
Kooxda Chelsea ayaa buukimatay kulanka wareega 8da FA Cup ee Manchester United ka dib markii ay kulankii wareega 16ka ay 2-0 ku soo dardartay kooxda heerka labaad ee Middlesbrough oo marti loo ahaa.
Kooxda difaacaneysa koobkaan ayaa qeybtii hore ee ciyaarta ku dhibtootay inay shabaqa ka soo taabato kooxda Middlesbrough kuwaasoo kulan adag la ciyaaray Blues, laakiin Chelsea ayaa hogaanka u qabatay ciyaarta qeybtii labaad.
Ramires ayaana gool u saxiixay kooxda Blues ka dib shaqo fiican oo uu soo qabtay Oscar iyadoo kubada ay ku sii dhacday Torres ka hor inta aysan shabaqa gelin daqiqiadii 51aad ee ciyaarta.
Chelsea ayaana hogaanka sii dheereysatay daqiiqadii 72aad ee ciyaarta iyadoo kubad si wacan looga soo shaqeeyay gool ku dhaliyay, Hazard ayaa kubad taabasho ah la ciyaaray Oscar oo si wacan ugu sii dhigay kubad xiddiga reer Belgium ka hor inta uusan Hazard si deeqsinimo ah kubada ugu dhigin Moses oo shabaqa ku taabtay.
Waa goolkii lixaad ee Victor Moses uu u dhaliyay Chelsea tartamada oo dhan.
Goolashaas ay u kala dhaliyeen Ramires iyo Moses ayayna Chelsea kaga takhalustay kooxda Middlesbrough oo xilli ciyaareedkan ka muuqata horyaalka heerka labaad islamarkaana tartan ugu jirta inay Premier League ku soo laabato.
Waxaana natiijadan ay keentay kulan la sugayay oo wareega 8da FA Cup ku dhexmari doona kooxaha Manchester United iyo Chelsea iyadoo Blues ay booqan doonto Old Trafford.
Kulamada kale ee wareega 8da FA Cup waxaa ka mid ah Everton oo soo dhaweyn doonta Wigan, Man City oo Etihad Stadium ku qaabili doonta Barnsley, halka Millwall iyo Blackburn ay iyagana isku dhici doonaan.
Kulamada wareega 8da FA Cup waxaa la kala ciyaari doonaa 9ka iyo 10ka bisha soo socota.
Axmad walad c/lla
28-February-2013 at 10:38 pm
Chelsea waxay ciyaartay game wanaagsan fifa chelsea mata oscar luiz
Karo
28-February-2013 at 6:14 pm
Kana way qaadi hadii ay ka badiso united inkastoo kooj fiican haysan
Abdifarax
28-February-2013 at 3:07 pm
Aniga sida ay ila tahay saadaashaydu ciyaartu waxay ku soo gaba gaboobi doontaa chalsea 3 : 0 Man united
Drabdirauuf
28-February-2013 at 2:15 pm
Ciyaartan waa ay iska cadahay chelsea ayaa badin donta waxayna ku badin 6
C/laahi muqtaar
28-February-2013 at 1:31 pm
Way cadahay kulanka man vs chelsie man haday 12 dhibcood kuhayso horyalka haka sabarto kobkan
mahir
28-February-2013 at 1:17 pm
fa cup walaga badalay hada waxaladhaha chelsea cup kuraxesta women united olagu fulayo 6-0 hahahaha
yaya toure vs jack rodwell
28-February-2013 at 12:56 pm
chelsea 4 man u 000
abdisalan mohamed
28-February-2013 at 12:09 pm
chelsae
abdisalan mohamed
28-February-2013 at 12:05 pm
runtiiiiii koxdaydu waanu garaaci dona man utd hadu alle idhahdo mahad sanidin intas ayayn kaga baxaya figradayda
m.ballack
28-February-2013 at 11:28 am
reer man u waaba u calool xumada Chelseah hadii lugu aadiyo kooxda aduunka ugu fiican fa cup dhaqan waxee u ledahay inee xasuqan tusaale finalkii horay cml Liverpool sidaan ugalnay waad aragten man u oo garaaco maxee tahay naasaha ayaan dhulka usuraa hadaa qabto kkkkkkkkkkkkkkkkkk
chelsea Tv and barce Tv
28-February-2013 at 11:14 am
