Tottenham Oo Gaashaanka U Daruurtay Dalab 40 Milyan Ah Oo Real Ay Ku Dooneyso Bale | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Tottenham Oo Gaashaanka U Daruurtay Dalab 40 Milyan Ah Oo Real Ay Ku Dooneyso Bale

Tottenham Oo Gaashaanka U Daruurtay Dalab 40 Milyan Ah Oo Real Ay Ku Dooneyso Bale

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 28-02-13 10:47 AM

Gareth BaleWarbixino ka imaanaya Ingiriiska ayaa sheegaya in kooxda Tottenham ay gaashaanka u daruureen dalab rasmi ah oo kaga yimid Real Madrid kaasi oo gaaraya 40 milyan oo gini oo ay ku doonayaan xidiga kooxda ee Grateh Bale.

Tottenham ayaa la tilmaamayaa in laacibkaasi hadiiba ay dhacdo in ay fasaxaan in kaliya ay kaga samri karaan aduun gaaraya 60 milyan oo euro halka Real-na u muuqato in taas ay ku adag tahay .

Kooxdaan reer Ingiriis dhankooda waxa ay u muuqanayaan kuwo fasaxaya laacibkaasi xilli badelka Gareth Bale ka heleen kooxdaReal Sociedad ee dhashay dalka faransiiska Antoine Griezmann kaasi oo ay haatan wadahadalo la fureen.

Waxaa xusid mudan in hishiiska Gareth Bale ee Tottenham uu dhamaanayo sanadka 2016-ka , waxaana ku baxaya bixitaankiisa lacag gaareysa 50-milyan oo euro , waxa uuna Bale doonaya in uu ka soo ciyaaro horyaal ka baxsan kan ingriiska , waxa uuna aad u xiisenaaa kooxda Real Madrid.

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

19 Responses to Tottenham Oo Gaashaanka U Daruurtay Dalab 40 Milyan Ah Oo Real Ay Ku Dooneyso Bale

  1. Mr cbdi rxman siyame Reply

    01-March-2013 at 1:18 am

    Magac iyo sharf spurs ayu ku leyhy waxan dhihi lahaa ha jogo spurs hadu real tagna inkasta uu boos la an u la kulmi doona came to man unted

  2. Honest cadde caawiye Reply

    28-February-2013 at 10:51 pm

    Hadii aan ahay taagere tottenham wan huba bale haduu baxo in aanan udhutineen maxa yeelay waxan lasoo wareegi rabnaa gariezmann waxana heysanaa lacibin da yar aadna udaadala viva spurs viva all players of hotspurs

  3. Mayow Reply

    28-February-2013 at 9:35 pm

    Garieth bale ha iska jogo totaham xadikale waxa kudhacayo sidi sxb ki modric no real no no real yes totaham mustaqabkaga man untd

  4. NUM.9 EELGARAS Reply

    28-February-2013 at 9:01 pm

    Hadu imado intu ka dheli

  5. DJ Abtiyo Reply

    28-February-2013 at 2:26 pm

    Umaqalmo 60 m euro gareth bale sanadkan way u noqotay kaliya maahe wax u garanaya male viva jack wilshere

  6. zaki Reply

    28-February-2013 at 1:59 pm

    midkan dhahaya ronaldo miyaa markey 60 dhahaayan ronaldo waqtigiisa waa soqatay bale wali mustaqbal ayuu leyahay waxadna arkidontan marka ronaldo iyo bale leeyski badasho markas hadalkan kuhadal tageranimo ayaa idindileeysa hadaa tihiin reer madriid hadeey ubadato 20 milyan iyo asaga ayaa qadaneeysan ronaldona waad iska bixineysan

  7. C/laahi muqtaar Reply

    28-February-2013 at 1:43 pm

    Bale ha’aado real wuuku saxsan yahay

  8. c.x.h Reply

    28-February-2013 at 1:28 pm

    hadii aa nahay tagero SPURS BELE meel ma inaga aadaayo haduu naga tagana waxa ku dhici doonto sidii ku dhacday luka modric o kale viva tottenham and AVBOSS

    • Al aziz Reply

      28-February-2013 at 4:59 pm

      Sxbow wax ad tagyerto mad wayse marki totenham tagyereyo yahu

  9. Cade Reply

    28-February-2013 at 1:26 pm

    Bele go for real madrid

  10. Polo Reply

    28-February-2013 at 12:51 pm

    Tagerayasha realmadrid haiska iloban lacibka bale 60 milyan o gini hadadnan awodin man u ayn kagadena dabcan

  11. indhacade kismaayo Reply

    28-February-2013 at 12:36 pm

    waaan heeysanaa ciyaariyahano fiican oo garbaha ka dheelo sida C.ronaldo iyo Angel Di Maria laakiin hadana waxaan ubaahanahay qof badal ah oo tayo leh sida Bale marka waxaan leeyahay soo raax sxb Modric waxaana real kasugeeyna keenista Bale Viva real

  12. jbl Reply

    28-February-2013 at 12:25 pm

    Sax saxb muhanad wan kugu racasanahy asxbtana dabcan ols wey nala jiri donaan by the way wad mahadsan tahiin aqiyata

  13. Taageerayasha man u ninka ug Foosha xun Reply

    28-February-2013 at 11:45 am

    Xidigani wuxuu ku wacan yahay real markaasuu muuqanayaa lkn totteham waxba kama aha hada

  14. muhanad Reply

    28-February-2013 at 11:36 am

    lkn ree real madrid asxabebey hada ana bale runta marka aan u hadalno waa lacib lkn hada anaga baahi sidaas u wayn ma u qabno ayaan is leyahay wayoo garba waan haysanaa ninkaga waa 11 unbuu ciyaraa iyo iyo 3 mARKA lacagtaas anaga waa nagu badan tahay hadaan nahay real madrid

  15. Rashkaaak Moha Reply

    28-February-2013 at 11:31 am

    Viva real madrid bale wellcame to real

  16. Abdirahman Reply

    28-February-2013 at 11:11 am

    Bale mustaqlbal fcn ayuu leeyahay waa inay iska fasaxaan tettenham waayoo baahidiisa ma dabooli karto tottenham

  17. c.7ronaldo Reply

    28-February-2013 at 10:58 am

    kkkk totanmah wey riyoo nayaaan markuu heshiiskisa dhamaado ayaan qada donaaa hada angi di mari ayaa noo jogo ronaldo miyaa markee 60 dhahaayaan mise wax maskaxda la miyaa gadanaa

  18. asad Reply

    28-February-2013 at 10:56 am

    Well came bale real aya ku fican athay kasotag totham

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>