Claudio Marchisio: Horyaalka Bundesliga Ayaan Ka Jecelahay Kan Horyaalka Premier League. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Claudio Marchisio: Horyaalka Bundesliga Ayaan Ka Jecelahay Kan Horyaalka Premier League.

Claudio Marchisio: Horyaalka Bundesliga Ayaan Ka Jecelahay Kan Horyaalka Premier League.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 28-02-13 3:44 PM

254937hp2

Claudio Marchisio ayaa sheegay inuu ka ciyaari lahaa Bundesliga halkii uu ka ciyaari lahaa Premier League hadii uu mustaqbalka ka tagayo Juventus.

Xiddiga reer Italy ayaa tiro hal jeer ka badan lala xiriiriyay Bayern Munich sannadihii u danbeeyay, inkastoo uu sheegay inuu mustaqbalkiisa u hibeeyay Old Lady, hadana waxa uu mustaqbalka albaabka u furay inuu Europe qeybaheeda kale ka ciyaaro.

“Muhiimadeyda waa inaan sii joogio Juventus inta ka dhiman mustaqbalkeyga ciyaareed, laakiin waxaan u furanahay inaan waxyaabo cusub isku dayo mustaqbalka.” ayuu Marchisio u sheegay La Gazzetta dello Sport.

“Bundesliga? Xaqiiqdii waan jeclahay kubada cagta Jarmalka. Garoomadooda casriga ah iyo adeegyadooda waa mid aad weyn. Ciyaaraha inta badan mar walba waa lawada iibsadaa tikidhada.

“Waxaana sidoo kale jecelahay habdhaqanka taageerayaasha Jarmalka. Garoonka kama baxaan xitaa hadii kooxdooda afar gool lagu leeyahay.

“Bundesliga ayaan ka doorbidaa horyaalka Premier League.”

Qandaraaaska Marchisio ee Bianconeri ayaa dhacaya bisha June 2016.

16 Responses to Claudio Marchisio: Horyaalka Bundesliga Ayaan Ka Jecelahay Kan Horyaalka Premier League.

  1. M.shukri del biero Reply

    02-March-2013 at 10:43 pm

    Bele’cade tagero Ac milan wan kusalamay sxb sare” marchisio wuxu natusaya in kan ingiriska laga dhelo ulamid yahay kan laga dhelo afrika k.k.k talyaniga wa kan an ugu jeclahay wax ladawado dunida “xidigan wuxu uhadiyeyay noloshisa juve anigana divozo nimadayda tageranimaday wa waxan uhadiyadeyay la juventus”viva

  2. Shadhi Ajeyta Reply

    01-March-2013 at 2:24 pm

    Wn idin salaamay saa udhan tihiiin bahda is bootiga Laacib

  3. Mohamed~yare Reply

    01-March-2013 at 8:44 am

    Marchisio waad saxantahay premier league wax jiro ma aha bundesliga ayaa ku leh viva bayern munich, b.dotmund shalka04, hunberg

  4. kaamil Reply

    01-March-2013 at 3:08 am

    hahahah in si miyir qabt loo fekero ayaa fiican qofkuna haduu iskaga kacsan yahay horyaal waa wax isaga u taal ninkani waxa uu ka hadlay wax shakhsiyadiisa wax u dhimanay iyo necayb uu u qabo premierl league bundislega ma horyaal baa waa koox kaliya waxaa loo yaqaana bayermunchleague macnaha wuxuu ka wadaa calcio uu ka ciyaaro ayuu ka qaalisan yahay bremierleague markaa wuxuu tusaale uga dhiaya mid ka sii liita waxaba

  5. Bele'cade Reply

    01-March-2013 at 1:19 am

    Wlh runta ayuu ka hadlay nh horiyaalka jarmalka ayaa ku leh

  6. Sihaam juventiny Reply

    28-February-2013 at 11:38 pm

    Claudio marchisio waa runtaa asxaabta leh horyaalka england waa horyaal wanaagsan waxuu horyaal wanaagsan ka yahay afrika bas horyaalka england waxaa wada jooga kooxo u furan ganacsi iyo ciyaartoy calooshood u shaqeestayaal ah marka is atkeeya ayaan qabaa rugbay maa kubad cag noqdo grazie marchisio

  7. danny cade Reply

    28-February-2013 at 11:22 pm

    Kkkk ilaamahan maxay lasoo cabaadayaan warbal wax la arag ma horyaal epl udhigmo baajira KKK kaftanka kadaa kubada cagta marchsio viv Rafael viva man united

  8. Nasri Barcelona Reply

    28-February-2013 at 8:00 pm

    Viva Laliga.

    Premier League labo koox kaliya aya u tartameysa waa Man Untd iyo Man City

    La Liga meqo kox aya ka tartanta. Barçelona, Athletico Madrid, Real Madrid iyo Malaga.

  9. Nasri Barcelona Reply

    28-February-2013 at 7:57 pm

    Viva Laliga and Pedro

  10. Mr.xashi Reply

    28-February-2013 at 7:21 pm

    Waa sax bundesliga wuxu ka xamaasad badan yahay premary league

  11. Sml10 Reply

    28-February-2013 at 7:00 pm

    Ma waxad ledihin bundusliga aya ka wanagsan premeir league tasi wa ben premeir league is the best in the world viva everton swense city and jhonatan de guzman and baines

  12. Osman xasan cusman Reply

    28-February-2013 at 6:24 pm

    Asc dhamaan laacib.com iyo inta ku tixan ba haa waa sax primer shipka waxa ka wanaag san horyaalka jarmalka waayo markaan dawaneesid xataa koxohooda yar yar xataa waa mid xamaasad leh kuna soo jidanayo viva juv

  13. Hamze Reply

    28-February-2013 at 6:05 pm

    Waa wax la layaabo hadalka ka soo yeedhay marchi waana hadal nin doqoni ku hadlo

  14. Maxamed anakow Reply

    28-February-2013 at 5:50 pm

    Halaklan waxan kaslama bahada laacib runti aad baan uagu faraxnahay wacadarada o so bandgay waxana macqula nadaiaga talyani katirsan iney jaabiyonaka qadan

  15. Abdifatah villa Reply

    28-February-2013 at 4:25 pm

    Waaw caadi ma,han marchisio wa run Bundesliga is better than primier league wa Horyaal cajiib ah VIVA JUVE

  16. dini Reply

    28-February-2013 at 4:02 pm

    viva borussia-dortmund wlhi beentiis ma ahan citaaa horyaalka serie B xitaa waa la soo booxiyaa Garoomadooda

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>