Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Man City v Chelsea. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Man City v Chelsea.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Man City v Chelsea.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 24-02-13 3:09 AM

Capture

Kooxaha boorsooyinka waa weyn ee Manchester City iyo Chelsea ayaa maanta ku hardami doona Etihad Stadium, iyadoo City ay dooneyso inay hogaanka Man United ku soo celiso 12 dhibcood, halka Chelsea ay iyadana u indho cadahay inay kaalinta labaad kala baxdo Sky Blue. Maxaase kala qabsan doona?

Kulanka: Man City v Chelsea

Garoonka: Etihad Stadium.

Waqtiga: 4:30pm SGA

Garsoore: Andre Marriner;

LINE-UPKA MACQUULKA AH

 

MANCHESTER CITY

J. Hart

P. Zabaleta • V. Kompany • M. Nastasić • G. Clichy

Y. Touré • Javi García

David Silva • S. Agüero • J. Milner

E. Džeko

 

CHELSEA

P. Čech

Azpilicueta • B. Ivanović • G. Cahill • A. Cole

F. Lampard • Ramires

Mata • E. Hazard • V. Moses

D. Ba

 

Kabtanka Manchester City Vincent Kompany ayaa laga yaabaa inuu dhaawac ku seego kulankiisii shanaad oo isku xiga.

Gareth Barry ayaa isna shaki uu ku jiraa madaama uu dhaawa canqowga ah ka soo gaaray kulankii FA Cup ee ay isbuucii hore ka badiyeen Leeds.

Chelsea ayay u badan tahay inay ku soo gasho koox ka duwan tii ay ku soo bilowdeen kulankii Europa League ee Sparta Prague.

Frank Lampard, Branislav Ivanovic, Ashley Cole, David Luiz, Eden Hazard iyo Demba Ba ayaa dhamaantood laga yaabaa in dib loogu soo yeero.

 

MA OGTAHAY?
  • Manchester City ayaa badisay kaliya hal kulan oo ka mid ah afartii kulan ee u danbeysay ee ay ka horyimaadeen Chelsea, labo waa laga badiyay halka kulanka kale ay barbaro galeen.
  • Ciyaaryahanka Manchester City Edin Dzeko ayaa dhaliyay lix gool 7dii kulan ee ugu danbeysay ee uu saftay Premier League.
  • Labada kooxood ayaa isku dhigma iyadoo City ay tahay kooxda labaad ee ugu rikoorka fiican kulamada minankooda, halka Chelsea ay tahay kooxda labaad ee ugu rikoorka fiican kulamada ay martida yihiin, labadana waxa ay dhankaas kaga danbeeyaan Manchester United.
  • Dhinaca kale ciyaaryahanka Chelsea Frank Lampard ayaa raadinaya inuu shabaqa soo taabto kulankiisii shanaad ee horyaalka oo isku xiga, waana markii seddexaad uu sidaasi sameeyo hadii uu gool dhaliyo maanta ka dib 2005 iyo 2010.
  • Blues ayaa loo dhigay 8 rigoore xilli ciyaareedkan, waana kooxda ugu badan ee rigoore loo dhigay xilli ciyaareedkan horyaalka.
  • Fernando Torres ayaa doonaya inuu ka soo kabsado qaab ciyaareedka xun ee uu ku jiro, isagoo dhaliyay kaliya hal gool 13kii kulan ee u danbeysay.

Saadaal ka bixi kulankaan xiisaha iyo xamaasada leh, yaa dhinaca dhulka loo dhigi doonaa kulanka galabta ee Etihad Stadium?

160 Responses to Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Man City v Chelsea.

  1. Nuur lugooye Reply

    11-March-2013 at 3:03 pm

    Waxan dareensanahay in ay chelsea badindoonto

  2. Mursal neymar Reply

    11-March-2013 at 2:03 pm

    Fikrada aan qabo waxa ay tahay in aan ka badin doono man city

  3. Cisman aweys baxar cisman ajey Reply

    24-February-2013 at 3:49 pm

    K.k.k.k.

  4. hanada Reply

    24-February-2013 at 3:26 pm

    manchester cty 1 chelesea 0 waxan ka dhalin dooon desko magarteen ciyaalaka xafada

  5. Messi fifa barcelona Reply

    24-February-2013 at 3:16 pm

    Waxa badin donta mancity2Vs chealsea0 golasha dezeko iyo ninki chealsea qabay teves man uted 15 kusii hayn mayso horyalka akhyarey

  6. Mr.cahill Reply

    24-February-2013 at 2:34 pm

    Chelsea 4 mancity 1 kolashana waxaa kaka dhalin doona 1 demba 2 mata 3 demba halka midka 4 oku afjari doona ba

  7. C/baasid cali sh.doon Reply

    24-February-2013 at 2:31 pm

    City 2 : 3 chelsea guul ayaan urajeynaa rafael benatez waxaa goolasha udhalindoono chelsea ( ba , lampard iyo torres ) city waxaa udhalindoona ( dzeko iyo aguero )

  8. yuuwey karaama Reply

    24-February-2013 at 2:23 pm

    waxaa badin doonto chelsea lambardna wuu jawin doonaa rikoorka goo dhalinta chelsea ama farqiguu yareen doonaa

  9. yuuwey karaama Reply

    24-February-2013 at 2:21 pm

    anigu waxaan is leeyahay waxaa badin doonta chelsea teeda kale frank lampard cawada rikoorka goolasha chelsea wuu jawin doonaa ama farqiguu yareen doonaa bye asxaabta

  10. R ka maanta (gadhay). Reply

    24-February-2013 at 2:05 pm

    maanta man city waan kala dhantaali doona city0-3chelsea ba hatrick viva blues 4ever (gadhay).

