Real Madrid Oo Dooneysa Javier Hernandez Xilli Man United Isha Ku Hayso Lewandowski. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Spain » Real Madrid Oo Dooneysa Javier Hernandez Xilli Man United Isha Ku Hayso Lewandowski.

Real Madrid Oo Dooneysa Javier Hernandez Xilli Man United Isha Ku Hayso Lewandowski.

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 24-02-13 11:45 AM

hernanadez

Wargeyska Sunday Mirror ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in weeraryahanka kooxda Man United Javier Hernandez uu noqday hadafka koowaad ee Real Madrid kuwaasi oo si weyn u xiiseyanaya laacibkaasi.

Wargeyskaan ayaa sheegaya in madaxa Real Madrid Florentino Perez uu u arko laacibkaasi in uu aad u anfacayo xilli ciyaareedka dambe maadaama uu awoodo in kubada uu ku afjaro shabaqa ayna xooga saarayaan sidii ay u soo xero gilin lahaayeen.

Waxaa lala leeyahay waa suura gal in rabitaanka Real guuleysto maadaama Sir Alex uu dadaal ugu jiro weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Robert Lewandowski taasi oo ka qeyb galka Hernandez ka dhigeysa mid yar.

Javier Hernandez ayaa lagu waramayaa in uu dareemayo rajo beel maadaama Sir Alex uusan si toos ah ugu tiirsaneyn inkastoo uu dhaliyay 15 gool kulamadii yaraa ee uu saftay taasina waxa ay keeneysaa in uu ka huleelo kooxda xilli Rooney iyo Van Persie joogaan.

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

16 Responses to Real Madrid Oo Dooneysa Javier Hernandez Xilli Man United Isha Ku Hayso Lewandowski.

  1. digir alle jameeka Reply

    01-March-2013 at 2:54 am

    harnantez wan ubahan nahnay hada nah nay dagere man utd ha ilasho harnantez waa biti nasiib hade tirto man wee dawee

  2. Mahad Guliye Reply

    28-February-2013 at 1:41 pm

    Real ayaaa tooosh naga dapa shidatay wa yaap

  3. cilmiboldhari Reply

    25-February-2013 at 11:54 am

    Sirka waa inuu kafiirsadaa inuu siiyo madrid chicharito waa ciyaar yahan dhamystiran

    • cabdiraxman yaasiin Reply

      26-February-2013 at 12:16 pm

      rial iyada shaqo aan man utd aheen malaha miyaa wa aniga yaabaye afar ciyariahan o aad ukacsay midba sanadkisa ayey qadatay hadane ma dhaliyihi weyna bey dooneysaa looooooooooolz

  4. Cabdulahai mad Reply

    25-February-2013 at 8:35 am

    Asc dhamaan waad salaaman tihiin aqyarta meel walbo oo aad joogtiin aniga waxaan leeyahay casle wee ey soo bixidontaa saan kuma hareeyno madama uu naga cunay janis lambag waxaas waxna uma aragno by by by

  5. Mohan jacelow man u Reply

    25-February-2013 at 7:12 am

    Cajiib waye tanu real ma waxey doneysa iney na indha tirto tani macqul mahan kamana wax lo dul qadan karo mahan wayo horey siriq nogu dhigtayo naga qadatay c-ronadlo hadana mr:harandiz waxan ka codsanaya tababara inusan dhibin oo ku ad keyo tasi waxa ku jirto dantisa danta man u iyo tenaba ha jiro oo hajogo lacibkena i love man u

  6. Farxaan yare man utd Reply

    25-February-2013 at 12:36 am

    Chacharito wa ciyar yahan da yar mana qadan dono inu ka hulelo nadiga valensie aya binji logali kara mahe

  7. v.PERSIE Reply

    24-February-2013 at 3:56 pm

    no way ….. no way …… no way ……. no way ……

    ma aqbalayno arinkaas ……

    ma aqbalaynoo inuu chicharito naga baxo oo lewondosky yimaado ……. chicharito waa joogayaa .. meelna umasocdo … f** shit that !!!!

    viva chicharito
    viva manufc

  8. Mohamed Reply

    24-February-2013 at 3:10 pm

    Ma aqabaleyno arintaas waa laacibkeyna naga fujiyo markey nagu dhigan tahay.umana maleynayo inu baxaayo ama aqbalaayo odeyga. Waa ey daneyneyaan lkn suro gal maha inu warego

  9. ahmed Reply

    24-February-2013 at 1:35 pm

    realmadrid belo ahaa hee hadi ey qadato lacibkaaan wlhi noobe ka fcn maba jiraayo hadi oo imaado

  10. ahmed Reply

    24-February-2013 at 1:34 pm

    hernades hadi u tago realmadrid yaa celinaayo real waba yabeeee galkaan hernades lug iyo madax wuxu dhafaayo malahan xagane OZIL IYO DIMARIA ayaa jogaaan bala yada allaaw na dhafi ayee ka dhaceso

  11. abdikrim Reply

    24-February-2013 at 1:24 pm

    oh!my badness real weysodigty ayado benz iyo heguan hesto mxe karbta chich kena real fakrdas wakuqaldntihin ee klbta c.ronldo ben ben noga qaden chich neverrrrrr!!!!!!!viva chich n welbeck young stars of manu

  12. xubi cadey Reply

    24-February-2013 at 12:51 pm

    haa ku riyonina chicharito wa mustaqbalka man united viva rvp and nani

  13. Duraan Reply

    24-February-2013 at 12:48 pm

    Elx ma washay mawu xu gada jevei hernandez war lacibkan da da yar hanaga hadi becouse wuxu noqaday preme leageu war hernandez fursad u ku ciyaru la yahay mahane war nin kas nin xata lagu so hadal qado ib mahan war hada ka hor wuxu eday ibku ibiyay Ronalda war hadana waxa noso iftin baxaya jevei hernandez wa nin mustaq bal kisa dambe wax no qabanaya I love manchester united for ever

  14. kagawa Reply

    24-February-2013 at 12:19 pm

    Ma qabo ani inlafasaxo wayo waa wil nasiib badan ooo xiliga lobahanyahay dhaliyo goolasha viva chicharito

  15. Gurey dhere Reply

    24-February-2013 at 12:09 pm

    War waa laacib mustaqbal leh ninkan man wuu ku ficn yahy janis ku ciyaro wu hela kulamada naga fujiye sandi hore waad xasustan ninkan halaga lexdo lewandoski marabno ninkan da ar mustyqbale leh viv man u harandiz viva roney and nani

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>