Adebayor: Inaan Ku Dhameysano Meel Ka Sareysa Arsenal Waxay Xaqiijinee Inaan Ku Saxnaa Inaan Ka Tago. | Laacib.net
Home » Africa » Adebayor: Inaan Ku Dhameysano Meel Ka Sareysa Arsenal Waxay Xaqiijinee Inaan Ku Saxnaa Inaan Ka Tago.

Adebayor: Inaan Ku Dhameysano Meel Ka Sareysa Arsenal Waxay Xaqiijinee Inaan Ku Saxnaa Inaan Ka Tago.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 23-02-13 2:01 PM

229374hp2

Weeraryahanka kooxda Tottenham Emmanuel Adebayor ayaa doonaya inuu ka caawiyo kooxdiisa inay ku dhameystaan kaalinta 4aad oo ay ka sarre maraan kooxda ay xafiiltamaan ee London, isagoo sheegtay in taas ay cadeyn u noqon doonto inuu ku saxnaa inuu ka tago.

Weeraryahanka ayaa ka tagay Arsenal 2009kii isagoo markaas ku biiray Manchester City, laakiin ka dib markii uu ku guuldareystay inuu ka muuqdo Etihad Stadium waxa uu si rasmi ah xagaagii hore ugu biiray Tottenham.

Adebayor ayaa u sheegay Telegraph: “Qof walba waa ogyahay in xafiiltan aad u weyn uu u dhaxeeyo Arsenal iyo Spurs.

“Markii aan Arsenal joogay, shaqadeysa waxa ay aheyd inaan goolal u dhaliyo iyaga. Haatan waxaan joogaa Tottenham, waana inaan ka caawiyaa kooxda inay ku dhameysato kaalinta 4aad.

“Fursad weyn ayaan u heysanaa inaan xilli ciyaareedkan ku dhameysano meel ka sareysa Arsenal, waana inaan ka faa’ideysano.

“Xilli ciyaareedkii hore kulankii ugu danbeeyay ee tartan adag, waad ogtahay wixii dhacay. Ma dooneyno inaan sameyno qalad kaas la mid ah. Aniga ahaan waxa ay ii tahay fursad weyn oo aan dadka ku tusi karo inaan ku saxnaa inaan ka tago Arsenal, taasoo la micno ah inaan ku dhameysto meel iyaga ka sareysa. Hadii Tottenham aan meeshaas kula gaarayana kaba sii fiican.”

Labada kooxood ayaa ku kulmaya White Hart Lane 3da bisha March, markaasoo la filayo in taageerayaasha martida ah ee Arsenal ay ku ooriyaan ciyaaryahankoodii hore, si kastaba Adebayor ayaa sheegay inuusan waxaasi waxba u arag.

“Waxaan soo arkay dad horteyda ku dhimanaya. Sidaasi darteed in 30 kun taageerayaal igu ooriyaan, waxaan u qaadanayaa kaftan ahaan, waa qeyb nolosha ka mid ah”

24 Responses to Adebayor: Inaan Ku Dhameysano Meel Ka Sareysa Arsenal Waxay Xaqiijinee Inaan Ku Saxnaa Inaan Ka Tago.

  1. King Alasow Reply

    14-March-2013 at 4:50 pm

    Adebayor wuu jeclan laha arsenal inuu joogo balse waa never!!!!

  2. Faysal Reply

    25-February-2013 at 7:30 pm

    Waw

  3. Faysal Reply

    25-February-2013 at 7:28 pm

    Waxan jeclahay inu joga man city dzeko

  4. messi Reply

    25-February-2013 at 4:38 pm

    adibayow wuuw kibray

  5. axmed ronaldo Reply

    25-February-2013 at 2:10 pm

    waar waxba hays waa lina hadaad tihiin reer arsenal and spurs waxaana preime legue kudhamaanayaa sida tan soo socota
    1) manchester united
    2) manchester city
    3) chelsea
    4) liver pool
    5) arsenal
    6) tottenham

    waana sidaa liiska preime legue waxaana qaadaya championka sanadka dan inshaa allah kooxda lagu yaqaan ee liver pool 2014

  6. Wiilo Reply

    25-February-2013 at 1:09 am

    Adhibayo wadankaga wax tariiweysay labad arsenal ado raba lagu burshay sadexad waqarare afarad ado joga ayad wax utarii waysay total.hom o 5 aykaga badshen arsenal kkkkk viva g n s welsher welkott

