Real Madrid Oo Weydiisan Doonta Xiriirka K/Cagta Spain In Finalka Copa del Rey Lagu Qabto Camp Nou. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Spain » Real Madrid Oo Weydiisan Doonta Xiriirka K/Cagta Spain In Finalka Copa del Rey Lagu Qabto Camp Nou.

Real Madrid Oo Weydiisan Doonta Xiriirka K/Cagta Spain In Finalka Copa del Rey Lagu Qabto Camp Nou.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 28-02-13 2:56 PM

20130227dasnasftb_48

Real Madrid ayaa weydiisan doonta xiriirka kubada cagta Spain in finalka Copa del Rey lagu qabto garoonka Camp Nou ee kooxda Barcelona, sida ay ku warameyso jariirada AS.

Kooxda Los Blancos ayaa la filayaa inay hordhigto xiriirka dood la mid ah tii finalkii sannadkii hore ee Athletic Bilbao iyo Barcelona ee la doonayay in lagu qabto Santiago Bernabue taasoo aheyd inuu yahay garoon dhexdhexaad ah islamarkaana taageerayaal badan uu qaadayo.

Hadii dalabkooda la aqbali waayo, sida AS ay sheegeyso Madrid ayaa soo jeedin doonta in finalka Copa del Rey lagu qabto garoonka Valencia ee Mestalla ama kan Sevilla ee Olympic Stadium oo sidoo kalena loo yaqaano La Cartuja.

Madrid ayaa cadaadis kala kulantay sannadkii hore xiriirka kubada cagta Spain oo ku aadanaa in finalka lagu qabto Bernabeu, laakiin kooxda ayaa si aad ah uga soo horjeeday inay ogolaadaan in kooxda ay xafiiltamaan ay koob ku qaado garoonkooda.

Waxaana ay ay ku doodeen in dayactir lagu sameeyno kuraasta garoonka iyo suuliyada garoonka, taasoo markii danbe keentay in finalka Copa del Rey lagu qabto garoonka Atletico Madrid ee Vicente Calderon, waxaana Barca ay koobka ku qaaday 3-0 oo ay ku garaacday Bilbao.

Capture

30 Responses to Real Madrid Oo Weydiisan Doonta Xiriirka K/Cagta Spain In Finalka Copa del Rey Lagu Qabto Camp Nou.

  1. asad 124 Reply

    01-March-2013 at 8:32 pm

    That is good work

  2. bashir abdulaahi Reply

    01-March-2013 at 3:53 pm

    laacib.net

  3. Captain mohanio Reply

    01-March-2013 at 12:46 pm

    K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k,k ala real maskax badna wecelki messi ecuryanka aha yay rabn inay qandho kudilan. K.k.k.k.k.k

  4. Why always we 20 Reply

    01-March-2013 at 10:35 am

    Kkkkkk wa arin fican wlh viva united and real

  5. Buluuska Reply

    01-March-2013 at 7:39 am

    K,k,k k k, k k, k,k,k,k,k,k,k, camp nou wuxuu noqday karoon lagu tashto

  6. Maskin Reply

    01-March-2013 at 5:15 am

    Sax laakiin man u ayaa kareeceso saas waaye viiiiiiiiv man u and milan

  7. Wadani Reply

    01-March-2013 at 2:31 am

    Reer fc boorash dan aya idiinku jirta in lagu qabto finalka camp nou waayo dhaqale fara badan aya idinka sogelaya e intaad real ka cadhonaysan casharkay idiin dhigtay ka faa’iidaysta fursada dhaqaale gaajayahay aad boorash ku iibsatiine markad leedihin real sanadki horay iyaba diiday garonkeda mad isku dhererinaysan real gaajo iyo baahi uma hayn lcgta garoonka kasobaxaysa dhaqale kufilana wa haysata marka fc gaajo wa jaanise ka fa’idaysta intasaba kobkaba idinka badane HALLA MADRID

  8. Abdi shakuur dayib Reply

    01-March-2013 at 12:06 am

    War shalay waanqabnay realmadrid waana nagihii barce hal ciyaar oybadisay waxba yaynan farxin waxey notalaa sabtida insha alah

  9. Rashka Reply

    28-February-2013 at 10:59 pm

    Waaaw garaanka Barca waa mid Real u sancan inay ku badiso waayo barca ayay ku garaaceen oo ay messi kaga siiyeen madaxa ayaa I xanuuni mee record kii uu rabay ee ahaa inuu ciyaaraha barca oo dhan ka qayb galay sanadkan, viva Real 6…..0 at.madrid in camp nou.

