Messi Oo Laga Baqayo In Uu Ka Maqnaado Kulanka Real Madrid Sababa La Xariira Xumad Haysa . | Laacib.net
Home » Horyaalada » Spain » Messi Oo Laga Baqayo In Uu Ka Maqnaado Kulanka Real Madrid Sababa La Xariira Xumad Haysa .

Messi Oo Laga Baqayo In Uu Ka Maqnaado Kulanka Real Madrid Sababa La Xariira Xumad Haysa .

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 28-02-13 12:32 PM

messi_2494549b

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in laga baqayo in Barcelona ay waayaan kulanka sabtida ee ay lala leeyihiin Real Madrid xidigooda Messi kaasi oo xanuun xumad  ah ka sheeganaya.

Xidigaan Messi ayaa ka maqnaaday xerada tababarka kooxda sababo la xariira qandhadaas, waxa ayna taqaatiirta ku booqdeen gurigiisa si ay ugu daweeyaan .

Barcelona ayaa ku rajo weyn in Messi tababarka jimcaha uu ka soo qeyb galo si diyaar uu u ahaado kulanka sabtida iyadoo maanta uu ka nasanayo tababarka xerada Barcelona .

Messi ayaa xilli ciyaareedkaan ka maqnaan kulamada kooxda waxa uuna ka qeyb qaatay in kooxda ay si weyn ugu fariisato hogaanka iyaga oo 12 dhibic ka sareeya kooxda baacsaneysa ee Atlético Madrid halka kooxda ay xifaaltamaan ee Real Madrid ka sareeyaan 16 dhibic .

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

70 Responses to Messi Oo Laga Baqayo In Uu Ka Maqnaado Kulanka Real Madrid Sababa La Xariira Xumad Haysa .

  1. Fhd hssein Reply

    01-March-2013 at 1:29 pm

    Waxaan maqli jirey:” jirro kuu dhiman adoo jiifka ka xaarin” yaa wali ku gaarey ayadoo diiqyadi “MILAN” hoygaaga kugu xasuuqin viva milan: nng, btng, shrwy,mntlvo

  2. Khadar c/nur maxamed Reply

    01-March-2013 at 12:57 pm

    Asc asxaabta hadan inkaga shekeyo xanunka misse wax kale ma ahan waxu laxanunsanyahay wa xasuqi guridoda logu gaystay hadana waxu kacabsonaya goronka u adayo pernabu

  3. daahir lucky Reply

    01-March-2013 at 11:55 am

    asc aqyarta sharaftale waxan nishegayaaa inlagabadinayo real madrid sas waxan udhahaya real iyo barcelona isku awood mahan waxa awodbadaan barcelona messi qadhasas ah maheso wa iska hergab hergab neh waxa uruun alamito kulanka sabtida wan arkidona waxa kasobaxo wan islajogna aqyarey oyinta qofki udanbeyo real neh waligeed ayan qaracijirnaay cml wannisalamayaa aqyarta sharafta leh byyyyyyyyyyyyyyyyyy

  4. Ahmed Reply

    01-March-2013 at 10:51 am

    Waxaa rijena inoo messi oo ka baqan ciyarta soo socoto ronaldo nah wax kama qadi dono barclona waxaa dhici donte inoo kuanka soo socdo inoo gol dhan fursad u helen ronald

  5. Axmed xasan farax Reply

    01-March-2013 at 9:05 am

    Asc dhamaan bahweynta laacib.net mida kale taageerayaasha waxaan idiin sheegayaa hore ayaa waxaa loo yiri guul lagaaga danbeeyay guul maahan marka hadaad laacib aduun aad sanad walba aad qaadaan waxaa ka xanuun badan 2da kulan ee milan iyo riyal marka messi xaq ayuu uleeyahay inuu xanuunsado sabtidana sariirta ayuu toos u fuulaayaa kkkkkkkkk wali waxaa sugaya ronaldo iyo osil marka waxba taageerayaasha barca hacalaacalina waxaad arki doontaan adinkoo waali udhaw ama kaligiin isla hadli doono kkkkkk maansha laah rial iyo milan qandho ayeey keeneen sabtidana tiifoow iyo malaariyo iyo cagaarshoow oo 3 gool ah ayaa laga dhalinaayaa adkeysta taageerayaasha barca kkkkkkkk viva man and real

  6. Suudi fantastic Reply

    01-March-2013 at 9:03 am

    Kkkkkkkkk
    Messi wuxuu la qandhanyahay waa guldaradii cr7

  7. Aqabinho Reply

    01-March-2013 at 8:55 am

    Awalaa anaga di maria nagana maqnaa iyagana hadu messi kamaqnaado ciyaartas daawasho malahan k.k.k.k.k.k.k.k.

