Wenger Oo Bankiga U Jabinaya Soo Xerogelinta Radamel Falcao Islamarkaana Kula Tartamaya City Iyo Chelsea. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Wenger Oo Bankiga U Jabinaya Soo Xerogelinta Radamel Falcao Islamarkaana Kula Tartamaya City Iyo Chelsea.

Wenger Oo Bankiga U Jabinaya Soo Xerogelinta Radamel Falcao Islamarkaana Kula Tartamaya City Iyo Chelsea.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 23-02-13 11:23 AM

article-2283089-1834E397000005DC-629_636x344

Arsene Wenger ayaa sheegtay in Arsenal ay 80 milyan ginni oo isagu jira lacagta iibka iyo mushaharba ay kula soo wareegi karto Radamel Falcao, iyagoo isku diyaarinaya inay wax weyn ka bedelaan siyaasadooda suuqa kala iibsiga, sida ay maanta qoreyso Daily Mail.

Tababaraha Arsenal ayaa cadaadis kala kulmaya taageerayaasha kooxda ka dib markii kooxdiisa ay kala dhantaashay Bayern Munich kulankii Champions League, waxaana xagaaga la siin doonaa qarash ka xoog badan kii hore loogu qoondeeyay.

Waxa uu sheegtay in Arsenal ay awoodo inay bixiso 40ka milyan ginni ee lagu qiimeeyo Falcao hadii Atletico Madrid ay ogolaato inay iska iibiso xiddiga reer Colombia iyo mushaharka 27 jirkaas oo wadar ahaan gaaraya 40 milyan ginni.

Wenger oo isku diyaarinaya kulanka maanta ee Aston Vilal ee horyaalka Premier Leagye ayaa yiri: “Waan la soo wareegi karnaa Falcao. Hadii aan helno ciyaaryahan tayo aad u sareysa leh waan soo qaadan doonaa.

“Waxaan taaganahay boos xoogan oo aan lacag badan ku qarashgareyn karno. Kama baqayo inaan lacag qarashgareeyo.

“Marka ugu horeysa, lacagta waxaan helnay dhawaan. Waxaan dooneynay inaan qarashgareyno bishii Janaayo laakiin ma aanan helin ciyaartoydii aan dooneynay.”

Falcao ayaa waxaa sidoo kale doonaya kooxda Chelsea iyo Manchester City kuwaasoo Arsene Wenger kula tartami doona saxiixiisa.

37 Responses to Wenger Oo Bankiga U Jabinaya Soo Xerogelinta Radamel Falcao Islamarkaana Kula Tartamaya City Iyo Chelsea.

  1. muhanad Reply

    28-February-2013 at 12:29 pm

    asc yaa muslimiin gaar ahaan dhalinta ama tagerayasha arsenal aniga waxa aan idin shegaa arintaan in uu ka dhabaynaayo wengar arimo jira awgeed wana ninka kaliya ee naga dhiman falcao marka hadan helno asaga bis waaye dad wax waan la qabsanaynaa

  2. MANCHESTER UNATID Reply

    25-February-2013 at 6:20 pm

    UMA MALENAYO INUU WAX KA QABAN KARO XAALADA AY KU SUGANTAHY ARSENAL Falcao MARKA WAAN ARKI DONAA WAXUU KU SOO BIIRIYO KOOXDA

  3. abakey Reply

    25-February-2013 at 7:12 am

    weey doqa wuu hadley oo afku kala furey lakin wan jogna oo wan arki doona hadanu nahay arsenal fans

  4. Hassan m osman Reply

    24-February-2013 at 5:40 pm

    Arsenal viva

  5. Hassan m osman Reply

    24-February-2013 at 5:35 pm

    Arsenal way isbedelsa kuwa ku riyoonaya arsenal in la duugey oo sidii man utd indhihina fura kkkkkk

  6. Mahdi Reply

    24-February-2013 at 1:13 am

    Arsen wenger been boode waa waqtigiisii uu faani jiray sidiisaba waxuu booteeyaa bisha november iyo bisha febraayo aqyaareey ila ogaada labadaas bilood.

