
Sir Alex Ferguson ayaa niyad wanaag ka qaba fursada uu Robin van Persie u heysto inuu kaga soo gabsado dhaawacii ku soo gaaray kulankii QPR ka hor kulanka Champions League ee ay la leeyihiin Real Madrid 5ta bisha March.
Iyadoo lugtii hore ay labada kooxood wareega 16ka ku soo kala baxeen 1-1, United ayaa Real Madrid martigelin doonta lugta labaad, laakiin gooldhaliyaha kooxda Red Devils ayaa waxaa bedel Welbeck ka dib markii uu si xun u dhacay wax yar ka hor dhamaadkii qeybtii hore kulankii ay 2-0 kaga badiyeen QPR.
Ferguson ayaana ka warbixiyay xaalada ciyaaryahanka markii uu dhacay seeriga: “Van Persie waxa uu u muuqdaa inuu ku dhacay kaamirada banaanka taala. Waxaan xaaladiisa qiimeyn doonaa berri, waxa uu ka xanuunsanayaa sinta.
“Waxaan rajeyneynaa inuu taam ahaado waqtiga kulanka Real Madrid.”
saahil
24-February-2013 at 3:44 pm
asc horta caayda hala joojiyo mida kale aniga dhowr meelood ayan ku arkay iyadoo la leeyahay van goal waa muslim marka laacib waxan ka codsanayaa inay arintaas naga soo hubiyaa inuu muslim yahay iyo in kale haduusan ahayn kolee anaga hadan nahay reer man utd waxan u rajaynayna inuu si dhaqsi ah usoo kaco waayo waynu ognahay inuu neefta ku shiray kooxaha ingriiska gaar ahaan liverpool iyo man city marka iska quusta maamulka laacib na waxan ka codsanaya inay noo soo gudbiyaan van inu muslim yahay iyo in kale
xasannuur cabdi
24-February-2013 at 11:31 am
War maxuu rvp raga dhibay, balse ma afbaad kujabinaysaan. on the other hand cay ma aha talo dhiibasho ee aflagaadada daaya laacibna waxaa lagudboon inaanu soo boostigarayn.
Gamora
24-February-2013 at 10:15 am
Wuu soo kici doonaa kulan ka real madrid na wuu ciyaari doonaa
Ilkacase
24-February-2013 at 10:07 am
Jab hana ciyaarin sanadkaan inta ka dhiman viva man city all
barcelona .0728705215
24-February-2013 at 9:38 am
k.k.k.k.k. Jabka v.peris wa farxadeena hadi aa nahay fans of liverpool gool dhalintane wa suares viv reds
Ismael
24-February-2013 at 9:08 am
Asc daman asxabta ku xiran laacib net runti ani hada ahay tagere man utd wan kaxumahay dawaca so garay wayo wa xidig an kutashano hada waxan rajayna si daqso ah inu kuso kaaco forzo united
kaka
24-February-2013 at 8:37 am
jab oo dhimo viva chalsea
M DEEQ GIGIS
24-February-2013 at 8:09 am
Yaaaaab badanaa gaal maa loo duceyn karaa waraa hadda dhimo van goal sxbyaal taageeranimo wey jirtaa lkn ogaal u hadal U are MUSLIM fuck all gaal and wixii u duceeyay
Lade weyd
24-February-2013 at 8:03 am
Sas balobahan yahay nonaso sxb van
dayax
24-February-2013 at 7:36 am
As/c
Akhiyaarey Salan kadib dadka caytamaa waxan u shega ma fiicna Cayda ee iska dhaafa Mida Xigta Bahda LAACIB.NET waxaan ka Codsanaa Taariikh-da V-Pirse in ay soo Daabacaan waayo Meelaha Qaar waxa ka heleysaa In MUSLIM Lagu Sheego ee Waxa ka Runta ah Noo Soo Gudbiya Faldan Adinka oo Mahadsan
Siidcali
24-February-2013 at 6:07 am
Dhamaan asxaabta sharafta leh wax yaabaha aflagaadada waa ceeb waa laga fiicanayahay nin gaal ah looma duceeyo balse ven persie waa nin muslin ah insh allha kulanka 5 ta bisha wuu ka qeeb galaa ciyarta xiisaha badan
QABIIRKA M CITY MARKAWI
24-February-2013 at 1:37 am
inay jabto baa noo fiicneyd sintiisa eeyga viva man city tevez
Alqadir sh,kagawa
24-February-2013 at 1:31 am
Dhibmalaha woosoo kacaa viva man united
Xamse
24-February-2013 at 12:47 am
ha ilowina inaan gaal loo ducayn karin
SAYNAB XUSSEN AFCASE
24-February-2013 at 12:17 am
Kan rooney la baxay xoolaa tahay wax mayaqan nin gaalaa u ducaynaysaa xooloyohow orod hooyadaa iyo awawgaa u ducee iyagaa duco kaaga bahan ari ari dhaly wax mayaqaana dufow
Mr cbdi rxman siyame
24-February-2013 at 12:16 am