  8. xamdaani Reply

    01-March-2013 at 8:26 am

    messi hadii o maqnaado barcelona dhul madheceeso

  9. Muscab Reply

    01-March-2013 at 6:53 am

    Real taageerayaasheda iska hadla Dabaal hal mar badiyay o Kale war inta jeer aan idin ka oysiin jirnay ma ilowden kulan walbao o owngoalnaldo goal la hormaro waa idin garaaci jirna mar (2_1) poyol&abida . Markale (3-1) sanchez&xavi &cesc 2 daas ba waa bernaaboe.
    Teda kale garanada iyo getafe ayad iska celin la’dihiin o _16 ayaad tihiin kaalinta 3 aad ayaadna ku jirtiin championka isreebreeb ayaad soo galeysaan marka hana faceysanina The Best Team In The World .

  10. Cumar sharaf Reply

    01-March-2013 at 6:11 am

    Cr7 aya ka danbeey waxan oo dhan messi qandho ayuu la waash tay ronadlo

  11. liibaan Reply

    01-March-2013 at 2:06 am

    asc my asaxabta run ahantii messi qandhoweyna heysaa manba runaldo haku rido anba amar alle ha ugu imato lkn bisha shanteda kulanka jiro amoo yirada weyne rooney anba van persie waan xanun sanahay ame jiradan he asaxabey k.k.k.k.k

  12. salka Reply

    01-March-2013 at 12:42 am

    asc all salaan kadib: waxaan idiin sheegayaa taariikh hadii wax lagu cunaayo real ayaa ku cunilahayd. ciyaar sharafteed hadii larabo waa barca dagaal muran film waa real. laacibna waa mesi 4guldball 2yurub kabo dahaba, 91 one year. aduunka mar ayey kaa jeedaysaa. tana loogaba baran barca laakiin ayaa uugu daran dabaal halmar badiyey: 5-0 hahahah taasi ayaana ku maqan waana loogu celin doonaa. tababara ayaan unacy real fuck waanay tumaysaa barca see late

  13. Deeqow Reply

    01-March-2013 at 12:00 am

    Tariikhda dib u raaca real iyo barka isku tariikh ma aha barka ma gaari karto real real wa tiimka ugu championka badan wana lga tariikh wen yahay barka tankale hawenki marka laga badinayay ac milan tumeysay misi hal banooni xta goolka kuma tuurin hawenki realna sido kale waxa isweydin mudan xavi hawenkas maba arkin 30 minit ka dib aya arkay inu dheelayo kkkk barka wa fashilmatay

  14. Saadaq Reply

    28-February-2013 at 11:23 pm

    Sas ayan rawa wan garaaceyna

  15. daysane Reply

    28-February-2013 at 11:08 pm

    dhamaan waad salaamantihiin akhristayaasha boga lacin.net
    ciyaal barca way dareemayaa hogaamiyahoodii in xumadi hayso sabtida waxii ka dambeeya waxay xumadi ku dhacaysaa Xavi iyo Iniest sidaas ula socda kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk calankii barca uu dhacay

  16. Rashkaaak Moha Reply

    28-February-2013 at 10:54 pm

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk saas waaye

  17. dalmar Reply

    28-February-2013 at 9:46 pm

    SALAAMAN DHAMAAN WAA WAX ISKA CAADI IN UU QOFKA XANUUN SADO ILEYN WAA BILI AADAM MIDAKALE CANDHALE HALMAR CURADA MEEL MAGARSIISNO REAL HALMAR EE KA RAYSO BARCE MA HAN IN EE KA AWOOD BADANTAHAY CR CAP NUO ISAGOO JOGA AYAA SHAN IYO EBAR LOOGA BADIYAY WAANA BALAN IN MAR LABAAD LAQABAN DOONO REAL MEEL DHEER MAJIRTO

  18. cadnaan sergio Reply

    28-February-2013 at 9:43 pm

    waan ka xumahay inuu maqnaado xidigayagu

  19. C/casiis haaji Reply

    28-February-2013 at 9:01 pm

    Viv 16 dhibcood and 4 baloni diora and iskor jabiyaha aduunka and hogaanka sare ee gool dhalinta horyaaka laliga viv catalanis viv tagerayaasha barca

