
Barcelona ayaa hogaamin doonta tartanka loo galayo saxiixa xiddiga Santos Neymar marka uu ugu danbeyn go’aansado inuu ka tago Brazil, sida uu sheegay madaxweyne ku xigeenka Barca Josep Maria Bartomeu.
Xiddiga reer Brazil ayaa ka mid ah xiddigaha loogu doondoonista badan yahay caalamka ka dib markii lagu qiimeeyay 55 milyan ginni.
Kooxaha Real Madrid, Manchester City, PSG iyo Bayern Munich ayaa sidoo kale ka mid ah kooxaha qiimeynaya xaalada 21 jirkaan, laakiin madaxweyne ku xigeenka Barca ayaa sheegay in kooxdiisa ay dalban doonto.
Isagoo u hadlayay jariirada AS, Bartomeu ayaa yiri: “Waa ciyaaryahan ay doonayaan kooxdeena farsamo, kooxdana waxa ay isku dayi doontaa inay la soo wareegto oo la soo saxiixato.
“Waxaa doonaya Neymar kala bar adduun weynaha.”
Neymar ayaa dhawaan talo ka helay Pele oo ku aadan inuu doorto Spain halkii uu ka aadi lahaa Germany ama England.
C.laahi cusmaan oo ku magacdheer codey
02-March-2013 at 12:49 pm
Waxaan rajeynaa in laga badini doono kooxda baarshinoola waxaana looga badani doonaa 4 waxaana kala dhalinaa cr7 iyo ozil
EX_SIIGAALEE_EX
27-February-2013 at 6:02 pm
SC WR WB ,,NAYMAR INOO IMAANAYO BARCA WA ALA HUBAA LAKAIN WAXAN BARCA KA DALBANAA INEE ISKA DIRAAN QAAR KA MID AH GUULDARADII XALAY REAL KA HELEEN BARCA WAA NAADI CULUS LAKAIN WAXAY U BAAHAN TAHAY IN GOOL KOODI AY DIFACAAN KARAAN ,,MANA HEESTAAN TAAS HA KEEYNAA DAAFACA CHELSI ,,IYO RAG KALE OO DIFAACAN KARO MEESI WUXUU DHALIYO ,,WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW BARCA
xuse
27-February-2013 at 2:33 pm
waxaan leyahay namar ku so dhawowa barcelona iyo kubada raxoo iyo kalsoni leh kalay labashal lacibinta dunida
Axmed.xasan.
27-February-2013 at 1:17 pm
Waxaandoonayaa.inkooxda.lahabeeyo.sidiiwaayo.waayo.ahad
zaiimka
27-February-2013 at 4:09 am
naymer ani waxan ku dhihi laha man untd iska imaw cml
Arteta boy
27-February-2013 at 3:16 am
Neymar arsenal imow an ku dhihi lahay ama barca
Siryaqni
26-February-2013 at 10:30 pm
Barcelona 2 : 3 Madrid
Cubeeydiina
26-February-2013 at 10:28 pm
Asc ruux walbo oo muslim ah barca waa waalatay hadii eeyba neymar dooneeyso hada neymar waa ciyaaryahan kumashquulsan hami dheer oo aan eheen hami udhaw xiligaan barca na xiligaan uma baahna neymar lkn wexeey wadaan iga sheeg wargeeysyada siyabonga laacib .net amaana
Caaqil Cade
26-February-2013 at 10:17 pm
kusoo dhawoow kooxda kubadda cagta aduunka ee barca
bashir
26-February-2013 at 9:58 pm
real in aay badinayso
LAMIIZ
26-February-2013 at 9:47 pm
asc aniga shaqsi ahaan waxaan oron lahaa NEYMER in uu kasoo dego gagada barcelona ama gagada bayer munich mida kale asigaba wuu garan karaa meshuu mustaqbalkiisa u wacan iyo mesha kale hadeynah katagan tahay mar un kaceyaar qarada yurub markaa koox alaalo oo ay ugu lacak badan tahay markaa haku biiro hadii kala nah dee kooxda aduunka hayimaado VIVA fcb
messi barca aguero man city
26-February-2013 at 9:42 pm
welcome to barcelona sxb
xudeyfa syl
26-February-2013 at 9:18 pm
Yes welcome k garab ciyaar mucjisada kubada cagta mesii iyo eng wadka dhexe clamka xavi ineist fabrgs bosquets viva brca liverpool and juvts