  11. UGAS Reply

    24-February-2013 at 2:00 pm

    man city 3:0 Chesea

  12. c.raxman xasn (man u) Reply

    24-February-2013 at 1:59 pm

    Waxan jeclahay in ay isku garba dhacan

  13. Yusuf.xubey Reply

    24-February-2013 at 1:44 pm

    Man.siti 4.jalsi.2.guul wcn siti viva siti

  14. Axmad nuur Reply

    24-February-2013 at 1:29 pm

    Waxaa badineyso chalsea 3,2man cty

  15. Xidiga sanadaka 2013 viv Mata Reply

    24-February-2013 at 1:21 pm

    Waxat shek tab shek shabel bahal dhe hada naha tagera Yasha faca wen ee chelsae galabta waa no guul insha alah man city 2 chelsae 3 mata moses b a

  16. Idle hassan idle Reply

    24-February-2013 at 1:14 pm

    Waa badineyso chelsea 3 man cty 1

  17. c/laahi Reply

    24-February-2013 at 12:55 pm

    walaahi waa iska cadahay man city5chalsea0

  18. xamse.pepe Reply

    24-February-2013 at 12:52 pm

    wayiska cadahay chelsea 4and 0, BA,MOSES,OSCAR.HAZARD

  19. xamseTERRYand fadxi Reply

    24-February-2013 at 12:48 pm

    waxa badinaysa chelsea 4and 0, BA,MOSES,OSCAR.HAZARD

  20. xamseTERRY fadxi OSCAR Reply

    24-February-2013 at 12:46 pm

    waxa badinaysa chelsea 4and 0, BA,MOSES,OSCAR.HAZARD

  21. xamseTERRY fadxi OSCAR Reply

    24-February-2013 at 12:44 pm

    waxa badinaysa chelsea waxayna kubadinaysa 4and 0 waxan dhalinay, BA,MOSES,OSCAR.HAZARD

  22. Nani Reply

    24-February-2013 at 12:42 pm

    Nasib wanag nani aya ku so bilabana man u 2 – real 0. Nani 39; 75

  23. Nani Reply

    24-February-2013 at 12:38 pm

    Viva samba. van persia dhawac 3 usbuc

  24. jack rodwell Reply

    24-February-2013 at 12:37 pm

    hadhowdi markey ciyartu dhamato carurtan man u tagerto hadla markas lkn hada inad amustin aya idinroon viva xxxxxx mancity xxxxxxx ac milan xxxxxx

  25. c/wili chelsea Reply

    24-February-2013 at 12:37 pm

    asc all aqrisayaasha markahoro ani waxaan ahay taageero chelsea hadana waxaan leeyahay mncty aabadineeyso awoodne makubadineeyso ee waalasoodeeynaa ree mu kufarxi lahaayeenaa ama kanixi lahaayeeenaa

  26. Nuuriye bashiir cali dr aayatullah Reply

    24-February-2013 at 12:32 pm

    Asc aqiyaarta qiimaha iyo qadarinta mudan
    hadii aan fikir keyga kadhiibto kulanka galabta dhex mari doona kooxaha waa weyn ee englin waxaan aa minsanahay in eey galabta guushu tahay dhanka kooxda faca weyn ee chelsea waxeyna ku adkaan donta chelsea 3 city 1
    waxaana ukala dhalin doona 2 ba 1 lambard waa chelsea city waxaa goolka agoonta ah udhalin doona d.silva by nuur bashiir cali dr=aayatullah oo jooga dalka norwey oslo

  27. mahir Reply

    24-February-2013 at 12:30 pm

    asc marka hore salaan kadib aniga waxan ahay tagere chelsea lakiin hadii anbadino iyo hadikale man u waxba kamajareso horyalkaan yanan isdalin kan so socda insha alah hada waxan qadena fa-cup iyo euro-cup man united kuraxeso horyalka

  28. Degmada jilib Reply

    24-February-2013 at 12:30 pm

    Chalsea 2 man city 1 waxaa dhalinaya lampard baa

  29. daadii (The Blues) Reply

    24-February-2013 at 12:25 pm

    waan ididin salamay dhaman asxabta
    waxan idiin shegaya riyo aan xalay arkay
    taasoo ah chelsea oo 9 goal ku dubanesa
    man utd balse riyadaas waxe run ku noqonesa
    man city.
    waxan kudadali dono in ee run noqoto
    hogamiyaha kooxda Mata 10 iyo hazard 17
    dheraa waqtiguye ciyaartuna adagaa

    bashal wacan reer chelsea

  30. anelka Reply

    24-February-2013 at 12:22 pm

    asc dhan wan idin salamay asxabta ila tagerto chelsea waxan manta ino rajeyna guul waxana ku badineyna chelsea.3.0 city