  20. EX_SIIGAALEE_EX Reply

    28-February-2013 at 6:47 pm

    SC WR WB ,,,BAL AAN DHOOWRNA MESSI INOO SOO KACO AMA OO KICI WAAYO LAKAIN REAL ,, HORE BAAN U TUNAY OO MANATA INEEE WAX DHAHAAN WAA QASAB,,LAAKIN WAXAAN DHOORNA WAA MESSI IYO KOOXDIISA GUUL

  21. ahmed Reply

    28-February-2013 at 6:41 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sas waye

  22. hassan Reply

    28-February-2013 at 6:11 pm

    misse laba kulan caalimi ah sc milan and real madrid wax masameynin lakin aniga waxan ilaa hada la yabanahay sababta loo siiyey sanadan FIFA weyqaldontay misse sanadka an soo dhafnay waxaa ow qaday kaliya Spain Copa del Rey marka hadii taas lisku siinaya laacibka ugu fiican aduunka waa wax lala yaba sowmaha

  23. geedi Reply

    28-February-2013 at 6:02 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk waa qandho ronaldo kakacday amba qandhood ama qadhqadhoo sabtida waa laydin bislaynayaa

  24. xamza Reply

    28-February-2013 at 5:52 pm

    asc dhamaan waxaan layaabanahay ciyaalka real way iskudhaxyaaceen walaahi midaaba soo qoraayo cr7 ayaa madax xanuun kuriday ulahaa cr7 asaga ayaa jilbaha dhula loodhigay oolaga reebay chanbio iyo subercob laakiin messi jilbaha dhulka looma dhigin teeda kale ninkaad amaaneesaan soow kii 4sano malxiiska ahaa kkkkkkkkk hadaaba uyeeraneesaan messi waa inoo axada adaaba war kaheli doono insha al laah ciyaalka real daawada suberkoob 2011 3-2 waad arkeesaan sida jilbaha dhulka loogu dhigay cr7 caasho dheer kkkkkkkkkkk

  25. xiis Reply

    28-February-2013 at 4:48 pm

    sxbyaal messi nin baqa maahan xanuun iska caadi ah ayaa haayo ee afkiima celiya ciyaal naago madrid ma illoowdeen markad sheegsheegiisiin cayaartii habeen hore aad raysen markan idin kaga raayay 5 O mase barca waa darbi weyn oo wax jabiyo la waayoo real
    jabisay mxay aheed waxa idinka yeeraayo mesi waxan leeyahay u nooloow cadawgaaga faraha badan waaaaw viva barca comon

  26. Faysalyaqni Reply

    28-February-2013 at 4:47 pm

    Barca waqtigeeda waa dhamaaday messina waa u dhamaatay ama qandho been ha sheegto ama ha iska daayo VIVA MANUTD

  27. abdisalaan Reply

    28-February-2013 at 4:24 pm

    kkkkkkkkkk war qosol badnaa qandhaa heysa kulahaa warkan markuu joogo ayaanba ugu jeclahay waayo wax cudurdaar ah iney sameeystaan marabno ilaahey hakuu kaso dheh inaa imaato messi cabsida iska daa kkkkkk cr7 is the best and özil

  28. dimaria Reply

    28-February-2013 at 4:21 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk saasa larabaaaaaaaaa

    • kaled Reply

      28-February-2013 at 6:49 pm

      wll in badan barca waa cii shay real lkn malin waa adi malin waa qayr kaa

  29. dimaria Reply

    28-February-2013 at 4:18 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk saasa larabaaaaaaaaa saturday plaz 3 ugadara 6 tii ya ka arsaneyna madrid waxaan karaba manutd saan ina yeelan

  30. goodir Reply

    28-February-2013 at 3:54 pm

    kkkkkkkkkkkk waa ceeb ka carar maaha qandho, wuxuu ka dhacayaa fool xumada soo fooleh.

  31. Ceynte Reply

    28-February-2013 at 3:39 pm

    Asc salaan sare aqayarta laacib and tagerayasha barca hadan kahadlo arinta messi qofka wuxanun sankarya marka ciyalka real tagero kufarxa ama hakufarxina cr7 hal mar uu nasibka saciday macnahedu maahan inu messi kafican yahay waligisna magarayo viva the king of dribbling messi10

  32. Super king shaam Reply

    28-February-2013 at 3:32 pm

    Nacaska wuxu ka baqday in ladhaho ado jogtid aya la tumay barca marka wa in u baqa u qandho isku rida k.k.k. Ka cabso varne and ronaldo and ozil

  33. Weyne rooney Reply

    28-February-2013 at 3:17 pm

    K.k.k.k.k.k.k.k ronaldo waa balayo socota qandho ayuu ku riday messi waana laguyaqan sidan runaldo qoftuu qabto qan dho ayuu kakenaaaa