Waxan ahay tageere unted real and acmilan waxan halkan ka dhihi laha walaheyga adka u jilcan dhanka u duceynta nin mushrik ah ducada aad ilah ka baryesan asxan aniga igu duceya ama walahina muslimka ah ha ku fududanina hee yan lis racsin nafta halaga adkdo tageri nimo weyjirta lkn waxayabaha diinta ka hor imanyo hala fiirsho sida amiinta iyo insha alah wayo kuwan inta bdn wa gaal igana rali noqda xta hdan ku qaldnhy fekergeyga
Ahmed caaqiibo
23-February-2013 at 11:53 pm
Tagerayasha liverpool waxay wadan duco un iskadheh away liverpooshi man utd laxifaltamijirtay waqti hore ayay ahayd un iga dheh suarez oo golal dhaliya vanpersi lasoo garab dhigana sanadkan un igadheh waxan kusoo khatimilaha liverpol ayaa sxb duco ubahan ama nin carabah oo iibsada. Man utd gul mar walba
Mahad judda
23-February-2013 at 11:53 pm
Waxan aad iyo aad uga xumahay dhawaca van goal dhibse malahay wuka kacaya dhawaca wuxuna siwadan dona hogankisa dhankasta
birqaaye man utd
23-February-2013 at 11:30 pm
Wuu ka soo kabsanayaa insha allah
cadowga farxad uma noqoneyso dhacawa yar soo garay gan gool
man utd wa akoox isku kalsoon waa koox isku filan guul all man utd
good muslim
23-February-2013 at 11:28 pm
sorry v p insha lahaa get better soon lkn reer liverpool maxaad ugu farxaysaan adinaka maba ku jirtan tirada ama xisaabta this yr city iyo chelsea ha doodaan lkn lvp mar hore ayaad ka harteen this cup ama ku farxa ama naxa yaa idin kal ajecel kkkkkkkkk viva man u and all fans
Cabba fantastic
23-February-2013 at 11:25 pm
V.persie waxaan rajeynaa kulanka madrid inuu soo laabto
Okow
23-February-2013 at 11:18 pm
Vpr sintow ka kala siib may rooney na waa u dhawacanaa manta mar kii la kenayay war kasaa imaraa ani real yaa celinaa cee hoshede qabsaneee bay by by man u
Ahmed sahal reds
23-February-2013 at 10:55 pm
Ha so laban inka ka dhiman xili ciyaredka dhawac ku maqnaw vps viva luis suazer
rooney
23-February-2013 at 10:54 pm
allow kusoo taam yeel bi idnilaahi kariim wuu soo kaca wuuna safan kulanka pl ee norwich city viva man u viva van gaol allow noosoo islaami aamin
C.fitax-dh.mrb
23-February-2013 at 10:49 pm
hhhh jab oo hasokicin
Garrerd
23-February-2013 at 10:47 pm
Woow reds suarez ee bashal
Salman man utd
23-February-2013 at 10:45 pm
Van goal wuu so kaca viv united
wilsher
23-February-2013 at 10:45 pm
nabsigii arsenalayaaku bilowday sisankainta kadhiman ayuuna seegayaa
xasan
23-February-2013 at 10:44 pm
xasan waxaan rajeena kulanka norwish city inuu diyaar ahado ciyarta real madrid ayaana jeclahay inuu dhaliyo 2 am 3 inshaa alaha
saalimiin
23-February-2013 at 10:40 pm
kkkk waxow ahay kkkkkk af sooliga sax waxuu ahaa dheh kk xaasidnimo looma baahna waa ciyaartooy ma hubaysna
m.muuse
23-February-2013 at 10:35 pm
kkkkkkkkkkkkk shayadiinta cas cas waa nasib badan yihiin maxa yele dhawac yar aya sogaare waxan kasi jeclaa in mesha laga qado loooooooool
mohaaaaaaaa
23-February-2013 at 10:31 pm
inow jabey eheed wuu nasiib badanyahay
maajid
23-February-2013 at 10:00 pm
dhib malahan woo socaafimaadonaa insha allah woo ciyaaridonaa insha allah ciyaarta real madred
idiris maxamed xoosh
23-February-2013 at 9:51 pm
Soo kac v.persie waxas waa caadi
idiris maxamed xoosh
23-February-2013 at 9:50 pm
Waxas waa caadi v.persie waxas wow kasoo kacaa kulanka real waxow dhalinaa 2goal
yahye
23-February-2013 at 9:45 pm
ad iyo ad ayan uga xumaday dhawaca sogadhay van persie lakin waxan raba inu dhawiciso ku yar noqdo
saacid jeyte
23-February-2013 at 9:44 pm
waxas wax wen mahan wuu kaso kabsan ga
miiney axsan laacib
23-February-2013 at 9:42 pm
haa waxba magarin real hayeeey
abdi kadir cadde
23-February-2013 at 9:39 pm
Van goal dhaqso sookac reer man city niyada hadhisanina yaaah viiiva man united ac milano and realmadrid
joon
23-February-2013 at 9:35 pm
wuu so kici doooooooooooooona insha allah waxaan rabnaa inaan ku cadaabno real madrid….