Xilli Ciyaareedkii Daafaca Inter Milan Yuto Nagatomo Oo Soo Dhamaaday. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Italy » Xilli Ciyaareedkii Daafaca Inter Milan Yuto Nagatomo Oo Soo Dhamaaday.

Xilli Ciyaareedkii Daafaca Inter Milan Yuto Nagatomo Oo Soo Dhamaaday.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 27-02-13 11:03 PM

nagatomo-celeb490ai_3

Xilli ciyaareedkii Yuto Nagatomo ayaa soo dhamaatay ka dib markii dhaawac xun uu ciyaaryahanka reer Inter ka soo gaaray jilibka.

Xiddiga reer Japan ayaa dhaawac uu ka soo gaaray jilibka kulankii barbaraha 1-1 ee u dhaxeeyay Inter iyo Milan ee habeenkii axada ka dhacay San Siro.

Baaritaano lagu sameeyay ayaana lagu ogaaday in dhaawac halis ah uu ka soo gaaray jilibka, taasoo ka dhigeysa in ciyaaryahanka uu garoomada ka maqnaado inta ka dhiman xilli ciyaareedkan.

Inkastoo xilli ciyaareedkiisa uu u muuqday mid soo dhamaaday hadana Inter Milan weli si cad uma aysan shaacin ilaa iyo inta uu maqnaan doono daafacooda.

4 Responses to Xilli Ciyaareedkii Daafaca Inter Milan Yuto Nagatomo Oo Soo Dhamaaday.

  1. deeq Reply

    28-February-2013 at 5:26 pm

    inter milan sandka danbe ee soo kabsan donta
    dhawacan waxba udarsanmeeso

  2. Mustaf mohamed Daynazaz Reply

    28-February-2013 at 9:06 am

    Wan huba wan qadayna champion iyo af cup iyo pr, league

  3. Calinuur cabdi qaasim Reply

    28-February-2013 at 7:30 am

    Nekatoma waxan u rajeyneynaa caafimaad deg deg ah in uu helo

  4. Asc dhaman inta kuxiran lacib net hadan ugudbo qodobka qimaha badan inta jabweyn ayey ukeni donta dhawaca naka tomo ayadoba awal iska lidatay hadi dhawacyo kale kuso kordhan uma maley nayo inta in kalma fican ey so tiksan donto acmilan hambalyo hormar wcn gul wcn ayan leyahay dhaman inta igula xiran milan salan kashka iyo labta hilow ayan hawada idin so marsinaya iyo ninka kala dadiyay fikir kisana loga cana malayo barka e sel fio barliskoni wlh wa qabir 2 bur buriye u isticmal hadad doneysid dhibcaha barka halku dhigas walaga wayay wargeyska dunida tan ugu weyn e lacid net maxa dhacay away lacib net ?

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>