
Agaasimaha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa daawaday Gareth Bale habeenkii khamiista, iyadoo kooxda reer Spain ay ku socoto wadadii ay ku heli laheyd ciyaaryahanka khadka dhexe ee Tottenham.
Bale ayaa ah ciyaaryahanka koowaad ee diirada u saaran Madrid xagaaga, 23 jirkaan ayaana la filayaa inuu raaco wadadii saaxiibkiisii hore Luka Modric isagoo lagu qiimeynayo 55 milyan ginni.
Bayern Munich iyo Barcelona ayaa sidoo kale doonaya Bale laakiin lacagta dulsaaran ayaa ah mid ay tahay inay labo jeer ka fekeraan.
Bale ayaa ciyaaray 90 daqiiqo kulankii Lyon, iyadoo Tottenham ay u gudubtay wareega 16ka ee Europa League oo ay la ciyaari doonaan Inter Milan.
Real Madrid ayaana qiimeyneysay xaaladiisa seddexdii xilli ciyaareed ee u daneysay. Aragtida Zidane ayaa ah mid aad looga texgeliyo Los Blancos, isagoo kooxda ka caawiyay soo xeroglinta xiddigo mustaqbal leh.
jbl
28-February-2013 at 11:50 am
Ilama ahan gareth bale inoo real madrid wax ku so kordhin dono wayo eh gareth bale hadow xaga taga waxey ila tahay inoow mudrich u xisay le wadadana waa wadadii oow ku dhumi lahaay mustaqabalkiis mana xaqirayo wan jecelahy timkeyga lkn lacib dhuma ma aki karo wan mahad san tahiin mamulayasha baranamijkaan
Polo
25-February-2013 at 4:26 pm
Bale mel ugama socdo koxdisa totonham aya u bahan la.antisa madhaqaqi karto madrid haiska ilowdo
C/majiid
24-February-2013 at 10:25 am
Bale real madrid welcome 2013
Madridsta
24-February-2013 at 8:18 am
Greth waxad tahay laacib wayn oo so koraya hadad real madrid timaadid waxad kehelaysa khibrad noloshada kubadeed Caawisa waayo waxa ka ciyaara laacibin wa wayn sida Cr7 Alonso iyo kaka casillas marka ku soo dhawaw bernabeo viiva madrid
Ayaanle
24-February-2013 at 12:40 am
Pele waanu kusoo dhaweey waxaana kaga rab ciyaari doontaa cr7 ozil kaka vivi real madrid
Ayaanle
24-February-2013 at 12:39 am
Pele waanu kusoo dhaweey waxaana kaga rab ciyaari doontaa cr7 ozil kaka
Nine eleven attack
24-February-2013 at 12:11 am
Waaw bale cade come de boqorada kubada cagta madrid 4ever
Boban ac mln
23-February-2013 at 9:41 pm
Hahaha bell hadiwa laguso diray zizo nin culusa lagusodiray qawiir father of d footbal zizu zidane
calilabo tottenham
23-February-2013 at 9:06 pm
bale meela uma socdo cowrida kadaaya waaryaa bale wuxuu leyahay tottenham isaka ilooba markaa bale
C/raxman adan cafi
23-February-2013 at 7:36 pm
Oma qalmo waxay kuciyarayan murtaqbal kisaa
maxamed yousuf
23-February-2013 at 6:14 pm
bale waa xidig uqalma inuu u ciyaaro realmadrid
aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inuu realmadrid uciyaaro
Mr cbdi rxman siyame
23-February-2013 at 2:41 pm
Came to bernabuo
Anas jimmy
23-February-2013 at 2:03 pm
Bale so dhawow welcome to bale viva c.ronaldo and whilshere
Messi and xavi
23-February-2013 at 1:53 pm
Bel hatagin real imow brc
keamalchlgy
23-February-2013 at 1:32 pm
wuu uqalmaa