Madaxa Brussia Dortmund Oo Qiray In Lewanowski Hishiis Cusub U Saxiixeyn Kooxda | Laacib.net
Home » Horyaalada » Germany » Madaxa Brussia Dortmund Oo Qiray In Lewanowski Hishiis Cusub U Saxiixeyn Kooxda

Madaxa Brussia Dortmund Oo Qiray In Lewanowski Hishiis Cusub U Saxiixeyn Kooxda

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 28-02-13 11:57 AM

Robert_LewandowskiMadax kooxda Brussia Dortmund Michael Zorc ayaa qiray in weeraryahanka kooxda Robert Lewanowski uusan kooxda u saxiixeyn hishiis cusub xilli kooxda ay sidaas ay dooneysay.

Xiddigaan ayaa si weyn loola xariirinaya in kooxda uu ka huleelayo dhamaadka xilli ciyaareedkaan iyadoo si weyn ay ugu loolalamayaaan kooxaha Man United iyo Bayern Munich kuwaas oo saf ugu jira helista saxiixa laacibkaasi.

Michael Zorc ayaa tibaaxay in uu aamisan yahay in laacibkaan uu kooxda ka huleelayo dhamadka xilli ciyaareedkaan ama xagaaga dambe .
” Robert ma saxiixayo hishiis cusub , waa hubaal dhamaadka xilli ciyaareedkaan ama xagaaga dambe ayuu kooxda ka tagayaa” ayuu yiri madaxa Brussia oo u waramayay saxaafada .

Warkaan ayaa farxad u ah kooxaha Munich iyo Man United kuwaasi oo laacibkaasi isha ku haya , waxaana la tibaaxaay in laacibnkaan uu u dhaw yahay kooxda Bayern Munich .

Lewandowski ayaa u yimid tababare Jurgen Klopp xilli ciyaareedkii 2010-ka iyadoo ay uga baxday aduun gaaraya €4.75 million waxa uuna ka yimid kooxda Lech Poznan

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

4 Responses to Madaxa Brussia Dortmund Oo Qiray In Lewanowski Hishiis Cusub U Saxiixeyn Kooxda

  1. van .PERSIE Reply

    28-February-2013 at 3:45 pm

    welcome to man unated and oltraford !!!!

    viva manufc

  2. man united Reply

    28-February-2013 at 1:29 pm

    waxaan kuleeyahay man united waa naadiga weeraryahanada sidaas daraadeed horumarbaad gaadhi doontaa welcome man united

  3. maxamed bashiir Reply

    28-February-2013 at 12:34 pm

    Intuu aadi lahaa man united buyern munich ha iska aado .viva chelsea and juventus

  4. xasan nuur Reply

    28-February-2013 at 12:28 pm

    sxb waxan ku leyahay welcome to manuneted maxa yelay waa the besty team

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>