  7. Zaqawudin Reply

    24-February-2013 at 8:45 pm

    Kklkk anaga hadan nahnay team arsenal mau baahnin adepao

  8. Macalinka baleen4 f.c. Reply

    24-February-2013 at 6:54 pm

    Kkkkkk war waariyoona arenal sanadkaan waxa ii ku dhamesay kalinta sadesaax

  9. Sacid maxamad Reply

    24-February-2013 at 1:26 pm

    K k k k ya ku bahan dheh balayo madow badan

  10. c.x.h Reply

    23-February-2013 at 8:29 pm

    sanadkaan SPURS walliba labaad ayaan galenaa iska dhaaf 4aad viva AVBOSS iyo SPURS

  11. Abdifatah villa Reply

    23-February-2013 at 6:56 pm

    K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.j.k.kk.k.k.k. Adebayor mxa san ugu kale masakinta

  12. Mahamed kalajare Reply

    23-February-2013 at 5:44 pm

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adebayoor waxad ogtahay arsenal iney booskas galeyso oo aysan hor istaagi karin spurs marka hadalkadan waxa uu u egyahay mid is adkeeya ah spursey

  13. Nuurb10 Reply

    23-February-2013 at 4:33 pm

    Kalintas waxa tartankeeda kaala daxeyaa chalsea oo biri labur burindono haku riyon arsenal eney sedaxad kasoka marto viva podolisk

  14. N.shein Reply

    23-February-2013 at 3:49 pm

    Kkkkkkk ciyaalaka xafada maxad saan uga galee adebayor

  15. Waraf Reply

    23-February-2013 at 3:28 pm

    Waa sida
    oo sxbkeyga horey
    u sheegey aniga Arsenal ma taageero lkn waa
    koox kubad qurxoon ;
    Waxan ogaa 2007
    wareysi uu siiyay sky news
    wuxuu yiri Adebayor
    : Arsenal misheer la’aan an
    uga ciyaarayaa :
    :aad aan ku jeclahay Arsenal
    wax lacag ah kama rabo :
    adoo waxba ahayn ayaa Arsenal wax kaa
    dhigtey ee gaal waa jasaar
    ILAAHEY ayay ku jasaaneen

  16. Tutale2002 Reply

    23-February-2013 at 3:21 pm

    Wan arki dona hadi 4 adku dhameysaneysan dibayo adinkan inka qada dhibcah boska 4 nag nagi viva welsher and arteta

  17. gacal nani Reply

    23-February-2013 at 3:09 pm

    Kubadaha england laga ciyaaro waxaa ugu cayaar wanaagsan arsenal marka adebayor asigoon waxba garaneynin ayee arsenal wax ka dhigtay marka waxaan dhihi lahaaa meeshi aad wax kusoo baratay wax haka sheegin. Viva. Man u

  18. DJ Abtiyo Reply

    23-February-2013 at 3:00 pm

    Necbiya inta ka xun gunners adebayor markisi horeba muxu garanayay gunner ayaa so bartay kubada marka inu afka ku jediyo walaga fican yahay viva jack

  19. Mr cbdi rxman siyame Reply

    23-February-2013 at 2:37 pm

    Kkakakakakakaak jecliya jabka arsenal viva ma untaed wana runta xidiga togo adebyor

  20. Leeleey Reply

    23-February-2013 at 2:36 pm

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk arsenal san le ma loo rifa maalin kasto duf ku baxa

  21. zaki Reply

    23-February-2013 at 2:36 pm

    laacib kasta oo kataga arsenaal sidaan ayuu yiraahda rvp asagana waan kusaxnaa ayuu dhahay marka arsenal waligiin sidaan ayad ahaaneysan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  22. gooye Reply

    23-February-2013 at 2:23 pm

    kkkk waxaan layaway ninkaan isbedelka hadeer kamuuqdo aryaahe miyaadan ogeen adoon waxbo eheen inay arsenal kudedeysay oo umada oo dhan kubartay waa inaat u mahat celisaa weelkaat wax kucuntay lugu maxaaro ogoow hadii sanadkaan kaalintaas lagaa baxsan waayo arsenal mahan adoo garoonka kujiro ayaa 5iyo2 feeraha luguu geliyay viva arsenal

  23. jack Reply

    23-February-2013 at 2:18 pm

    kkkkkkkkkkk waaba noo farxad inaad naga tagtay qasaaro.com chamach aa adiga kaa laacibsan damiin fowqal damiin dheh dadki naga tegay kii ugu xumay aatahay adebayor arsenal kuuma baahno lkn dad aan u baahnay waa jiraan sida rvp oo kale viiva arsenal and jack 10

  24. abdi kadir cadde Reply

    23-February-2013 at 2:16 pm

    Kkkkkkkkkkkkkkk war arsenal cid walbo oo katagto saan mey ugaleeee kkkkkkkkkkkkkkk

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>