Rafael Benitez: Waxbo Yaysan Is Dhibin Taageerayaasha Chelsea Waan Baxayaa Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Rafael Benitez: Waxbo Yaysan Is Dhibin Taageerayaasha Chelsea Waan Baxayaa Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan.

Rafael Benitez: Waxbo Yaysan Is Dhibin Taageerayaasha Chelsea Waan Baxayaa Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 28-02-13 4:33 AM

article-0-185609DD000005DC-841_634x433

Tababaraha kooxda Chelsea Rafa Benitez ayaa weerar ku qaaday taageerayaasha kooxda Chelsea oo uu sheegay inay leeyihiin ajende isaga looga soo horjeedo, waxaana uuna dood ka keenay in kooxda ay siiso jagada ah tababaraha ku meel gaarka ah halkii loogu yeeri lahaa tababaraha kooxda.

Tababaraha reer Spain ayaa si qoto dheer ugu hadlay arimahan ka dib kulankii ay ku xaqiijisteen wareega 8da FA Cup oo ay taageerayaasha ay ku heesayeen “Rafa Banitez, waa naqaanaa waxaad tahay”.

“Waxaan ka niyadjabsanahay group ka tirsan taageerayaasha oo heesaya, waxaana qabaa inaysan wax axsaan ah u sameynoynin kooxda” ayuu Rafa Benitez u sheegay BBC Radio 5live.

“Waa inay taageeraan kooxda halkii ay waqtiga isaga dhumin lahaayeen sameynta booror iyo heeso aniga iga dhan ah.

“Waa inay taageeraan ciyaartoyda. Waxaan ahay tababare qibrad leh, ilaa maalinta ugu danbeysana shaqadeyda ugu fiican waan qabsan doonaa.

“Waxa ay isiiyeen jagada ah ‘tababare ku meel gaar ah’. Waa qalad aad u weyn. Aniga ayaa ah tababaraha, waxaana tababari doonaa kooxda ilaa daqiiqada ugu danbeysa.

“Hadii ay doonayaan inay waqtiga iska dhumiyaan sababtoo ah waxa ay leeyihiin qorshe, waa inay aqbalaan mas’uuliyada marka ay wax qaldamaan.

“Xaalada ma ahan ‘ waxaa dhaleeceynaa hebel iyo hebel’. Waa inay kooxda oo dhan taageeraan. Hadii aan wadajir muujino Champions League waan u soo bixi doonaa. Hadii kale, heesahooda ayay iska wadan karaan, laakiin waxa ay ku sameyn doonaan Europa League.

“Waa inay ogaadaan inaysan wax axsaan u sameyneynin taageerayaasha kale ee kooxda, iyo sidoo kale ciyaartoyda.

“Waxaan ahay qof shaqadiisa yaqaana, waxaana qabsanayaa shaqadeyda. Waxa aan doonayo ayaa ah inaan u badiyo kulan kasta Chelsea Football Club.

“Dhamaadka xilli ciyaareedkan waan bixi doonaa, waxba yaysan iga walwalin aniga.

“Wax kaliya ay tahay inay sameeyaan waa inay taageeraan kooxdooda, taageeraan ciyaartoyda. Waa group ajenda wata. Waa inay ogaadaan in taageerayaasha kale ay doonayaa in kooxda ay sannadka danbe ciyaarto Champions League.”

30 Responses to Rafael Benitez: Waxbo Yaysan Is Dhibin Taageerayaasha Chelsea Waan Baxayaa Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan.

  1. Cadde53 liverpool Reply

    28-February-2013 at 10:32 pm

    Ar tagerayasha chelsea ayan ka yapay Benitez wa macalin e fowdada ka daya hadi kale warkisa wu idin cadeyay uero/ league ayad ka dhax heyseysan viva liverpol and zuarez

  2. van .PERSIE Reply

    28-February-2013 at 3:48 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Aayatiin Reply

    28-February-2013 at 3:21 pm

    Rafa waa runtiis taageerayaasha chelsea waxay ilaaween kooxdooda waxayna ku cambaaraynaan isaga waa shaqsi neceeb ee ma aha guul raadis sanadka dambana waxay kadheelayaan europa league

  4. jano Reply

    28-February-2013 at 2:41 pm

    am nin rafa hala eryo murinio hayimaado fc chel moses ba oscar
    lampard matta hazrad
    asbili terry luis cole
    cech