  10. Rashka Reply

    28-February-2013 at 10:58 pm

    Waaaw garaanka Barca waa mid Real u sancan inay ku badiso waayo barca ayay ku garaaceen oo ay messi kaga siiyeen madaxa ayaa I xanuuni mee record kii uu rabay ee ahaa inuu ciyaaraha barca oo dhan ka qayb galay sanadkan, viva Real 6…..0 at.madrid in camp neou…

  11. c.qaadir Galeer Reply

    28-February-2013 at 8:17 pm

    Nou camp ayaan jecelnahay marka finalka waa halkas

  12. chelsea Tv and barce Tv Reply

    28-February-2013 at 6:39 pm

    it’s n0t macquul anaga mindha sanadki hore real magaraacin madrid wan ka badinay waxana codsanay bernabu way diiden anaga nh mayeelayn0 hadi kale lcgta kuraasta wa labo jibaar lkn damirkena mado0nayo hawenkas karfanta gashan inay cup qadan viva atletico madrid

  13. chelsea Tv and barce Tv Reply

    28-February-2013 at 6:36 pm

    marka ad idinka naga diiden bernabu see idinka yeelayna inad camp nuo cup ku qaadan o ku dabaal degtan in kasto aysan dhib u arkin mxa yeelay idinka hawena tihin maseer.net anaga wax dhib ah uma arakn0 hadi camp nuo lageyo 2 cup horyal ki iyo copa del ray laka yaabe atletico madrid ay qaadato mclin diego simeone shartisa way cadahay viva camp nuo n0t for sale

  14. goodir Reply

    28-February-2013 at 5:40 pm

    Bah-dilbay ladoonaysaa Real Barcelona kkkk , iyagoo arkaaaya inay ku hor dabaal dagaan garoon kooda koobkay kaga reebeen, caqli kkk

  15. axmed ronaldo Reply

    28-February-2013 at 4:59 pm

    waan kuraacnay arintaas ay yidhaahdeen real madrid waana arin wacan
    manadiidi karan xidhiidhka kubada cagta spain
    sidookale waanku dabaal degaynaa garoonkooda camp nou

  16. Mustafa Ozil Reply

    28-February-2013 at 4:34 pm

    Viva real for ever

  17. saacid abdullahi gedi Reply

    28-February-2013 at 4:28 pm

    waxaan maqli jiray aloow doqon hanoo jabin doqon aad garaaci jirtay haduu kaa badiyo booto meel kama jogaysid fc barcelona sanadkii hore saan kaaga reebeen koob laligana 3- 1 kugu soo garaaceen bernabeou hadana champions leage transid idinku mareen oo messi laba gool xariir ah idinku aamusiyay waxaa ka dhacday all portugal players out o waxaa lagu qoray derbiyada bernabea marka champion wax ka qaalisan ma jiro la iska reebo ma jirto taas xasuusta ciyaarna waa galin danbe oo sii dheer tahay tito oo ka maqan

  18. Abdifatah villa Reply

    28-February-2013 at 4:13 pm

    Wa wax an macquul gal aheyn real we isku dhexyaacday markan camp nou barca aya iska leh e xirirka kubada cagta spain iskama la.han VIVA BARCA AND REDS

  19. abdisalaan Reply

    28-February-2013 at 4:10 pm

    waa sax figrada real madrid waayo waa garoon dhexdhexaad ah hadii loo fiirsho Real iyo Atletico Madrid waxey kasoo wada jeedaan hal maqaalo sidaas darteeda xariika kubada cagta spain waa inuu aqbalo dalab kaas waana garoon dad badan qaadi karo ilaa 90,000 hala madrid cr7 is the best

  20. KACABSO LIVERPOOL Reply

    28-February-2013 at 4:04 pm

    LAGUQABAN MAAYO MANA AQBALAYNO KUMANA DABAAL DEGAYAAN GAROONKAYAGA

  21. wilshere Reply

    28-February-2013 at 4:01 pm

    kkkkkkkkk realmdrid waxa ubaratay in ku badiso garonkas mar walba

  22. Pergkamp we love u Reply

    28-February-2013 at 3:54 pm

    Kkkk barca ha qararto cupka wa ka rebnay wa ilmo cano so donta dawadana ka noqda marka cupka khadayno

  23. Somali boy Reply

    28-February-2013 at 3:52 pm

    Real madrid guul kkkk

  24. canadian barcelona Reply

    28-February-2013 at 3:42 pm

    Maya maya waxaa laga yeelimaayo

  25. phelip Chuku Reply

    28-February-2013 at 3:34 pm

    Kkkkk war wax aqli xumaa shay markii ayaga lagasoo rebay cap del rey ayagaa qararay
    manatay barca maka yelee waa maya viva 16 pont and Cump Nu

  26. zaki Reply

    28-February-2013 at 3:32 pm

    garoonka sixir miyaa idinkugu duugan markad afka kutageysan garoonka dad ayaa iskaleh hadaad sixirooshin tahiinna waa goni marka real waxan u aqoonsahaya ineey sixir kuduugatay garoona

  27. Faarax Reply

    28-February-2013 at 3:23 pm

    Real.madrid.way.ku.saxantahay.ileen.garoonka.ayaa.isku.badalay.kii.rial.madrid

  28. pepe Reply

    28-February-2013 at 3:19 pm

    Realmadrid Way ku saxantahay taas

  29. noradin Reply

    28-February-2013 at 3:17 pm

    Waa ay ku saxsan yihiin waayo malab ayey ka dhadhamiyeen

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>