  31. daadii (The Blues) Reply

    24-February-2013 at 12:17 pm

    dhaman wan salamayaa asxabta
    waxan idin shegayaa xalay riyo an arkay taso ah chelsea oo 9 gool ku dubatay man utd lkn an rajenayo in riyadas galabta ee ku fusho walaalahoda
    man city waana iga dhabb ee iska dheh kaliya igama
    ahan wlhi inkasto kubad lesku haleen karin bt Mata 10
    iyo hazard17 baa ka shaqenayo in my dream ee run
    noqoto

    macsalaama: Viva reer Chelsea

  32. sudaysi Reply

    24-February-2013 at 12:07 pm

    aniga labadaba midna ma taageeri laakiin dhexdhexad ban u ahay waxan taageraa arsena guusha man city waxba ma soo kordhinayso horyaalakan waxaa qaaday man unaited waxba yaan riyo been ah lays galin sanadka dambe haloo tartamo ciyarta galabta saadayshaydu waa man city 3-1 chalsea

  33. m.deeq viva oscar Reply

    24-February-2013 at 12:05 pm

    chelsea 3 -city 1 golasha waxa dhalinayo super farank ba and oscar

  34. Mahamedhazard Reply

    24-February-2013 at 12:01 pm

    Chealse aya badineyso waxeyna ku badine 3-1

  35. Yuusuf awdalawi Reply

    24-February-2013 at 11:54 am

    Sck dhaman shabakada laacib.net iyo asxabtayda iga horaysay ee fikirkoda dhibtayba wan salamaya salan kadib saxibayal wad la socotan sanadkii hore inta la kala horeeyay hadana sidii oo kale ayay u dhacaysa waxana gulaysanaysa chelsae 3 : 0 man city viva ba

  36. Rooney Reply

    24-February-2013 at 11:54 am

    Chelsea 2-1 manc waxan ka la dhalin doono lambard&oscar viva man u ka cabso

  37. Abutarika Reply

    24-February-2013 at 11:42 am

    Man city 1-3 chelsea

  38. Abdalle john terry Reply

    24-February-2013 at 11:40 am

    Asc dhaman aqyarta wan niwada salami qas ahan tagerayasha chelsea hadan fikirkeyga ka hadlo manta waxa jiro kulan ad u adag an la dhaleysan karin marka man city waxan leyahay 3 dhibic iska dhiba o chelsea kuma adin fiva chelsea 3 man city 1

  39. C.rashiid@rashka~2011 Reply

    24-February-2013 at 11:39 am

    Asc dhaman tagerayasha chelsea sln kadib kulanka manta waxan rajenaya in man city ey naga padiyan because waxan necpahay oo kaso horjeda in man utd qaado primaliga xili ciyaredkan anigo ah tagere chelsea 11kulan dhiman waxa rajena ine man city kuso lapato hogaanka primaliga England insha allah bye aqyarta

  40. fitaaaaah ali Reply

    24-February-2013 at 11:38 am

    Dhamn bahda sport wa’ad salamantihin mel waliba dunida dacaladeda uga noshaihin waxan idinku salamaya salanta ugu sharafta badan e silmka salana kadibb hadi a uguda galo qodobka ah mideba dhinaceda ladhigaya galabta ra’li ahanteyda hadi an ka hadlo waxe ila tahay kulanka galabta ino ku so idla dono man city 2 chelsea 1. Waka kala dhali donan aguero and D’zoke chlesea waxa u dhali dono demb BA

  41. Alqadir sh,kagawa Reply

    24-February-2013 at 11:37 am

    Labadaba mataageeri lkn waxaan jecel lahay inee badiso chelsea viva man united

    man cty 1 2 chelsea

  42. abdishakur abdullahi Reply

    24-February-2013 at 11:36 am

    asc aqyaarta sharafta leh marka xigta fikirkeyga hadaa ka dhiibto maanta waxaa guul weyn ka gaaridonta man city Good luck

  43. yacquub dhuubow Reply

    24-February-2013 at 11:35 am

    wan idin salamay dhaman bahda lacib.net waxaan gulaysanaya m.city 2.1

  44. CALIMILANO C.BAKAARO.CALI PATO Reply

    24-February-2013 at 11:28 am

    2badaba ma taageero LKN sxbkeyga ayaa taageera chelsea
    CHELSEA ………..3
    VS
    MAN CITY ……….1

  45. hanad waakawataa Reply

    24-February-2013 at 11:24 am

    chelsea 3-1 mun city

  46. Cumarjones Reply

    24-February-2013 at 11:17 am

    Asxabta city wax uma hayo 3:0 mata hazard ba by

  47. cibadurraxman Reply

    24-February-2013 at 11:17 am

    asc asxaabta dhamaan, inta horey inoo soo salaantayna wcs salaan kadib ra’ayigeeyga waxaan qabaa in city badin doonto sababtoo ah wey ka xoog weyntahay chelsea balse sidaan jeclahay hadey noqoneyso chelsea baan guul urajeynayaa si aan u xoreysto 15 ka dhibcood vvvvvv man u