  34. Abdi hakien Reply

    28-February-2013 at 3:14 pm

    Wxn waydiiyey kuwan taageersan kooxda naga dambeysa ee aanu dheernahay 16 ka dhibcood 1ciyaara oo ay naga badiyeen miyey kufarax sanyiin anagu waxanu nahay the best club in the world Dhagoolkuna magaadhikaro wiilka kayar ee laacib ka abid dunida lagu arag isagookale ee MESSI xanuun iskadaaye hadduu seexdana masoogadhikaro ee 2 diisa Gool yana idiin been sheegin

  35. Caaqil Cade Reply

    28-February-2013 at 3:09 pm

    bal aanka warsugno ilaa iyo sabtida real weeyku farxayaan inuu maqnaado laakiin ogaada isagoo maqan ineey barca badin karto. viva barca

  36. farxan muse harer Reply

    28-February-2013 at 3:05 pm

    kkkkkkkkkkkkk messi wuxu kasii cabadaya cr7 kkkk inu u galo sidi ookale wa baqadin viva rael madriid

  37. Marwaan Reply

    28-February-2013 at 2:55 pm

    Ki habeen hore xumad le ka qaday kan se cudur ka weyn a ka qade fifa a kula jirta e wax haku taraan

  38. Why always we 20 Reply

    28-February-2013 at 2:48 pm

    Kkkkkkkkk messi dhimo waa na dhibtay

  39. xaamid Reply

    28-February-2013 at 2:43 pm

    kkkkkkkk har mmar hadii lagaracay qadha miya qabatay kan adkeysi yaraaa

  40. jigjigaawi Reply

    28-February-2013 at 2:42 pm

    asc akhaarta laacib.com salaankadib waxaandooonayaa inaan wax yar idinkatusiyo laacibka aduunka ee meessi inuu xanuun sankaro sababtoo ah waa banii aadab qofkastoo aduunka kunool wuu xanuun sanayaa wuuna dhimanayaa ee taa ogaado teeda kale wuu soo kacayaawuuna ciyaaridonaa kulanka sabtida ee waxba hafarxina reer real midna ogaada hadaad naga badiseen habeenkii arbacad inaan waligaano anagu aan idin qabnay ee xasuusnaada asxaabay balse haduu messi maqnaado ilama aha in barcelona lagabadinkaro sabtoo ah waa kooxda aduunka guul barcelona iyo natiijo wacan kulanka sabtida in shaa alaah

  41. .barca Reply

    28-February-2013 at 2:30 pm

    Waa idin SLM dhamaan waxaa layaab in ladhaho messi Waa lawaaye maxaa yeelay Marka ey kubada lugtiisa sii galeyso waxaa ku soo shamuumayo real odhan walaa ronadl ileen waxaa laka baqaa mucjisadiisa waxaa kayaabay sida ey difaac uku aruureen real ileen aqlikaan waxaa baray di matteo

  42. messi Reply

    28-February-2013 at 2:28 pm

    Messi 16 4 Bal.OR ayuu ka horeeya nin kan dhagaha la ee bal naga daaya dee qayladan

  43. c.qaadir Galeer Reply

    28-February-2013 at 2:27 pm

    messi oo joogo ayaa Barca latumaayay asago maqan maxey shegayan

  44. Amin Reply

    28-February-2013 at 2:25 pm

    hahahahaha waxasa cabsi ka eh balse waxa fican asago dhax taagan in hadana dhulka lalajaro wayo hadhow wexe ku andaconayan messi aya naga maqna

    lools

  45. Abdinur Reply

    28-February-2013 at 2:14 pm

    Aniga waxaan la yaabahay ilmahan Real madrid Taagero shaqo kama dhacdo miyaa? Baxa maqaalada Real Madrid laga qoro Comments ka bixiya.

  46. Kiish cade Reply

    28-February-2013 at 2:09 pm

    Qandho ayaad sheegaysaan e ha,bakhtiyo, haduu doonoyo,
    waa jabkii aan ugaysanay ayuu laqandhaday k,k,k,k,k,,k,k,k,k,k,k,k,k,k,k,k,k,k,kk,k,k,k,k,k,k,,kk,k,k,k,k,k,kk,,kk,k,k,,kk,,k,kk,,kk,,kk,k,k,k,k,k,k,,kk,k,k,k,,k,k,kk,

  47. Mohamed omar hassan Reply

    28-February-2013 at 1:49 pm

    Cr7777777777777777777

  48. Axmadkaamil Reply

    28-February-2013 at 1:48 pm

    Duli

  49. phelip Chuku Reply

    28-February-2013 at 1:42 pm

    waxan layabay ilmahan Real tagera fagfag badanaa markay Real badiso
    hadii laga badiyana bohin badanaa kkkkkkkk viva 16 dhibcod and 4 b.o.r

