
Weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa muujiyay in ay suuragal tahay in dhamaadka xilli ciyaareedkaan uu ka huleelo kooxdiisa Liverpool, iyadoo warkaan uu soo baxayo xilli kooxo dhowr ah ay isha ku hayaan laacibkaasi .
Luis Suarez ayaa lagu tirayaa hadafka koowaad ee tababaraha cusub ee Bayern Munich Pep Guardiola kaasi oo shaqadiisa bilaabaya xagaaga dambe .
Xidigaan ayaa wargeyska Bild ee dalka Jarmalka u sheegay: “Haddii Bayern Munich dalab rasmi ah isoo diraan maalin maalmaha ka mid ah diyaar ayaan u ahay in aan is hor fariisano oo aan ka xaajoono sida wax lagu dhameyn karo”.
Sidoo kale tababare Pep Guardiola ayaa si weyn dhan kale u xiiseynaya weeeraryahanaka kooxda Borussia Dortmund Lewandowski iyadoo qorshahaas si wacan uu imaanayo hadii Luis Suarez lagu guuleysan waayo.
suarez
27-February-2013 at 11:09 am
suarez hadduu baxo waxaa imaanaya sida falcao iyo ozil farnando torres iyo xabi alonso edil hazard
suarez
27-February-2013 at 11:02 am
suarez haduu baxo dhib malahan bunhadii lawayo bedelkiisaa lahelaa waxaan rajey naa suarez inuu baxin viva liverpool
Liban.jobane
26-February-2013 at 8:28 pm
Horta sln iga gudoma shirkada lacib &Asxabta tagerta kooxda liverpool ey legenka ah markaan fikirkega khadlo kooxda magac weyn tahey lkn wax dilaya milkilayasha isbedbelaya o koxda ka dhigaya club sera b ah oo larabo in dib haben lo sameyo marka clubka goormu meel gaaraya tabare cusub ama ciyartoy cusub ayaa la keenaya wana waxan munasib aheyn ciyartodi is fahanta waa lakala diraya kuwo cusub ayaa lakeenaya kuwi laqabsadey clubka waa la dirayaa marka suarez ciyaartoydi fahantey waa ladirey sida adam maxi kuyt merales ngog sida darted asna wa inu iskaga hayaama kooxda waxey xiisa yeelanesaa marki ciyartoda ladaayo intas ayan kaga baxey
mustafe liverpoolfc, luis suarez/ sterling, gerrard
26-February-2013 at 8:09 pm
anagu waxaanu ka illaalinaynaa naadi enland ah sida city oo kale
Capitano Abti Doon MacQulSomE
26-February-2013 at 7:43 pm
Xudeyfa Waan Kaa Qaaday My Bro, Mid La Mida Ayaan Hawada Inoo Dhexeeysa Kuu Soo Mariyey, Sln Kadib:
Luis Suarez Waa Xidiga Aanu Imika Goolka Ka Sugno, Isla Markaana Guulo Waa Weyn Hormuud Inoogu Ahaa Xili Ciyaareedkaan, Balse Haduu Go’aansado Inuu Boxo The Door Is Open, Badalkiisana Waa La Keenayaa.
YNWA.
Maxamed
26-February-2013 at 6:00 pm
Suarez waa player fcn haduu naga tago wax uma aragno mid ka wanagsan ayn keesanena naadiga marwalbo wey jiresaa liverpool guul ayan leeyahay marwalbo bye aqyarta redska tagerta
C.fitax-dh.mrb
26-February-2013 at 4:00 pm
War tag dheh 50m hadan heleno
wiilka shidan
26-February-2013 at 3:12 pm
asc aqayarta salan sare suarez waxoo raba lixab yaba reer germany bayen munich wayo qaranka dhanba woxoo ku dhisan yahay paleyersja bayren hadane coach ka ama tobaraha adunka pep guardiola aya yimin. marka lacib walbo woo raba marka lfc ama liverpol waa sida.arsenal cml wayo suares waxoo raba kooxda marwalba soo ado championka liverpol.champion iska dhaf primer leugue ayaa.mel fucan xata katagneen
al haji
26-February-2013 at 3:08 pm
aniga waxaa ila haboon in uu tago bedekiisa la soo celiyo fernado torres ayaa ubahan team lacg yarne waan ku heleynaa wana dhaliyaha aduunka ogu fican ayuu ahaa markii o jogy liverpol haduu yimadane sidiisii ayuu ku so noqonayaa cml well cme livepool torres beter than suarez
Fany fans
26-February-2013 at 2:39 pm
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Salman
26-February-2013 at 2:04 pm
Rer cascas haka walbaharina suarez hadu baxo liverpool hortisa ayay ahayd mel lagu riyodo xidiga dunida umbu boska ubenaney
Abdifatah villa
26-February-2013 at 1:48 pm
Salan sare dhaman taagerayasha Reds sxb sare Xudeyfa syl wa ka gudomay salanta mid la.mid ah aya ku salamaya Runti suarez wa player muhiim u ah kooxda waxa jeclan la,ha inu nala si joogo in mudo ah hadu tagano wa iska caadi ciyaartoy ka qatarsan aya horay u tagay sida X.Alonso, mascherano, owen iyo Robie fowler VIVA LIVERPOOL YNWA.
