PSG Oo Madaxweynihii Hore Ee Faransiiska Sarkozy U Adeegsanaysa Soo Xerogilinta Arsene Wenger. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » PSG Oo Madaxweynihii Hore Ee Faransiiska Sarkozy U Adeegsanaysa Soo Xerogilinta Arsene Wenger.

PSG Oo Madaxweynihii Hore Ee Faransiiska Sarkozy U Adeegsanaysa Soo Xerogilinta Arsene Wenger.

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 23-02-13 9:49 AM

256672hp2

Ilo wareedyo laga helayo dalka Faransiiska ayaa sheegaya in naadiga PSG ay u adeegsanayaan madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy in uu ku qanciyo tababaraha Arsenal Wenger in uu tababre u noqdo xagaaga dambe kooxdaas PSG.

Wenger ayaa maraya xaalad aad u adag iyadoo ay si weyn ugu careysan yihiin taageerayaasha Arsenal sababo la xariira in kooxdaas sanadkii 8-aad u muuqato in ay abaar ka haysto dhanka koobabka .

Sida laga soo xigtay majalada Le French ee dalka faransiiska ka so baxda Sarkozy oo lagu tirayo taageerayaasha waa weyn ee kooxdaas PSG in uu wadahadalo la furay Wenger oo ku aadan sidii uu ugu qanci lahaa in dhamaadka xilli ciyaareedkaan hogaanka u qabto kooxda PSG , waxaana la tibaaxayaa in dhowr jeer uu waji ka waji isu hor fariisteen.

Waxaa xusid mudan in hishiiska Wenger ee Arsenal in uu dhamaanayo 2014 waxa ayna maamulka Arsenal doonayaan in laba sano oo dheeri ah ay ugu daraan hishiiskiisa inkastoo cadaadisyo ay la kulmayaan .

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

14 Responses to PSG Oo Madaxweynihii Hore Ee Faransiiska Sarkozy U Adeegsanaysa Soo Xerogilinta Arsene Wenger.

  1. zakovic Reply

    24-February-2013 at 2:39 am

    why can’t you just die Arsenal wenger if not sun ayaan kuu qaseeenaa saad u dhimatid.

  2. alfanan Reply

    23-February-2013 at 2:47 pm

    run ahaantii hadii wenger tago aniga waxaan qabaaa in sidii liverpool in magaceena lawayn doono oo nalagu tirin doona kooxaha sida totolham ama astonvilla ee ka leexda odoga meesha asaga dad ka dhigay arsenal viva

  3. Wilsher Reply

    23-February-2013 at 2:40 pm

    War munaga taga uun wuu naga dhax hadle
    viva Guers&Wilsher

  4. xaq udood Reply

    23-February-2013 at 12:01 pm

    adeerow lugta fur hadaad xalaal ku dhalatay waan kaa reysaneynaaye viva Gunners

  5. Nari Reply

    23-February-2013 at 11:23 am

    Run ahaantii arsenal waxaa loo maleeyaa in aysan nasiib u lahayn in ay koobab qaado hadana qaab ciyaareedkeedu wuu sareeyaa inkaste oo laacibo dhawr ah laga gaday

  6. Jullay Reply

    23-February-2013 at 10:54 am

    Arsenal way ka kabsanee dhibatadaan aston villa v arsenal 5 ayey ku dhufanee

  7. sadiiq Reply

    23-February-2013 at 10:47 am

    Asc arsenal hada ayey beerta kujirtaa hadii ay tababare eri ku darsato sidee bay xaalada noqonaysaaa aniga waxaan odhanlahaa odayga hala daayo wakhtigana haloo dulqaato viva arsrnal und wenger

  8. Mukhtaar,shilabo Reply

    23-February-2013 at 10:43 am

    Waxaan aamninsanahay hadii uu tago psg inuu ciyaartayda wada iibin doono kkkkkk

  9. A b d u l a h i Reply

    23-February-2013 at 10:18 am

    Webgar bybyby aan kulenahay hadanahay tagera arsenal

  10. Deeq dacad Reply

    23-February-2013 at 10:08 am

    Asc all marka xiga hadaan ahay tagere reer arsenal mr.wengar waxaan oran lahaa waa in uu qiimeeyaa xld hada lajoogo in uu kafikiraa tiisa iyo mida kooxda arsenal yuu nooga tagin meel maran isagana yuu san naga dooran lacag ama weji markasta waxan leeyay viva wengar and arsenal fans

  11. Nuurb10 Reply

    23-February-2013 at 10:06 am

    Waxey ilatahay wenger wa u qalmaa inow xilka sihaayo firi ciyartoydan aw sosaaray viva chamberlain walcott wilshere coquelin ramsey gibbs jenkinson miquel

  12. Carafaad Reply

    23-February-2013 at 10:01 am

    Nadhaaf alle haku qade koxihi naga cabsanjiray ayad naga adkaysisa odayahaw ayna guldaradu waxba yelaynin mastar biin bax walagaraysan viva walcot & wilsher

  13. Abdiaziz Reply

    23-February-2013 at 9:59 am

    Wa wax wanaagsan ha iska tago wenger

  14. Podolski Reply

    23-February-2013 at 9:57 am

    Wneger please and please hanaga tagin wan ku rabna wenger we love you

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>