  7. qumbe cade Reply

    23-February-2013 at 7:25 pm

    asc aqayaarta xiseeyso sbortska marka kale dhamaan shaqalaha laacib.net hadan ka dhibto fikir keeyga waxaan leeyahay arsi wengar waxoow keeno iskadaayee wax kaladiraa kuwaan indho baqaaqaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viiiiiiiva arsinaaaaaaaal

  8. ahmed hussein (ahmeto) Reply

    23-February-2013 at 5:41 pm

    asc dhamaan akhyaarta sportiga somaliyeed ee laacib.com marka xigta hadaaan ka hadlo fikirkayga ku aadan taageerista kubada …………

    sideedaba kubada cagtu hada maana sidii bariyihii hore hada wax walba waxay isku badalaan daqiiqado shalay waxaa awood lahayd arsenal maantana awoodeedii way leedahay laakiin kooxihii shalay bilaa tamarta ahaa ayaa hada awoodaystay markaa sxbayaa ha lana sugo waan ku soo noqonaynaa sidii aan ahaan jirnay ……………

  9. Sayidcali xusen Reply

    23-February-2013 at 5:02 pm

    Kkkk wajigaa gubay dheh sandheer, shekoyinkiisii ayuu bilaaway wax uu soo gadan karo malahan

  10. Aruush yare Reply

    23-February-2013 at 4:57 pm

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wingar ma waxa ay ka tahay in uu tagerayaasha been u shego.wajikaga ayaan necbahay.oo ad arsenal ku dumisay.wax uu kenayo malaha .waxaad arki doontaan ayaga oo ay koox kale qadatay oo hadan uu dhahi doonaa

    • duqow Reply

      23-February-2013 at 5:57 pm

      Asc dhaman asxaabta kafaalota ciyaaraha kubada cagta. Marka hore aan iskakiinbaro magaceyda waa maxamed

  11. tawalde Reply

    23-February-2013 at 3:58 pm

    ben badanaa odaygu ma lacag bu hestaa u ku gato falcao ma real madrid iyo man city o is moday faqri ba dilay mr bin

  12. red devills Reply

    23-February-2013 at 3:46 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. S/land Reply

    23-February-2013 at 2:38 pm

    Wager anigu waxaanu qajilaa
    markaan arko kuwo

    taageera arsenal oo waliba
    ku faanayaa
    bari ayaanu libaayo aheyn

    waxey ka dhigan yiin
    islaantii iyadoo 90 ah oo awr lagu sido lasoo mariyey gurigii lagu
    aroosey 15 jirkeedii
    dabadee maqashey iyadoo dadkii

    leeyihiin waa gurigii hab laayo lagu hooyey

    kadib awrkii iskasoo tuurtey

    imika dee markaad aragtaan 10 sano ka hor wixii aad aheydeen iyo imika is daba sidii ninkii reer
    kenya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    masaakiin yaa ciyla xaafa

  14. cabdi gny Reply

    23-February-2013 at 2:21 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkk WENGER WAA SHEEKADIISII WAXA UU YIRAAAAAAAAAAA INEED TWO TOP PLAYER TOP TOP KKKK WAXAANU SITAA UGU BADNAAAAN 15 M CIYAARTOY TOPA MIYAALAGU HELAAAAAAAA 15 WAA MAYAAAAAAAAAAAAAAA WAXAA UU KU FAANAYAA SANADKASTA OUR MAIN PURPOSE IS TO FINISH TOP FOUR MARKAAAAAAAAAAA GO HELLLLLLLLLLLLLLLLLLL YAA ARROGANT YAA FAASHILLL

  15. Saalim cesc Reply

    23-February-2013 at 2:01 pm

    Deynti garonka nolaka laha hadan iska bixinay ciyaryahan kasta o dunida magac kuleh wan ibsan karna…..wenger asiga aya nadiga dhisay marku imanayey arsenal daciif ayey ehed hawada ayuna geyey 1996 ilaaaaaaa iyo 2005 hawada ayey maresey hadana meshedi inu geyo ayu diyar uyahay marka hala tagero odaga caaadi mahane CARAB AYA HORAY UDHAHDAY (KULU SHEY’IN YARJICU ILAA ASLIHI) marka chelsea mexey sugayan boskodi relagation ka haku labtan arsenal iyadana boskedi hore haso gasho viva captain and future legend jack10……………..IN ARSENE WE TRUST

  16. C.x Reply

    23-February-2013 at 1:31 pm

    Waxan umalena ugas in adan garan maclin wengr iyn madigis hadal kaga malintan keno falco aya jwabta heli donta e hadhuman sxb.