Caaqil Cade
26-February-2013 at 1:10 pm
asc dhamaan fanska resdka, xudeyfa syl waankaa qaaday sxb mid la mid ah ayaan hawada kuusoo mariyay, intaa salaanatay sidoo kale waan salaamayaa, suarez waa xidig muhiim u ah liverpool, liver ayaaba ku tiirsan oo aan si sahlan ku fasaxeen waxwalbabana waxeey ku xirnaan doonaan imaanshaha liver ee championka, hadeey championka kasoo qeeybgalaan markaa inuu joogo waa lagayaabaa. xidigaan kooxo badan ayaa isku heesta, wuxuuna u qalmaa lacagtii lagu iibiyay tores 50ka milyan ama in ka badan, hadii qarash xoogleh lagu iibin doono waan soo dhaweey nayaa markaa, si badelkiisa loo helay 2 ama 3 ciyaar yahan qarashkii laga helaa markaa. hadda sturridge ayey is fahmaan oo weerar ah, rag kale ayaa lakeenayaa haduu rabo inuu baxo, qarash fiicanna waa lagy heli karaa maadaama uu soo jiitay kooxaha waaweeyn ee yurub ka dhisan. viva suarez and gerrard..
Ceynte
26-February-2013 at 12:49 pm
Asc k.k.k.k.k.k.k.k walatabidona livirbool waa udhamatay hadi laacibkas katago gulaha aygaran asaga ayaka shaqeya hadi usan dhalin gool serb halagafirsho redska hadi lacibkale lagu sobadalin viva arsenal and jek welshare
xudeyfa syl
26-February-2013 at 12:24 pm
Sln sare asxbta reds sida caaqil vila n shien al cadala zuzu cptn abti doon cade dhaman asxbta reds mida kale hadu suarez baxo loma dhutinyo nadigan hore waxa uso mary fowler owen tores moryants baros dhaman uma dhutn haduu baxo liverpool wa liverpool marksta asxbta viva sturug cptn gerrard viva liverpool
nawaal dayey munich
26-February-2013 at 12:24 pm
luis suarez welcome to bayrern munich
hiiraash
26-February-2013 at 11:59 am
kkkkk Osman Fantastik abti malhaa adigu afbaad ku kaxeynaysaa xidiga waadba daba dhigataye malin kasta waxaad lasoo tagantahay surez baa liverpool katagayya kkk ninka meela uma socdo ee abtow warka naga daa beerka hana gooyne kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
noradin
26-February-2013 at 11:58 am
Haduu tago owen&torres ayaa tagay markaa halkay ku dambeeyeen ayuu ku danbayn doonaa
fitaaxlfc4life
26-February-2013 at 11:56 am
abaaaaaaaaaaah suarez waaan ku qanac sanahaY inooo baxo waliba qarash gaaaaraya 50m si aaaaN u sooo kaluumesto far kaliye fooool ma dhaqdo hadu doooonayo inoo baxo qarash macquul ahna lagu helayo waaaa dahab andy carrol@suarez@reina@skrtel@henderson@assaidi@downing waaa u diyaar in oo iibiyo rodgers si isbal cad ula yimaado asigoo tusaal u soo qaatay swansea in oo ka diray 8 players 6na soo iibsaday marka rebuild waaa muhiim ayu dhahay aan aragno he viva our lfc
axmed ronaldo
26-February-2013 at 11:53 am
MADHICI KARTO INUU LUIS SUAREZ KATAGO KOOXDIISA LIVER POOL MANAHELI DOONO MEEL UDHAANTA REDS WAXAANA UUNOQON DOONAA SIDII TORRES OO KALE
Young suarez
26-February-2013 at 11:46 am
Suarez wuu ku qaldan yahay fikirkaas hadu nago tagana mabaryeno wuu fasaxan yahay coutinho iyo sturridge ayan haysan suarez u can go no 1 will stop u
Shafka
26-February-2013 at 11:06 am
Wu dhamde waqtigi suarez wuna fasaxanyahay Super Suarez waxan ku ogahay sidi Torres oo kale anagana waxa nahay dugsi qali aha ha hilmamin 2013-2014 Deinal Super Sturridge ina ka dhigno hit Top 10 Come Reds & Super Sturridge
Qaali
26-February-2013 at 10:54 am
Fikirkeyga waxan dhihi laa suwares haku biirin koox kale ee usabar tiimkaada