  5. riad Reply

    28-February-2013 at 2:28 pm

    rafa wa tobare khebrad uule xiliciyareed ka ukujiro lakiin maxa yelay wa dib udha kuyimid kooxda lakin lgayaba in aymujiso ciyarwanag tertanka koxaha yuurub

  6. Salman Reply

    28-February-2013 at 1:52 pm

    Rer chalsea waxba bintez haku mar mar siyonina wa ino sanad dambe kan ad keni dontana sidan idinko u cayn dono umba la idin arki dona

  7. birqaaye man utd Reply

    28-February-2013 at 1:27 pm

    chelsea waa koox gadal ka soo gaar ah muran iyo buuq kama dhamaado Fuck all chelsea

  8. Hazard Reply

    28-February-2013 at 12:29 pm

    Rafa qibrad wuu leyahay lkn chelsea wax kama qaban karo teda kale milkilaha koxda aya xun aya aaminsanahay aniga koxdana waxa wax kaqaban karo oo kaliya jose morinho ciyartoy wa hesana lkn macalin la aan aya jirto

  9. xasan nuur Reply

    28-February-2013 at 12:23 pm

    asc asxabteydha qalika ah salan kadib hadan rayikeyga aan dhibto waxaan qabaa in aan chelsea aan macalin loo noqon karin maxaa yelay waa team rugby ee macalin rugby in aay radsadhaan

  10. A.karin Reply

    28-February-2013 at 12:08 pm

    K.k.k. Benitez sry maxa yalay mar waxa kucanayo tagarayasha mar nh waxa ku aflagadanayo ciyartoyda ani waba yabanahay dhig malaha miya baran baro ma isla dhashan k.k.k.k.k.k iskaga carar

  11. young junior Reply

    28-February-2013 at 11:51 am

    Ilaahey macbuudka RAFA anaa dhaamo naga dhamoow dheh duliyohoow dhabarka ween

    viiiiva chelsea

  12. chelsea Tv and barce Tv Reply

    28-February-2013 at 11:05 am

    Rafa warkisa hala arko waxu yiri hada si fcn u wado shaqeyno waxan uso bixi garna champion leaga hadi kale heesahoda waxay ka qaadi donan europe leaga wa war iska cad ani i tagera hadi kale europe leaga ayad iska xaadirnaysan hahah wacalsana

  13. Darbo weyne Reply

    28-February-2013 at 11:00 am

    Waxan Qabaa in Rafa uusan CFC wax ka qaban karin sababta hadaa nahay CFC. Stamford Bridge ayaa cadeyn u ah siduu noqday markuu yimid ninKAN Buuran home of the hell ayuu ahaa garounkani hadana waaba lagu tashtaa Bridge

  14. chelsea Tv and barce Tv Reply

    28-February-2013 at 10:59 am

    dhibkan ay wadaan jose mourinho aya baray muorinho tagerayasha chelsea ayu uku jecel yahay inta koox u mclin uso n0qday waxu ku jecel yahay asiga mashaqa ah kuwana wa problem jeclayal hada iska dhafa hesaha rafa hadi kale kalinti 3aad iyo 4ad aya qiil qiil naga galeyso dagaal ka waxu ka dhexeya
    ROMAN ABRHMOVIC RAFA BENITEZ VS TAGERAYASHA STAMFORD BRIDGE DI MATEO

  15. chelsea Tv and barce Tv Reply

    28-February-2013 at 10:53 am

    tagerayashena kuwa horta joga garo0nka foodada waxay ka barten romanka mida kale tagerayasha waxay jeclayen di mateo wa laka buriyey waxana lakenay nin an kala jeclen guul iyo guuldaro waxan qaba hadi di mateo jogi in chelsea ay qadan laheyd capital one cup iyo club world cup kalinta 2adna an ku jiri laheyn Rafa mclin ka xun mana so marin Out

  16. xudeyfa syl Reply

    28-February-2013 at 10:48 am

    Isaga tag kuwan axsaan malahan maxa yely dimate aan ognahy aabaalkuu u galy ayey eryeen rero rugby sidan isku dhaama viva liverpool

  17. Zur Reply

    28-February-2013 at 10:44 am

    Bax dhe
    RAFA wax jiro ma ahan
    Chelsea waxay rabaa Jose
    Specail One rageeda iga dhe
    mida kale lkn Nacaskan Kooxda
    iska leh cidba lama heshiiyo
    macalin ha noqdo ma Jose hakeeno
    Premier league-na xaraarada haku soo laabato