hahahahahahahahahahahah oldtraford wan aqana sida FA CUP looku ciyaro bananka ayan is keenaya wilasha yar kalexda da’yarta blueska uso baxday mesha bug lama dhelayo iku taabo kubad ladhahayo ayan naqaan hazard to oscar to moses to lampard to ramires to liuz to cole to ba to mata to mikel to tery to cahil to tores to marin to benyoun to Ake to beretrand to hutchinso
najiib
28-February-2013 at 10:37 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kuwaan nani iyo chicharito ayaan usafaynaa no rooney no rvp kooxba ma ahan fc rugby
hazard
28-February-2013 at 10:26 am
Hazard yare mar labad ayu fa cupka kareebi doona womans sidi carli cupki dhowayd 5-3 waad xasusatan sidan idinku garcnay waliba gurigina viva hazrd
Xamse lyon stars
28-February-2013 at 10:05 am
Reer man untd waabad walatene bal waban eegnaa wacdaraha inigu dhaca loba joog
jack rodwell
28-February-2013 at 9:53 am
wara carurta man u tagerto maxa mesha kenay manchester city? Ani wan aminsanahay in chelsea ay ka awod badantahay fc nasiib or fc refree waxan leyahay chelsea nasib wcn viva all my lovely friend byy
Mahbub nani
28-February-2013 at 9:32 am
Naadiga chelsea wey siiliceysaa tabare binetes waa kulanka lagu ceyrin dono kulanka old traford
viva man united 4ever
Cade
28-February-2013 at 9:05 am
Chelsea sanadkan koob malahan ee haiswarerin yadhaha united ayey gusha raceysa viva all fans of man united
Mahamud sigad
28-February-2013 at 8:59 am
RagA manchester taagera ee leh etihad ayaa chelsea ku ciyaari wayday….sanadkii hore kii koobka lagaaga qaaday muuna ahayn…….takale fcup ayaan chelsea kareebi…waa calaacal timo bixisay
sir nuur
28-February-2013 at 8:54 am
Kkkkk usheega ciyaaalkan u maleeNaya in oldtraford. Natiijo laga soo laaabta chelsea. Indhaha kala qaad ayab leyahay problemkiina wuu si badan. Doona marka chelsea fa cupka ka saaaro kkkkkkkkk viva lius nani.
Moh mahdi
28-February-2013 at 8:45 am
Wow chalsea vs chicharito weye game kas cidkale kuwas mataqano wayo nadi wayn laguma tilmami karo chalsea
Zakianos reer man u
28-February-2013 at 8:03 am
Chelsea xalay hadey hari naseeb wayn ayey lahan lahed lkn away way soo baxeyn yaana sugaayo mataqana man u and always them champions,premier league and FA cup
liibaan 26
28-February-2013 at 7:50 am
hayeer reer chelsea waxaaba soo cararteen waxaa imaaneesaan old traford
k.k.k.k.k.k.
fifa man united 4 ever
Mazacar
28-February-2013 at 7:21 am
Women utd wan xasuqeyna cica chelsea
Gahill
28-February-2013 at 7:20 am
Waxas ayaa koox laka yirahda awooda ay chelsea lee dahay uma bac bac dhiki karto manchester waxaas lee yahay chelsea aqoon ayaa idinka kii laaban
c.qaadir Galeer
28-February-2013 at 7:17 am
fc rugby HERNANDEZayaa wado kadhiganayo kuwan rvp iyo rooney loma safayo sanadkan sadax kulan ayaan idin garaceyna Viva HERNANDEZ CHICHARITO
C.raxmaan axmed macow
28-February-2013 at 7:11 am
Insha allaah waxaanba garaacidoonaa man uned hadii uu alle idmo waana sukila ahay ku lankaas sxb
Frank lampard
28-February-2013 at 6:55 am
Women united wara sugayaa wayna ka reebi doonta facupka waana kedii waxan ku galaya sidii city sanadkii hore ku gashay ee ahaa 6-1 viva chelsea
monaliza
28-February-2013 at 6:31 am
loooooooooooolz MAN-utd inaa iska samirteen waa idin ognahay hadaa nahay taageerayaasha The Blues. roxx Chelsea. man-utd LOST kekekekekeke.