  17. Karzai Reply

    23-February-2013 at 1:30 pm

    Wenger maaweeladii january aad nagu heeysay maa noo keentay bal halagu arko hehehehehe

  18. Nuurb10 Reply

    23-February-2013 at 1:25 pm

    Ani lamagarin xiligaan kahadli lahaay arintaan oo kale viva Theo walcott

  19. Xareed Reply

    23-February-2013 at 1:14 pm

    Kkkk arsene wengar waan ku arki doonaa

  20. salman Reply

    23-February-2013 at 12:47 pm

    waaaw arsene wigan hadalkaaga ka dhabeee aan hmarlabaad aan ku qaadno inbiitii horyaalka kadib champion league gana wn ku darsan doonaa

    • Al aziz Reply

      23-February-2013 at 1:43 pm

      Kkkk war wenger soma baratan wxu iska jedinaya tagyerayasha kukacsan wa beentis waxbo maqarashgareynayo

  21. hazard Reply

    23-February-2013 at 12:43 pm

    Wenger roman abrahomavich miyuu is mooday hadaad 40 tiraahdeen waban idinku qaaliyeyneynaa oo 50 bn ka dhigayna viiva Blues and hazard yare

  22. Ceynte Reply

    23-February-2013 at 12:40 pm

    Asc salan sare aqayarta laacib iyo tagerayasha fanis arsinal hadan guda galo hadalka macalin kena wandonena marar badan ayu shegyey lkn markan iney dhabowdo ayan rajeynena hadanahay tegerayasha gunnirska waxam tusineyna ciyalka xafada chalsia and man city inan kulatartamikarno dhaqalaha hadan helno rademal falcao horyalka nagalama xiga manchistaryasha ismahdiyey waxba sugidono viva jek welshare and falcao

  23. Fartunfabregas Reply

    23-February-2013 at 12:38 pm

    Ninka ugaas la dhahaayow warka badan iska daaa arsenal nuuceey u bahato wey keenee hadana wuxuu tartanka ka dhexeyaa waa wenger iyo chelsea iyo city marka wan arkeena labada koox iyo macalin wenger

  24. sadiiq Reply

    23-February-2013 at 12:33 pm

    Waankeeni karaa waxa karoon waan keenayaa

  25. Ugaaska Reply

    23-February-2013 at 12:30 pm

    Kkkkkk ani fikirkayga qosol ayaan ku soo koobay waayo waxa laga hadlayo aya ah waan soco waynay ee aan orodno

  26. Najiib mcne Reply

    23-February-2013 at 12:05 pm

    ka dul qaad

  27. Uuntaaye arsenal Reply

    23-February-2013 at 11:58 am

    Asc bahda sportiga somalyd mel walbo o ad jogtan HHH SAS WAYE arsene wengr anaga waxan ubahanahay okaliye weraryahan ama ninkan okale oo buxa WENGr hadalkan hadal ad kadhaweso hanoqdo VIVA MCLMUU WENGR

  28. Mr Arsenal Reply

    23-February-2013 at 11:49 am

    Winger warkaas Ayaa na deeqa Ka Bul dheh Boodh Kana Iska Tun Raga Qasnada ku Fur oo Kaga Yaabi……

  29. Abdirahman hassan sheik Reply

    23-February-2013 at 11:42 am

    Hhh wa yaab wingar hadaq mahe riya xita malaha hadaq iska da warkise falcao walaga sokeya waxa kaga daran qabso halnin kox ma matali karo jck welsher wa haliyeyga englan ee near future viva prmy leage

  30. chelsea Tv and barce Tv Reply

    23-February-2013 at 11:40 am

    jose come home
    kuso laabo gurikada jose mourinho viva stamford bridge

  31. chelsea Tv and barce Tv Reply

    23-February-2013 at 11:38 am

    hahahahahahahahahahahahaha
    wenger ka daa maaweelinta tagerayasha falcoa wa player chelsea ko0x ciyartoydeeda ka cararen falcoa mado0nayo

  32. AAR Reply

    23-February-2013 at 11:34 am

    Kkkkkkkkk wenger wa hadaqadada in marka xaalka kugu xumada in ad afka furtid misna aad kuhadasha wax tagerayaasha ku dagaan lakiin runta aya waxay tahay in aadan qarash gareenkarin lacagta aad heysato marka uma arko in ay atahay sida aad kusocotid waxa ila wanagsan in aad fadhiga ka kacdo koley ceeb uma aragtid sida viva.arsenal and wilshere

  33. Podolski Reply

    23-February-2013 at 11:33 am

    Keen hee warkala oo marmarsiya ma rabnee sxbyaal wenger is the right leader wax nooga fiican heli mayno ee aan dulqaadano in arsene we trust

  34. Fabregas Reply

    23-February-2013 at 11:33 am

    Viva wengar best coch

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>