Atletico Madrid Oo Finalka Copa Del Rey Wajihi Doonta Real Madrid Ka Dib Markii Ay Ka Soo Gudubtay Sevilla. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Spain » Atletico Madrid Oo Finalka Copa Del Rey Wajihi Doonta Real Madrid Ka Dib Markii Ay Ka Soo Gudubtay Sevilla.

Atletico Madrid Oo Finalka Copa Del Rey Wajihi Doonta Real Madrid Ka Dib Markii Ay Ka Soo Gudubtay Sevilla.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 28-02-13 3:17 AM

259067hp2

Finalka Copa del Rey ee xilli ciyaareedkan ayaa ah mid u dhaxeeya kooxaha caasimada Spain ka dhisan ka dib markii Atletico Madrid ay iyadana buukimatay tikidhkeeda finalka koobka markii ay barbaro 2-2 ah la galeen Sevilla lugta labaad ee semi-finalka iyadoo labada lug ay ku soo baxeen 4-3.

Atletico Madrid ayaa lugtii hore ee ka dhacday garoonkeeda waxa ay ku soo badisay 2-1, waxaana barbarahan ay gashay ay ka saaciday inay u gudbaan finalka koobkaan.

Kooxda Diego Simeone ayaa labada gool ku hormaray ciyaartii xalay ee lugta labaad iyagoo uga mahadcelinaya goolal ay u kala dhaliyeen Diego Costa iyo Radamel Falcao, halka Jesus Navas iyo Ivan Rakitic ay u barbareeyeen kooxda martida loo ahaa.

Atletico Madrid ayaana finalka koobkaan la ciyaari doonto deriskooda Real Madrid kuwaasoo habeen hore ka soo talaabsaday semi-finalka kooxda Barcelona, halka Sevilla ay seegtay fursad ay ku qaadi laheyd koobkii ay ugu danbeysay 2010.

11 Responses to Atletico Madrid Oo Finalka Copa Del Rey Wajihi Doonta Real Madrid Ka Dib Markii Ay Ka Soo Gudubtay Sevilla.

  1. Ibraahim siidi cabdulaahi Reply

    01-March-2013 at 6:27 am

    Waa yaab weli lama arkin kubadaha barcelona markas ayaa ladhaha barcelona ayan kabadini war kas badis ma ahan waxa waye nasiib (barca vs real) waa inoo hwnka axada wabilahi towfiq

  2. Duraan Reply

    28-February-2013 at 10:36 pm

    Real ayaa iska leh cup-kan championska iyo premier league man united aa leh viva rvp & w m rooney

  3. Ismaacil mire Reply

    28-February-2013 at 9:07 am

    Real 8 reall aaa iskale kooobkaaan vv arsinal

  4. Chelsea tagero Reply

    28-February-2013 at 8:40 am

    Waxaa badinaya real madrid 5_1

  5. Ahly egybt(72) Reply

    28-February-2013 at 6:34 am

    Kobkan altletico madrimd iyo real madrid wa le atletico hadi an sadaliyo ciyarta waxa ay ku dhaman donta barbaro 1:1 benzema iyo deigo costa rigoro ayana lagu tumi dona real madrid the best manager diego simione the world defender codin and GABI AND FALC’O ARDA TURAN AND ADRIAN LOPES viva atletic fc madrid by by

  6. asad Reply

    28-February-2013 at 6:18 am

    Real aya lee kobkann hadi liga badiyo qotokun kudolar aya bihinaa

  7. Caaqil Cade Reply

    28-February-2013 at 4:50 am

    waxaan leeyahay atletic yaan laga dhigin wax sahlan isku magaalo ayey ka dhisan yihiin real, falco iyo laacibiin qatar ahna weey heestaan, horyaalkana kaalinta 2aad ayey ku jirtaa marka ila ma ahan in si sahlan looga qaadi karo koobka.. viva barcelona

  8. Wadani Reply

    28-February-2013 at 4:23 am

    Arteta ciyaala arsenal ayad katahay mesha koobkan maha mid lasugayo wa mid xalay laqaday o lagu qaday camp nou e kuma maqna koob aad sugaysa boloyahay halla madrid

  9. Arteta boy Reply

    28-February-2013 at 4:04 am

    Finalka copa del rey waxa ku guleysa doono atletico madrid 4 1 real madrid 3 goal hatric falcao 1 goal arda turam 1 goal benzema insha allah sidan aye ku dhamadonta

  10. Raam yare Reply

    28-February-2013 at 3:23 am

    War iskadaaaya koobkaan horaaa loo shaqeesteee cr7 ayaa iskaleh wargaladan wey is mahsinayan waxa kala yaaabay

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>