Saabir
28-February-2013 at 6:18 am
Man united waa laga reebi FA waxaa kareebaayo Mata
Maaaaan untd
28-February-2013 at 6:18 am
Subaaax wanagsan dhamantin ani waxaaaan la yaba tagerayasha chelsea hal game hadey badiyan man u ayey u dharanayan wlh chelsea io liverpool marki lala ciyarayo liverpool ayan ka baqna man u uma ciyarto wa home ama away e waxa ka go’an in ay badiyan lkn chelsea etihad stadium sida laku yelay wad arkten man u markey ku ciyaresay etihad difac meysan kalin 2goal ayan ku hor marnay vivaa MAN U
C/baasid cali sh.doon
28-February-2013 at 6:07 am
Man u koobkii hore chelsea ayadaa ka reebtay capital one kii kane ayadaa ka reebidoonto insha allah
3 : 5 ayeey ku badindoontaa chelsea guul chelsea
V.persie king of premier
28-February-2013 at 6:02 am
K.k.k.k.k.k.k.k chicharito maba uu maqli karo chelsea v.persie na si doo kale war ayaa in hesto chelshitty
Rooney
28-February-2013 at 5:42 am
Chelsea kaliya waxa ka adag hernandez waayo 7kulan oo is ku xigta 8 goal ayuu ka dhaliyay. Viva chicharito&rvp
samiir dhiblaawe
28-February-2013 at 1:16 am
sanad kaan ani womennu ayaa war nakala hestaa viva oscar
Buluuska
28-February-2013 at 1:16 am
Hayeeeeeeeeeeeeeeeeeeey wmn untd. Yaa idinka celidoono chelsea
shaafici united
28-February-2013 at 1:09 am
man wa lo fududeyay mar hadi chalsia lagu so adiyay man sanadkan 3 kob aye qadesa cidi kama xigta .man guul
kuunciil sharfa
28-February-2013 at 1:03 am
Wan idin wada salmaya dhamantin marka hore cwa waxan ku farxaya isbadal ka wen o samiya rafa tan kale ciyara yahan ka da”yar e Ake wa wil wangsn wlh so cwa o ciyaray nin o ciyara ma jira Rafa waxan kula talin laha mar wlbo waxda samisa is badal kan kasi ficn sada kalsoni o hesha sual cwa dhamantina ( Chelsea hadi san kusesa coto Maxda kafilin lahida jwbta ken Tagera Wilka wadto 57 Ake sxb dadal kada se balari sxb wan ku Tager san haya All of u Chelsea Gul Chelsea my way love
Mahdi blues
28-February-2013 at 12:59 am
Chelsea sanadkan FA cup oo dhan Away bay ku dheeshay wayna soo baxday mar walba. United Waa in la garaaco. 3-1 to Chelsea.
Abdirahman moha
28-February-2013 at 12:59 am
Chelsea sanadkan waxaan rabaa inaan sadex jeer karbaasho v.persei w.rny hern.chicharito and d.welbeck khatar 99 ayaan uxusustay
mahir
28-February-2013 at 12:55 am
tan waxakadaran tan man united usososota lixda bisha march walahi chelsea ciyal aya usobaxay sida ake marin benayoun mata and lampad iskanasta women united ayad ka shaqen dontaan midakale hazad walahi ru ahantii walacib bahal waye messi camal waye women war aya idin haysta
Asad kallaay
28-February-2013 at 12:54 am
man u wara u yala viiiva Chelsea awoda chelsiana wa arki dontin re man
maxamad
28-February-2013 at 12:47 am
man wala rebaa chelsea gul