  48. Cumarjones Reply

    24-February-2013 at 11:15 am

    Asc dhaman wa tagerah manutd wa cumar xasan cabdulahi jones mancity 0:3chel mata hazard ba by dhaman asxabta

  49. Najka Reply

    24-February-2013 at 11:05 am

    Asc dhaman asxabta laacib.net hadii fikirkeyga aan dhiibto waxaa badineyso chelsea waayoo man city waxaa iskugu xigsaday guul darooyin badan waxana badin dona chelsea oo ku badineyso 3-0

  50. Hamza Reply

    24-February-2013 at 10:58 am

    Horta chelsea iyo city ma isku i taala chelsea waxaa looga badina 3 1

  51. Khadar j.cole Reply

    24-February-2013 at 10:56 am

    guuul baan u rajaneya demba ba viva mata

  52. Sahane Reply

    24-February-2013 at 10:52 am

    Afmuxu taraaa man united iskatager hadadba tagero tahay viva RVP AND ROONEY VIVA C.RONALDO WU NOSO LABANAA MARKAS YA CELINDONAAA de 1gea 2rafael d s 3 p.evra 4r. fadinand 5n.vidic 6 carick or 8 clevaly 7C.RONALDOOOO 9RVP 10w.rooney 11 lus nanii young valencia evans jones giggs shcoles bowell Welback and chicharitoo halka fabio usolaban dono kacabso man united

  53. S M C Reply

    24-February-2013 at 10:51 am

    Waxaan qaba inay chelsea aya badin doonto

  54. M.CARRICK Reply

    24-February-2013 at 10:48 am

    chelsea ayaa laga yaabaa inay 2-1 kaga badiso kooxda city markaa uu dhamaado ugu danbayn tartanka horyalku

  55. Nuradin hazard Reply

    24-February-2013 at 10:43 am

    Chelsea 2-1 shity
    hazard an lampard

  56. Baariyow united fans Reply

    24-February-2013 at 10:38 am

    1-1

  57. mahdi dalnuurshe Reply

    24-February-2013 at 10:35 am

    asc ani fikrad ahaanteeda waxaan qaba in lagabidinaayo kooxda chelse maxa yeelay man cty waxey donesa iney kusinagaato kalinta labaad cml saadaasha waxey iila muuqata man cty 3… 2 chalse. Aguaro silva yaya toure viva man cty .com

  58. matooooote yare Reply

    24-February-2013 at 10:33 am

    hadal badan danbaa dhaanta sowlama oran haa de nagadaaya chelsia ayaa badineysaa sida noo muuqata viva ba

  59. wadani Reply

    24-February-2013 at 10:33 am

    City horey waxaa ugasoobadisay shtn 3-1. marka hada maxaa diidaya chelsea 2-0 iney uga badiso

  60. timbil Reply

    24-February-2013 at 10:30 am

    5-0 ayan ku dubanayna qolada laleyahaay man cite

  61. Cabdi raxmaan axmed macow Reply

    24-February-2013 at 10:28 am

    Chalsea 3 man city 0

  62. Rooney + Van prasie Reply

    24-February-2013 at 10:27 am

    Chelse 2 city 1

  63. saadaq Chelsea Reply

    24-February-2013 at 10:20 am

    Ani ku halaya maxa koxda chelsea ciyaarta waxay noqon donta chelsea2=1city torres iyo lampard cml

  64. Qadar qays Reply

    24-February-2013 at 10:18 am

    All taagerayasha lpada dhinac wa idin slamay slamaha mida ugu qalsan ASC slan kdib kulanka cwa waxa kadhihi laha fikir ahanteda wxa pdineysa chelsia 3_2mancity …frnk lampard .frnada torres .edin hazard hlka mancity ne .david silva ,..eguero ,.. Bro wa aqeyse..

  65. Suraj mncity Reply

    24-February-2013 at 10:17 am

    Asc aqayarta ciyarta galabta wey kulushahay chalsea soo maahan midaan aqanay ma shegin in ay mid kale thy anigu Barejo ma cuno sxb wxn Raba inan Rajadeyda dib usoo noleyo Wxn Raysmo ehen ima maro mncity guul ayan u rajeyna wn ku qanacsanahay sida ay kusoo bilaabaneyso agura iyo D.zeko yaya lugihiina ayey ku jirta dhalinta guul guul si fcn ayan u shaheyna galabta in sha allah cabi mayo ka hor inta Aan badin by aqayarta mncity guul …….isku celcelis wxn Rabaa 3.1.

  66. Qadar sh maxamed jimcale Reply

    24-February-2013 at 10:10 am

    Dhaman lacib saln sare iyo aqyaarta waxaan rajenayaa Chalsia3 guuuuuuuul_city0000

  67. Laki'city Reply

    24-February-2013 at 10:02 am

    Galabta waxan urajenayaa mancity inguuuul garto

    • Qanciye Reply

      24-February-2013 at 10:13 am

      Etihad stadium Full time Chelse2 man city1

  68. abdullaahi yare Reply

    24-February-2013 at 9:59 am

    Asc wr wb waad salaamantihiin dhamaan asxaabta figradahoda ka hadlay khaasatan tagaarada chelsea ciyaarta waxay ku soo itlaaneysaa. Mancity 31vs3 chelsea d.ba,f.lambard, e.hazerd thanks guys?

