
Kooxda la celin la’ yahay ee Bayern Munich ayaa 6-1 ku xasuuqday Werder Bremen, iyagoo gaaray guushoodii lixaad oo isku xigta ee Bundesliga tan iyo fasaxii qaboobaha ka dib.
Mario Gomez ayaa labo gool dhaliyay, Arjen Roben, Javi Martinez iyo Franck Ribery ayaa ayaa seddex gool qeybsaday halka Theodor Gebre Selassie uu isaga shabaqa iska soo taabtay, iyadoo Bayern ay 18 dhibcood oo nadiif ah kaga qabatay hogaanka Borussia Dortmudn oo booqan doonta berri Borussia Moenchengladbach.
Hanover 96 ayaa iyadana xaaqday kooxda kaalinta lixaad ee Hamburg SV oo ay ku dubteen 5-1, waxaana labo gool u dhaliyay weeraryahanka reer Ivory Coast Didier Ya Konan, halka Augsburg ay 2-1 ku garacday Hoffenheim si ay uga soo baxdo booska sida tooska ah loogu haro oo ay ku bedeshay kooxda ay ka badiyeen.
Bayern, oo badisay 19 ka mid ah 23 kulan oo ay ciyaareen horyaalka ayaana leh 60 dhibcood, iyagoo laga dhaliyay kaliya 8 gool.
Mullah yare jeemis
25-February-2013 at 7:28 am
K.kk.k ya naga hortagan in an qadno championka iyo kababka kale
Qadar
25-February-2013 at 7:23 am
Bayer wa teamn isku xrn o adag wa na must inay darsin ama nusdarsin dhbto championkana ayada leh waxa rajaynaya arsenal inay darsan la so hoyandonto
C/laahi dagane
25-February-2013 at 6:31 am
Bayer wa nadi isku xiran run ahanti islana janqada xiliga ay garonka ku jiran nus darsin inay ku badiso layaab malaha
(laacib.net horumar wacan and guul) viva laacib
Barca real manutd and juventus
24-February-2013 at 3:03 pm
Bayer diinta hooyada waxaa ku samee ma nebigaaga ayaad maalin u kasta u badinaysa?
Cali Xasan Ciise
24-February-2013 at 1:18 pm
Cali yare 10
waa tageerihi daacada chelse &munich
arsenal wa lagu jogjogsan dona markey tagto godka naarta e munich darsin aya diyarada lo so sara by
bayern
24-February-2013 at 1:33 am
kkkkkkkkkkkkk viv bayern munich caadi maha runtiii arsenal ba yu talaa wacdaro nus dersin aan filayaa
Moha Qays ( Liverpool fan and Juventus )
23-February-2013 at 10:40 pm
Walle arsenal dadka taageera lugta 2 ee UCL aysan daawanin waayo wad aragtaan sida b/munich ay wax ugaleyso marka haku tashanina lugta 2 iska seexda ayan i odhan lahaa
zaki
23-February-2013 at 9:29 pm
laacib.net hada ayaad beelo tihiin
Sadiiq yare
23-February-2013 at 9:05 pm
Viva munich championka ayakaa qadaya shaki kama jiro
Abdifatah villa
23-February-2013 at 9:00 pm
Caadi ma,han bayern wa la celin la,yahay sanadkan ucl e wacdaro ka dhigesa VIVA MUNCHEN
jahaweyn
23-February-2013 at 8:45 pm
war waxaan kooxmaahan wey kagudbeen kkkkkkkkkkkk