  18. Bashka Reply

    28-February-2013 at 10:44 am

    Waxan la yaabanahay dadka ka soo horjeda chelsea ee an hadana farta somaliga qori karin war saaxib qoralka aad soo qoreysan iska hubiya dunida daafaheda ayaa laga aqrisanaya

  19. xiirane Reply

    28-February-2013 at 10:31 am

    taagerayaasha chelsea ha eriyan macalimiintooda ayaga ariki doono fa iidaey kahelaane banitez wa macalin jira

  20. TRUE BLUE Reply

    28-February-2013 at 10:27 am

    Rafa We knw who you Are?

    Rafa OUT!
    Rafa OUT!
    Rafa OUT!

  21. Hanad aar Reply

    28-February-2013 at 10:20 am

    Rafa benites wa tababare ad uficiin lakin dhibku wa taagerayasha wana dhihi laha shaqada benites yan lafaragalin viva chelsea i am chelsea for lve

  22. Abdi hakim husein Reply

    28-February-2013 at 10:09 am

    Chelsea hor mar kooda waa iney tabare ku heesan boorarna ka diyaariyaan bilo kadibna uuba iskaga cararo kooxda 5 sano kahor asagaaba horay usheegay kuwaan waa rugpy sandkana booskoda liverpool ayaa galeyso saln sare oo liverpool fans

  23. kuunciil sharfa Reply

    28-February-2013 at 10:03 am

    RAFA sorri hadi hada kuna can ayaga Ku jecelan don markada Baxdo Rafa waxada tahaya Mclin wangsn lkn Hadi an nahaya Tagera yasha Chelsea waxa Naga maqan Xoshmda Mclin

  24. Sharci yaqaan Reply

    28-February-2013 at 9:59 am

    Adiga horta hada dhaaf chelseafc ma taqaanid waxa aad samaynaysid
    macalina ma ahan benitiez waxa chelsea u fiican in uu hada baxo

  25. fitax kidhale Reply

    28-February-2013 at 9:59 am

    Kkkkkk aqiyaray sidas ma ahan dhariga kolelka waxa ka kena dabka marka tagerysha asa kulel ka kenay ma ogtihin horta tageraysha chesea kuwa lamid ah england kama dhisno maxa yelay chelsea haronkoda ayaga lacagtoda uhuray tagerayal sas ah kama jiran calamka ninka wa tariqda tabarahisa so maro ugu natija xun inter ayu dumiyey ayado kaxdan o joosee jambiyon uso qaday liverpool asa kala diray fuck benites chelsea xaqi dimateo aya kaso baxay boska chelsea wa nin kulul gule rabo ano tagero koxda runta lama qari karo

  26. Nuurb10 Reply

    28-February-2013 at 9:52 am

    Chalsea makoxba kalinta sedaxad waba igasobaxde gadal usobax horana ibaney 2 : intaa kahoreso arsenal hogaa ku helay

  27. Mazacar Reply

    28-February-2013 at 9:50 am

    Rafa adiga ayaa tababara ka ah ee shaqo fican no qabo good luck viva chelsea

  28. nabiil Reply

    28-February-2013 at 9:43 am

    faniska blues way kusaxan yihin inay kaso horjestan doqonkan waayo shaqada u haayo aqon umalaha ninkan koxda sumcadeda ayu hos u dhigay waayo waa cadaw wuxu ka aarsana waqti uu macalinka u ahay leverpool coqdad ayaa kabuxda katag dheh mesha faniska iyo ciyartoydaba kuma qanacsana wacel wecel dhalay waaye binitez

  29. Adoonallaah Reply

    28-February-2013 at 9:41 am

    Asc walalaha ku taxan barnamigkan ciyarah wax waliba sidey u dhacayan allah ba og lkn sadal way jirta, allah subxanahu watacala ka cabsidisa iyo cibadadisa yanan la’ilobin walalayal, allaahna hayna hanuniyo kulligeyba

  30. Muqtar xasan cali Reply

    28-February-2013 at 8:55 am

    Wlhi waa runtiisa rafa tagerayaasha chelsea daacad uma aha hormarna ma gaarayaan haday sidaan ku siisocdaan sorry chelsea

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>