  69. Mowliid Mahamed Reply

    24-February-2013 at 9:59 am

    Chalsea guul viva nani

  70. jiifka Reply

    24-February-2013 at 9:58 am

    ciyarta mantra waabarejo chelsea0-0mancity united 15dhico ah kaleer kkkkkkkkkk viva giggs and rafel

  71. Halkan waxan kasalamaya tagerayasha reeer chelsea salam mida ugu qalisan ASC !!! Kadib waxan leyahay manta inan city kabadino wa muhim weyn ah wayo mel walbo wan kaficanhay mel an kalidano malahan ma aqano (((( benitez ))))) inuu nalido ama naga rebo facena marka waxan dhihi laha guuuul wacan waxana kubadinena !!! Man city 2_4 chelsea

  72. chelsea 2-1 man city

  73. chelsea Tv and barce Tv Reply

    24-February-2013 at 9:33 am

    line up ka chelsea wad qaladen oscar yare ayad ka takteen inta kale wa sax
    cech
    azpli luiz tery cole

    lampard ramires
    mata oscar hazard

    000 xaji demba ba
    guul wacan

  74. Yaxye Reply

    24-February-2013 at 9:32 am

    Waxa hubal ah inan ka badin done chelsea sababta o ah waxa la haya y toure d silve s aguare inshartuna wa 3iyo 1 3daxda wax ka dhalina aguaro wana hay thre

  75. Suldan nuur Reply

    24-February-2013 at 9:29 am

    Chelsea aya reyneysa kkkkkkkkkkkkk waya in an 15ka dhibcood la iga qasin ayan donaya kkkkkkkkkkk alla sheeekadana macaaana isku jaba xita bareeejo dan weyn aya igu jirta viva man united mida kale rvp oo la xaqiijiyay in u ku so labanaya norwich city ciyaartan la leeenahay kkkkkkkk

  76. Cabduqadir dhacaan Reply

    24-February-2013 at 9:24 am

    Man cite waxan ka cirib tirena iney ku riyoto horyalka manta waxana loga badina 4 iyo 2 hasad 1 mata 1 tores 1 lambad 1 fifa chalsea milan riyal madrid

  77. m_adan Reply

    24-February-2013 at 9:16 am

    manchester city aya badinaysah waxayna ku badinaysah 3 0 yaya ture and agwero and Dzeko

  78. Xamse lyon stars Reply

    24-February-2013 at 9:14 am

    Chalsea guuuuuuuuuuul

  79. khadar fabregas Reply

    24-February-2013 at 9:09 am

    man city aya padini waayo koobka aYay araktaa waana teamka qaadi do0n0

  80. inshaar Reply

    24-February-2013 at 9:03 am

    asxabta funsga u ah chelsea ha ika xumanina wa ani ma ihi chelsea ama man cty fun lakin dhabta ayan ka hadli rabaa manta waxa hubal ah in chelsea dhulga lagu jidi dono wayo meshan waxa jogo dhalinyaro xifrat leh mesha chelsea ey jogaan odayashi hore sida lam cole terry iyo cech marga an wada dawano silaca blue wana ku farxi donaa san filayo

  81. inshaar Reply

    24-February-2013 at 9:02 am

    asxabta dunsga u ah chelsea ha ika xumanina wa ani ma ihi chelsea ama man cty fun lakin dhabta ayan ka hadli rabaa manta waxa hubal ah in chelsea dhulga lagu jidi dono wayo meshan waxa jogo dhalinyaro xifrat leh mesha chelsea ey jogaan odayashi hore sida lam cole terry iyo cech marga an wada dawano silaca blue wana ku farxi donaa san filayo

  82. xasan kalelow Reply

    24-February-2013 at 9:02 am

    marka hore waxaan salaamaa aqiyaarta ku xiran laacib.net hadaan saadaal kabixiyo kulankan runtii waa kulan muhiim u ah labada kooxod lakin aniga chelsea waxba uma haayo waxaana looga badinaa 2 iyo 0 viva city

  83. Najaad Reply

    24-February-2013 at 9:02 am

    Shalse 2-vs sity-1 waxa kala dhalinaya goalasha aan ku horeye shalse d.baba §lambad goolka qura waxa u dhalinay city al guwero

  84. Mr qaan siin juwalaa Reply

    24-February-2013 at 8:57 am

    Labada naadi e man united kudabaluntay waxan idin leyahay “soobar baaro” wa ceeb magac yadino o la iskudaray o point yal ah inan cup imgaqadno walaga fican yahaye,,,, ee hala isbadalo ((Via Man United & Sir alex farguson)) Chelsea 2-1 Man City

  85. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Reply

    24-February-2013 at 8:56 am

    isku jaba bareejo hadii kale chelsea ha badiso man city chini viiiiiiiiiiva man united

  86. Aqyaarta meel walba aad joogtaan waam idin salaamey runtii ciyaartu wey adag tahay in la saadaliyo madaama ay laba naadi ay kala awoow badan yihiin waxaan guul u rajeey naaya chelsia 3 1 man city

