
Marco Materazzi ayaa shaki weyn geliyay in Jose Mourinho uu la shaqeyn doono Zlatan Ibrahimovic hadii Mourinho uu tabarare ka noqdo PSG.
Ibrahimovic ayaa ka tagay Nerazzurri, oo markaas uu tababarayay Mourinho, 2009kii waxa uu ku biiray Barcelona, waxaana Metarazzi uu ka hadlay ismaan dhaafkii heshiiskaas ee u dhaxeeyay labada nin.
“Hadii Mourinho uu PSG uu ku biiro, ma aqaano sida xaalada Ibrahimovic ay noqon doonto.” ayuu Materazzi u sheegay Repubblica Sport, markii wax laga weydiiyay wararka xanta ah ee tababaraha reer Portugal la xiriirinayay kooxda ka dhisan caasimada France.
“Kuma aysan kala tagin si fiican. Ibra waxa uu inooga dhaqaaqay anagoo tababar aan isagu diyaarineyno xilli ciyaareedka ku qaadaneyno Los Angeles isagoo ku biiray Barcelona.
“Waxaana uu u sheegay Cristian Chivu: ‘Aniga la’aanteey kuma aadan guuleysateen Scudetto’. Mourinho ayaa ku qabsaday warkaas oo ku yiri: ‘Waxaan doonayaa inaad ogaato inaan ku guuleysan karno wax walba adiga la’aantaa.’ Taas ayaana dhacday.”
Inter ayaana xilli ciyaareedkaas uu u ahaa mid guul ah madaama ay qaadeen Serie A, Coppa Italia iyo Champions League, waxaana Metarrazzi uu sidoo kale farta ku fiiqay in koox kasta oo uu Ibra ka tago inay islamarkiiba qaado koob.
“Xaqiiqdii waxaan ka cabsi qabaa in Milan ay ku guuleysato Champions League” ayuu yiri 39 jirkaan.
“Xaqiiqdii waa ay dhacday markii uu ka tagay Barcelona iyo Inter, markii Ibra uu baxo kooxda waxa ay qaadaa koob.”
xamdaani
25-February-2013 at 9:48 am
an ahaan waxay ila tahay jose muriniho
ineey katahay AC MILAN naceeb
Nin MILAN laga keenay leen UP maka
dhigo
Hada kahor SHufishango ayoo u diiday
inoo kadhigo leenUPka Hadana waxoo diidanyahay KaKa
xamdaani
25-February-2013 at 9:03 am
an ahaan waxay ila tahay jose muriniho ineey katahay AC MILAN naceeb
Nin MILAN laga keenay leen UP maka dhigo
Hada kahor SHufishango ayoo u diiday inoo kadhigo leenUPka
Hadana waxoo diidanyahay KaKa
Nasri maxamed nasri
25-February-2013 at 8:26 am
Ibrahimovic haddi uu koobab uqado barcelona ayuu u qadi la haa la maan soo buriyen slatan waa damin iga daaya warkiisa waxan farin hawada umarinaa ciyaalka ciyaraha hada bartay oo afka ku tagayo goormee ama sanadkee baratay mataressi aqoon darada bulshada ma lagu soo dhax qora ee adiga ha kugu ekaato materessi waa libaax waa difaacyada aduunka ugu adag guul mataressi viva italiano 4evr
Fhd hssein
24-February-2013 at 10:01 pm
True………… “TI PARLA VERO MARCO!” DIAVOLO ayaa iska leh chmp-aha sanadkan…………. FORZA MILAN
arteta
24-February-2013 at 9:30 pm
War arsenal kuso dhawaw hal sano marka I ciyartid wan Ku burina kadibna kob an qada viva abraaaaaaaaaaahimovic
jahaweyn
24-February-2013 at 8:23 pm
walaahi waa wax macquul ah hadane sanooyinkaan waxaa qaadi qiray koobkaan kooxdi barca reebto marka hadey ac milan barca reebto ayadaa leh
daadir sanka
24-February-2013 at 3:46 pm
wa sax koox walbo o ka tago waxey noqota koxda horyalda yurub marka may be wa iska dhici karta ac milan in ey qado markas ibra koox walbo wa ey burineysa si ey u noqoto koox awood leh akhlaaq malahan
Siidka
24-February-2013 at 3:43 pm
Haa waa runtiisa josii iyo ibra wey is ku dhacayaan hadii uu tago psg
hanad waakawataa
24-February-2013 at 3:17 pm
kkkkkkkkkkk mataraza sow kii zinadi ceebeyay maha duf kubaxee iska aamus cawaanyahow
kaka
24-February-2013 at 3:07 pm
kkkkkkk
Sharci yaqaan
24-February-2013 at 2:59 pm
Ibra kooxkasta uu u tago koob ayuu la qaadaa asaga oo la joogo ee ma ahan marka uu ka tago mid wax qaataa hadii Inter wax qaadayso laaantiisa sanadka ka sii danbeeyay ayay qaadin laheed Ibra waxa uu koobab la soo qaaday naadi kasta uuu u soo ciyaaray waligiis sanadka koobaad u naadi u tago koob laan ma noqon Inter boolana waxaa koob Scuteto sax ay u qaadaan labaatansano ka dib asaga ayaa u qaaday lugtiisa .