  50. C/laahi muqtaar Reply

    28-February-2013 at 1:38 pm

    Meesi wax kale kama baqayo waa ceebti kasogartay kulanka hawen hore

  51. Eng-carab Reply

    28-February-2013 at 1:36 pm

    waligiisba markuu maqlo bernabou aa Real loogu tagaa wuu qandhoon jirey waayo waxaa ka horeeyey Pepe iyo Ramos hadase weyba ka dartey oo waxaa soo baxey Varane oo taagaayo kana soo dhalinaayo viva Ronaldo iyo da,yarka Varane Even muslim boy Ozil

  52. hanad Reply

    28-February-2013 at 1:34 pm

    messi mamaqnaaayo xanuun caadi lee haaayo kulanka sabtida ayuuu madax xanuunka daaayna marka uu 3goal kadhaliyo naaaaga maago madrid viiva messi cade

  53. daada Reply

    28-February-2013 at 1:26 pm

    armow.cabsoyale.k.k.k.k.k.k.

  54. xoosh Reply

    28-February-2013 at 1:24 pm

    kk

  55. R.kaka Reply

    28-February-2013 at 1:18 pm

    K.k.k.k.k
    Dhib hben hore tankugu dhignay amad naga aartana hbenka sabtida aar bwe naga wareji line-upkaygana ha i aqonsan

  56. marka cadey Reply

    28-February-2013 at 1:13 pm

    xumad.com ahahaha clinic liq hee baa

  57. indhacade kismaayo Reply

    28-February-2013 at 1:06 pm

    jabkii haweeyn hore ayuu xumada ka qaaday jani gaab markale xumad waali ah ayaad qaadi doontaa dheh sabtida markuu CR7 hatric sameeyo kkkkkkkkkkkk viva real

  58. Rashkaa from capetown Reply

    28-February-2013 at 1:03 pm

    Naxdinta ronaldo goalasha ka dhaliyey habenki hore aya kentay taas lkn waxad ogaataa ilaa aad ka dhimaneysto ronaldo in uu mar walba ku ciili dooni viva united real viva barca iyo messi wixi naceb

  59. ram Reply

    28-February-2013 at 1:02 pm

    Asc asxaabta laacib.net tankale messi waa bini aadam wana xanusan karaa balse hadaanahay catalonia waxan rajeynana inu soo kaco

  60. Safio Reply

    28-February-2013 at 12:58 pm

    Kkkkk iska maqnow messi ciyartiii horaba walagu wayey e wlhi wariyuhu wuxu dhahaa messi goorka xita kuma jiro miyaa

  61. abdi Reply

    28-February-2013 at 12:57 pm

    asc asxaabta laciib .net aad baad uu salamantihiin

  62. Ozil10 Reply

    28-February-2013 at 12:54 pm

    Kkk qandhadii habeenkii dhowayd baa weli heysa markale wuu kudaweeynayaa wiilkii kugu kiciyey

  63. abdi kadir cadde Reply

    28-February-2013 at 12:53 pm

    Real markuu maqlay ayuu qandho isku riday wiilki yaraa ee varana ayaa geed kuxiray wlahi caadi ma ahan varana

  64. Mahad haashi Reply

    28-February-2013 at 12:53 pm

    Insha alah wu so laban missi haku faxinina ciyal real ma maqnan dono viva barcelona guul

  65. yaya toure vs jack rodwell Reply

    28-February-2013 at 12:47 pm

    wa
    sas

  66. jack rodwell Reply

    28-February-2013 at 12:45 pm

    wuu xanun sana wayahan o dhan wana laga rebaya sabtida raga real usafraya viva mancity

  67. oscar vs bedro Reply

    28-February-2013 at 12:43 pm

    messi wow so laban doona insha.alh reer realmadrid mel gala he : D

  68. carcar Reply

    28-February-2013 at 12:40 pm

    sxbyaal messi inuu xanuun sado xaq ayuu u leeyahey sababtoo ah ronaldo ayaa sugaya halkaan maha meeshey xaqdaradu ka jirtey ee fifa oo iska siisa laacibnimada halkaan lug ayaa lagu shaqysanayaa marka kacabso ronaldo lacibka spanish liga viva ronaldo

  69. Nasri Barcelona Reply

    28-February-2013 at 12:38 pm

    Waxan sugna wixi dhaca sabtida.

    Visca El Barça

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>