  87. Cali Reply

    24-February-2013 at 8:50 am

    Man city (3)in shaa alaah

  88. king luiz blues Reply

    24-February-2013 at 8:50 am

    salan sare fans blues & lacib.net viva blues guuul ayan uu rajenaaaa mantaaa wan garacen man city line upka wa san/ cech ivanovic luiz terry cola mikel lambarda mata hazard oscar d.ba viva chelsea fc viva super lambard

  89. P.Zabaleta Reply

    24-February-2013 at 8:47 am

    Wan ka badin dona insha allah waxa badina city 4:0 chelsea waxa ka kala dhalinaya 22 silva 36 Aquero 45 P.zabaleta 75 E.dzeko

  90. C/aahiok Reply

    24-February-2013 at 8:42 am

    Asc aqayarda laacib n.t hadan raikadhibto wax urajenaya koxda chelsea inay ka racan mancity chelsea2 mancity1 goooooooooooood by

  91. mohamed Reply

    24-February-2013 at 8:41 am

    waa nala ka badinayaa saan u nahay reer chelsea haduusan ku soo galin sidaan
    Ivanovic Terry Luiz Cole
    Mike rameires
    Moses mata Hazard
    BA
    badal kana waxaa la isku badalayaa Mikel to Lampard and moses to Oscar insha allah markaas waan badinanaaaaaaa

  92. Cabdi baasid nuur cumar Reply

    24-February-2013 at 8:40 am

    Chelse 4 v 2 m city sxb wakasaaha xataa waa kulan soo dhacay loo kaleeto ayaan u faham sanahay saan ayaa layeelaa m city

  93. Deck dugow Reply

    24-February-2013 at 8:35 am

    Chelsea 3 mata hazard oscar

  94. shiiqalow Reply

    24-February-2013 at 8:35 am

    Man city2-4chelsea

  95. mnuur11 Reply

    24-February-2013 at 8:32 am

    waan idin salamay asxaaabta waa tageeraha weyn e chelsea fikirkeyga ciyaarta way adagtahay lkn waxan jeclahay inaan ka badino city 1-2 ama 2-3 oo chelsea ku badineyso guul ayan urajeyna reeer blues waad mahadsan tahiin

  96. c.xakin faraweyne Reply

    24-February-2013 at 8:31 am

    manta oo tarikhta kupegan tahay 24-2-13 waxa garonka etihad stadium ay marti ugu tahay nadiga halyeyga ah sanad ciyaretkan waxeyna kupadin donta 3 gool halka man cit ayadane ay waxpa dhalin donin

  97. m.r Raage Reply

    24-February-2013 at 8:29 am

    Ciyaryta waa adgtahay lakiin aniga waxan saadalinayaa chelsea ayaa badinDonto m cty 1 vs 2 chelsea sidas ayan rajeynayaa

  98. Xasan Suge Reply

    24-February-2013 at 8:29 am

    Waxaan filaynaa inay chelsea ku badin doonto 3:1, waxay guul utahay taageerayaasha man u waxayna guul daro utahay taageerayasha arsenal, kkkkkkkk viva man u.

  99. sadiiq Reply

    24-February-2013 at 8:29 am

    Man city 3 chelsea 2

  100. c.qaadir Galeer Reply

    24-February-2013 at 8:28 am

    ciyarta manta waa barejo man city 1 chelsea 1 sadasheyda waa sidas Viva Man United

  101. Madridsta Reply

    24-February-2013 at 8:26 am

    Chelsea waxan leeyahay idinkoo adooma man utd ubadiya waayo badiskiinu waxbadan idin tari maayo waxa uu wax u tarayaa man urd

  102. Nour sheik Reply

    24-February-2013 at 8:25 am

    Chelsea3-1man city

  103. C.xafid,salax,fakato iyo muscab Reply

    24-February-2013 at 8:25 am

    Anagoo ah taageerayasha naadiga faca weyn ee CHELSEA waxan dhihi laheyn waan adkaaneynaa chelse 3 man city 0 waa aqyarta f2 oo idin leh by by

  104. Saciid siid cali Reply

    24-February-2013 at 8:21 am

    Chelsea 4 man city 1 guul wayn ayan u rajena nadiga faca wayn ee chelsea

  105. naaleyste Reply

    24-February-2013 at 8:20 am

    Chelsea 2 1 man city

  106. kuunciil xaji Reply

    24-February-2013 at 8:12 am

    Manchestera City 0-6 Chelsea manta waxan Gula ficn iyo Ciyar wangsn o Ra jina Wilka ah somaliga lkn hesta dhalshada Iskudalan E feyrosa o manta Sofa dhina don keydaka wayo Torres ciyar mayo BA hadi labadalo wilkn aya logu badalin byy

  107. ismacil Reply

    24-February-2013 at 8:09 am

    chelsea3-1 Man.city

  108. Sadiiq yare Reply

    24-February-2013 at 8:04 am

    Man city guul ayaan urajeha

  109. Ahmed Reply

    24-February-2013 at 8:02 am

    Chelsea 8-0 manchester city chelsea 4lyfe

  110. Mr cbdi rxman siyame Reply

    24-February-2013 at 7:59 am

    Wxan ahy tagere unted lkn waxan donaya inay badiso chelsia wayo waxan xiseya luiz and ba hadaba city2 chelsia 3 si aan u cadeysno 15 dhibcod inan ku heyno hogaanka

