Sergio Aguero Oo Qiray In City Sanadkaan Rajo Ka Laheyn Horyaalka, Kaliyana FA Cup-ka Xoogga Saarayaan. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Sergio Aguero Oo Qiray In City Sanadkaan Rajo Ka Laheyn Horyaalka, Kaliyana FA Cup-ka Xoogga Saarayaan.

Sergio Aguero Oo Qiray In City Sanadkaan Rajo Ka Laheyn Horyaalka, Kaliyana FA Cup-ka Xoogga Saarayaan.

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 28-02-13 2:02 PM

Sergio_Aguero_1993751c

Weeraryahanka kooxda Man City Sergio Aguero ayaa qiray in rajadii kooxdiisa ee horyaalka ay dhimatay maadaama 12 dhibic ay ka hoos mareen kooxda Man United balse uu aamisan yahay in fursad kale ay haystaan..

Wargeyska The Sun ayaa ka soo xigtay laacibkaasi in City ay xoogga saareyso koobka FA Cup-ka iyadoo uu aamisan yahay in taasi ay magdhaw u noqon karto guul darada City ka soo gaartay horyaalka.

” Waan aaminsanahay in City awoodin ay ku guuleystaan horyaalka balse taasi ay ku xeran tahay heer ciyaareedka ciyaartooyda ” ayuu sii raaciyay laacibkaasi Sergio Aguero.

Inkastoo weeraryahankii sanadkii hore guusha gacanta u giliyay City daqiiqadihii geerida uu aamisan yahay in sanadkaan gacanta ka taageen horyaalka ayaa waxaa dhawaan uu sheegay goolhayaha City Joe Hurt in rajada City weli aysan toos u dhiman .

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

20 Responses to Sergio Aguero Oo Qiray In City Sanadkaan Rajo Ka Laheyn Horyaalka, Kaliyana FA Cup-ka Xoogga Saarayaan.

  1. CHELSEA Reply

    01-March-2013 at 11:47 am

    haha war city hadad ba bi isay rajadenii premear leage iska ilowa fa cup chelseacup inlobixiyaya maogidiin miya women united haqadato horyal anagana fa cup iyo eyropean cup viva chelsea fc

  2. abdifataah Reply

    01-March-2013 at 9:12 am

    Kkkkkk he is already give up not only aguaro but also maccini had already said the diffrence wil be van persie;

  3. yaasiin daahir Reply

    01-March-2013 at 4:00 am

    labada manchesteba ha iska ilopen fa cup kan
    horta united sidaanan ku goostay horyalkana city ayan urajaynayaa 12-3:9 inta kale waa adiga iyo dadaalkaga iyo wexey arsenal kuu qabato nasiib wcn

  4. Lilmuu_citizens_ Reply

    28-February-2013 at 11:31 pm

    laacib see wax u wadaan hee goal.com ayan hada aqriyay waxayna leyihiin (aguero believes dat his side can still win da premier leage title)
    Ila fiirsha hadaad been moodaan.

  5. C/llahi adan dilixow Reply

    28-February-2013 at 9:45 pm

    Fakirkeyga waxa aytahay in ay city qadikarto wayo sanad ki hore waxa nogala hayey 8 dhibcot iyada o afarkulan dhintahay by by by

  6. phelip Chuku Reply

    28-February-2013 at 6:19 pm

    isdhiibi okaa Real ba 16 dhibcood baa laga sareya mana
    isdhiibine kkkkkkkkkkkkkkk

  7. Karo Reply

    28-February-2013 at 6:08 pm

    That is true

  8. Qaalin geel Reply

    28-February-2013 at 5:45 pm

    War hadalinina arsenal wayo sanadkan primer legue viva cazola, giruod, welcot all player of arsenal.and our coutch arsen wenger

  9. jihaweyn Reply

    28-February-2013 at 5:35 pm

    wali lagama quusan koobkaan lkn dhaliil ayaan usii jeedinaa bahda laacib.net waxaad maalin waliba kadahashaan ingiriis itaaliya speyn aaway huryaalku ugu xiisaha badan waqtiga lajoogo ee jarmalka jwb

  10. yaya toure vs jack rodwell Reply

    28-February-2013 at 5:15 pm

    kk.k,k.k.k.k,k.k,k

  11. van .PERSIE Reply

    28-February-2013 at 3:42 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. mahad' casri Reply

    28-February-2013 at 3:25 pm

    .norwich 3dhibic
    .city 3dhibic
    .arsenal 3dhibic
    .chelsea 3dhibic
    k.k.k wax kale oo ku adkeyo lama weynayo saas ayaan ku qaadeyna markale primeir league ga waxey noqeysa mucjiso viva city

  13. c.qaadir Galeer Reply

    28-February-2013 at 3:22 pm

    premier league iska day fa cup ayaan rabna sanadka iska dul qata ilmo ayaad tihin wax cup ma qadeysan Viva Tom Cleverley And Danny Welbeck

  14. V.persie king of premier Reply

    28-February-2013 at 2:53 pm

    Man united oo lagarayay yaa xasuusta?uma malenayo qof xasusta in ay jiro waxey eheed 19/11/2013 norwich midaasoo udiganta in analga badin norwich wixi kadambeyeey wataana nala ciyaareso sabtida kacabso man untied viva sirka,rvp,rooney chicha,kagawa.degea,vidic,nani,young,rafael.gigs,scholes,clevery evans,

  15. ibrahim jecelow Reply

    28-February-2013 at 2:46 pm

    waa runtiirajo dambe maleh man city

  16. yaya toure vs jack rodwell Reply

    28-February-2013 at 2:46 pm

    waa run hadey waayo barejadoda aya badan tartankan dhanba waxa laga badiyey sadex jeer marka draw goda badan viva mcfc and ac mlno

  17. Wayn rooney Reply

    28-February-2013 at 2:43 pm

    Mxa cala calka kenay wax ad isku heysan ma lahan city waligey wey ogeyd mar hadi united so jesato koox qabani iney jirin am soory city waqtigina wad so qadaten xita fA wad ka baxeysin waliba united aya horesa wana ka baxeysin koob walbo viva rvp20 rooney10 nani17

  18. Baleti Reply

    28-February-2013 at 2:32 pm

    Wan runtis viva RvP

  19. Hargo Reply

    28-February-2013 at 2:30 pm

    City aad ayay u ciyaar wanaagsan tahay balse guusha ayaa raaci wayday chelsea sida ay uga badisay haday match-kasta u badin lahay sidan uma hadleen sergio kun aguero

  20. Adan Reply

    28-February-2013 at 2:09 pm

    Laacibkas wa runtii rajadii horyalka dhanbay ujanjedhsatay viva man united.

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>