Daafaca Kooxda Stoke City Robert Huth Oo Sedex Ciyaar Laga Ganaaxay . | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Daafaca Kooxda Stoke City Robert Huth Oo Sedex Ciyaar Laga Ganaaxay .

Daafaca Kooxda Stoke City Robert Huth Oo Sedex Ciyaar Laga Ganaaxay .

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 28-02-13 9:31 AM

113247hp2Ururka kubada cagta Ingiriiska ayaa ganaax dul dhigay daafaca kooxda Stoke City Robert Huth iyadoo sedex ciyaar uu ka maqnaanayo kooxdiisa , waxa ayna tani ka dambesyay ka dib markii kulankii sabtida ee Fulham oo lagu eedeeyay in hab aan wanaagsaneyn uu ula dhaqmay daafaca Fulham ee Philippe Senderos.

FA-ga Ingiriiska ayaa bogooda ku shaaciyay ” Huth waxaa ku soo cadaatay in si qaldan uu ula dhaqmay daafaca Fulham sidaa darteed waxaa laga ganaaxay sedex ciyaarood”.

Waxa uuna laacibkaan ka maqnaanaya kooxdiisa sedex ciyaar oo aad u adag oo kala ah  Newcastle iyo West ham iyo West Bromwich , waxa uuna soo kacayaa kulanka ay kooxdiisa la yeelaneyso kooxda Everton.

Ciyaartii sabtida ayaa aheyd mid aad ua adag waxa ayna guusa hku raacday kooxda Fulhan oo hal gool oo uu saxiixay Dimitar Berbatov ku badisay..

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

3 Responses to Daafaca Kooxda Stoke City Robert Huth Oo Sedex Ciyaar Laga Ganaaxay .

  1. Stevie G Reply

    28-February-2013 at 3:08 pm

    Huth suarezow kuistaagay hada kahorna waxba lama dhihin dadka mu sidu rabo kayelanaaa ganaaax qashinka

  2. Zur Reply

    28-February-2013 at 11:19 am

    Huth
    waa waalan yahay
    waa daafac waalan

  3. axmed ronaldo Reply

    28-February-2013 at 9:34 am

    way wacan ina la ilaaliyo dhaqanka

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>