  111. liibaan 22 Reply

    24-February-2013 at 7:59 am

    K.K.K.K.K.K.K. WARAA JIRITOONEE WIISH KA LEE MAR HAYEERO
    cwd waa bar bar dhac ama chelsea ayaa badineeso
    FIFA MAN UNITED 4 EVER

  112. xamse muuse. xamse.terry Reply

    24-February-2013 at 7:58 am

    chelsea ayaa ku badinaysa 4and 0an ku badiinayna 4and man city 0 goolalka chelsea.2denba BA 1eden hazard 1lampard insha all

  113. ismacil Reply

    24-February-2013 at 7:57 am

    Aniga fikir ahan waxan qabaa inan tumidona Man.city wana ku tuman dona waxana uga badin karna galabta Man.city1-3 Chelsea wana guushi ey uga badisay Southamton cml marka maxa noo didayo inan guul macqul ah ka garno galabta asxabey guul Blueska.

  114. liibaan 22 Reply

    24-February-2013 at 7:53 am

    MAN CITY 0-2 CHELSEA
    LAMPARD AND BA

  115. A.NASIR Reply

    24-February-2013 at 7:53 am

    Man city 0 and we worn chelsea 2

  116. Laal siin Reply

    24-February-2013 at 7:53 am

    Man city 0_3 chelsea demba ba1 mata1 hazard1 insha allaah

  117. xamse muuse. xamse.terry Reply

    24-February-2013 at 7:51 am

    caawa waa habeenki hazard waxan ku badiinayna 4and man city 0 goolalka chelsea.2denba BA 1eden hazard 1lampard insha allah

  118. Hassan Adan Reply

    24-February-2013 at 7:45 am

    Asc ugu horeyn hadan fikirkeyga ku cabiro kulan la sugi layahay waxan ad kan donto chelsea 2vs0 man-city

  119. Nuurb10 Reply

    24-February-2013 at 7:45 am

    Kulankaan man city ayaa badinee mashakibaa kujiro fikirkeyga wa man city gushaan

  120. Eng mohamed ibrahim Reply

    24-February-2013 at 7:44 am

    Waxaa 1-2 ku adkaan doona chelsea

  121. jack rodwell Reply

    24-February-2013 at 7:35 am

    man city guul ayan urajeynaya insha allah viva ac milano

  122. Abdikani Ahmed Dahir(scottish) Reply

    24-February-2013 at 7:34 am

    Viva chelsea galabta waxa badin doonto chelsea

  123. Maxed zaki Reply

    24-February-2013 at 7:29 am

    ANIGA WAXAN IS DHIHI KARA WAXA BADINKARTO CHALSIE

  124. Abdilahi abdi bulhan Reply

    24-February-2013 at 7:28 am

    Asc dhamaan akhyaarta waxaan aad u jecelahay inay city badiso waanay badinaysaa guul wacan city man city3_chelsea0

  125. ba and hazed Reply

    24-February-2013 at 7:27 am

    asc akhyaarta dhamaan sxbayaal maanta waxaa badin doonta cfc waxayna kubadin doontaa nusdarsin goolal ah siday hada kahorba lagu sameeyay man united chelsea 6 v 1 man city ba 3goals lambard 2 mata 1 ayagana waxaa udhalinaya y ture viva cahil oscar ba

  126. Kiish cade Reply

    24-February-2013 at 7:26 am

    Man city 4 chelsea 1

  127. cumar farah Reply

    24-February-2013 at 7:26 am

    asc kulligin wxd tihin indha kugarad la ayaal

  128. M i d Reply

    24-February-2013 at 7:17 am

    Chalsea 2 cit 1

  129. Mazacar Reply

    24-February-2013 at 7:15 am

    Chelsea ayan guul u rajeyna viva chelsea

  130. Hassan malariyo Reply

    24-February-2013 at 7:12 am

    Chelsea manta way badin donta kulankan xisa leh waa hadi ay line upkan ayku sogasha wana kufaraxsanahay hadi jn nahay funs yasha chelsea

  131. R ka maanta (gadhay). Reply

    24-February-2013 at 7:00 am

    waliba ku darsoo guul iyo booskaba waanu ka qaadanaynaa viva blues.

  132. Naani17 Reply

    24-February-2013 at 7:00 am

    Anoo ah tageere man united ani waxan raba in ay chelsea badiso oo ay ka dhacdo man city 01 chelsea 03

  133. R ka maanta (gadhay). Reply

    24-February-2013 at 6:58 am

    maanta ciyaalka waan ku tumanaynaa city0-3chelsea ba hatrick viva chelsea 4ever (gadhay).

