ah ka heleyn kooxda Chelsea ayna muhiim u tahay in uu qibrad ku sii qaato kooxdaan West Bromwich .
” Go`aanka ugu dambeeya waxaa leh kooxda Chelsea balse waxaan dooneynaa in laacibkaan sanad kale uu la sii joogo kooxda , waxaana haatan wadahadalo la furnay Lukaku” ayuu yiri tababaraha West Bromwich.
” Waxaan dooneynaa in Lukuku sii xoojisto qibradiisa si marka uu Chelsea ku laabto uusan u galin kursiga keydka , haatan aad ayuu u sii hor marayaa laacibka” ayuu ku sii daray Steve Clarke.
Chelsea ayay laacibkaas kaga baxday la soo wareegidiisa 18-milyan oo gini mana uusan helin ka qeyb gal wanaagsan kooxdiisa taas oo keentay in xagaagii hore amaah lagu diro , waxa uuna haatan dhaliyay 12 gool ka dib 25 kulan oo uu saftay West Bromwic .
jaamac
28-February-2013 at 2:27 pm
am luka waa ciyaaryahan qaali ah sida lampard oscar ba haz moses luis mikal
Mazacar
28-February-2013 at 1:19 pm
Way fican tahay in uu la sii jogo hal sanno kale viva cfc
daada
28-February-2013 at 12:18 pm
viva.unuka.kakakakakakakaka.waa.wada.xoogase
eden hazard
28-February-2013 at 12:05 pm
anigo ka hadlayo dhinac luk
Hussein carfaaye fifa Real madrid
28-February-2013 at 11:08 am
Lukaku wa so laabana sanadka dambe asiga aya noqonaya weraryahanka 1aad chelsea
chelsea Tv and barce Tv
28-February-2013 at 10:48 am
luka waxu kuso bxay fantastic ana idin kala hadlayo r0manka iska qaata an0ther year mida kale goal keeper kena courtios xalay wan daawanayey sida u cayaray wa fantastic asna belgium player so wada laabta filiani wa laso iibina sanadka danbe waxay chelsea u kala baxe
SPAIN VS BRAZIL
ENGLAND VS BELGIUM
Sharci yaqaan
28-February-2013 at 10:01 am
waa in uu sii joogaa naadigiisa labada sana soo socota si uu u helo qibrad waxa uu jiraa 19 sano qandaraaskiina waa dheer yahay meeshaasna hada shaqa fiican buu qabtaa waxa u sameeyay hor mar sida uu ugu tagay chelsea
oskar
28-February-2013 at 9:59 am
iska haysta anagu waxba kufali mayno lukaku
waxaan haysanaa torres,ba,mata,haserd,oskar moses,remires