  134. samir Reply

    24-February-2013 at 6:57 am

    inshaa allah man city 2 chalsea 1

  135. M.kaafi Reply

    24-February-2013 at 6:43 am

    Man city 4-0 chalsea

  136. noradin Reply

    24-February-2013 at 6:41 am

    Caawa city ayaa badan doonta inshaa allah 2:1

  137. AHMED HASAN Reply

    24-February-2013 at 6:40 am

    WAXAA BADINESO CHELSEA WAXEY KU BADINEESA 5 IYO O

  138. AHMED HASAN Reply

    24-February-2013 at 6:39 am

    WAXAA SI XUUN LOO KUFSANYAA MAN CITY WAXANA 5 .0 KU BADINEESO CHELSEA MATA IYO GOOLASHIISA

  139. Garaaaaaaad Reply

    24-February-2013 at 6:37 am

    Man city 1-2 chelsea

  140. Boqorka (dhusamareb) Reply

    24-February-2013 at 6:26 am

    A s c ol as xabta hadan sadaa liyo ciyartan waxay ku dhaman dontaaa 3 chelea vs 2 city

  141. Eng-carab Reply

    24-February-2013 at 6:19 am

    Aad ayaan u faraxsanahay madama labadii iga daba dhutinaayay ay isku garab dhici karaan maanta ana aan hogaanka sii dheereystey makala jecli mid in ay badiso lkn labadooda chelsea aan u sacaba tumaa waayo ayadaa kubad qurxoon qeybaha dhexe ee baaska viva Rafael Da Silva and GiGGs viva DEGEA viva Van Goal

  142. Bashka Reply

    24-February-2013 at 6:18 am

    Chelsea 4 city 1 ba 2 lampard 1 mata 1 yaya t. 1

  143. Mikel Reply

    24-February-2013 at 6:18 am

    Man city 0-3 chelshea waxana ka dhalin doona frank lampard demba ba eden hazard

  144. Yaya toure Reply

    24-February-2013 at 6:17 am

    City3:1chelsea

  145. Siraaje Reply

    24-February-2013 at 6:15 am

    Run ahanti hadaan qiyaaso ciyartan waxey ku dhamane bar bar dhac maadaama eeyihin labo koox aan kala sharyaren hadaba waxey ku dhamane 2″2 chelsea2 vs man city2

  146. David luiz and mata Reply

    24-February-2013 at 6:11 am

    K.k.k.k. Manta waxan rabaa in an ka adkado sidaa waxaa yiri mata oo dhawan an ku arkay alada bulshada ee twitter ka haye wan arki doonaa matow

  147. Cabdi xafiid axmad cali {fantastic} Reply

    24-February-2013 at 6:05 am

    Shaki kuma jiro oo uma baahno saadaalin chelsea guul oo hadana guul chelsea 3 man city 0 taaa shaki ha galin aq yaarey waa c.xafiid oo idin leh by by

  148. Dzeko Reply

    24-February-2013 at 6:03 am

    City aya badinayso 3-2 maxa yelay wax naga maqan maleh viva aguaro and silva

  149. Loe messi and oscar Reply

    24-February-2013 at 5:56 am

    Taasi wey cadahay iney badineyso chelsea 3-1 man city golashana mata lampard demba ba chelsea wey ku soo laabaneysa kalinta labaad

  150. Super king shaam Reply

    24-February-2013 at 5:48 am

    Ciyaarta wey kulushahay waxana badina chesea city2-3chelsea
    silva 22
    aquaro 45
    lampard65
    oscar 70
    tores 90
    guul for ever by the buls

  151. Xasuuni Reply

    24-February-2013 at 5:45 am

    Chelsea 2-1 city by B iyo lampard goalasha

  152. abdi Reply

    24-February-2013 at 5:33 am

    city

  153. Craxim farax Reply

    24-February-2013 at 5:32 am

    Chelsea 3 vs 1man city

  154. Deeq Reply

    24-February-2013 at 5:31 am

    Cty0 blue0

  155. Ciyaar yahan hore LLPP Reply

    24-February-2013 at 4:47 am

    walaahi waa ciyaar adag oo labada kooxodba ma sahlana hadana inaay Chelce badinaysaan jeclahay haday badin waydana 0 0 ama 1 1 aniga markasta labadaan kooxood waa cadawgayga labadoodana horay ayaaan usoo qararamsaday marka lakiin kulankaan waxaan taageraya Chelce waayo qashinka city in ay niyaad jabaan oo MU ay kaharaan ayaan rabaa

  156. david luiz for ever chelsea Reply

    24-February-2013 at 4:07 am

    Chelsea ayaa badinee lamps goalkisii 200 ayuu dhalinaa beri

  157. Caaqil Cade Reply

    24-February-2013 at 3:57 am

    aniga waxeey ilatahay weey isku qalmaan laakiin hadii galabta mancity laga adkaado horyaalka weeyka sabri doontaa bal aan sugno natiijada. viva liverpool..

  158. c/raxman gaarane ahmed Reply

    24-February-2013 at 3:33 am

    bismilah ciyarta manta dhici donta xaqiqidi wa ciyar kulul wana 2 team o wawen players xirfado lehne hesta balse gusha wa xaga xidig lampard waxan oran laha yaya toure iyo teamkisa baska raaxeyaha kaso kora

  159. siyaad Reply

    24-February-2013 at 3:26 am

    Chelsea ayaa badineyso hadoo ku soo galo LINE-UPKAN

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>