Lionel Messi: Waan Awoodnaa In Aan Ku Badino Garoonka Camp Nou Kulanka AC Milan. | Laacib.net
Home » Champions League » Lionel Messi: Waan Awoodnaa In Aan Ku Badino Garoonka Camp Nou Kulanka AC Milan.

Lionel Messi: Waan Awoodnaa In Aan Ku Badino Garoonka Camp Nou Kulanka AC Milan.

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 22-02-13 7:42 PM

messi

Xidiga kooxda Barcelona Messi ayaa ka hadlay guul daradii ay kala kulmeen kooxda Milan ee qeybta ka ahaa wareegga 16-aad ee Champion-ka taas oo ku dhamaatay laba gool oo nadiif ah oo ay guusha Milan ku raacday .

Waxa uu Messi qiray in Barcelona soo bandhigin ciyaar heerkeedu wanaagsan yahay balse waxa uu ku adkeeyay saaxibadiisa in kulanka garoonkooda ka dhacaya ay guul keenaan si aysan uga harin Champion-ka .

Messi ayaa tilmaamay in uu si weyn ugu kalsoon yahay in kooxdiisa ay u soo baxeyso wareegga 8-aad ee Champion-ka ” ma soo bandhigin ciyaar wanaagsan kulankii hore sidaas oo ay tahay waan ku kalsoonahay in Milan ka badineyno”. ayuu sii raaciyay .

Xavi Hernandez ayaa waqti sii horeeyay sheegay in Barcelona aysan gacanta ka taagin horyaalka ayna ka go`an tahay in ay ka badiyaan kooxda Milan .

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

55 Responses to Lionel Messi: Waan Awoodnaa In Aan Ku Badino Garoonka Camp Nou Kulanka AC Milan.

  1. abukar axmed Reply

    28-February-2013 at 11:51 am

    asc dhamaan bahda laacib net subax wacan rayi hadaan ka dhiibto waxaan rajeynaa in ay barca guul lala yaabo ku soo badhigto garoonkeeda maadaama oo uu ku balan qaqadeen laacibiinta ugu sarsareyso barca milan libax ayaad isku taabateen oo idiinka sii jeedo vifa barca and inyesta

  2. mustafe ahmed hashi Reply

    28-February-2013 at 1:27 am

    aniga waxaan ku raja weeynahay inuu messi ka dhalin doono ciyaartan ay nagu soo boqan doonto ac milan garoonkena ee cump nou lkn waa hadeey ciyaartena wax isk badesho oo uu cochka sidaan ay brcelona ku socoto uu wax ka badelo ac milan much kii hore waxa ay garoonka ku soo gashay in laga badin doono lkn waxa eey heleen fursao aad u liita waxaan u maleenaya inuu coch caawiyaha barcelona uu wax weeyn ka badeli doono wsc………………

  3. mukhtar Reply

    27-February-2013 at 4:20 pm

    asc waxa waliba way dacada balse waxan rajinayna inan badino oo ku badino 4iyo 0

  4. cabi Reply

    25-February-2013 at 8:27 pm

    Barcelona way u dhamaatay sisaasayna ku hadheen

  5. EX_SIIGAALEE_EX Reply

    25-February-2013 at 11:39 am

    SC WR WB ,,OLLL INSHA LAH WAAN BADINEEYNAA HADAA NAHAY BARCA WAANA NAGA GO AN TAHAY INAA BADINO HADII ALE IDMO ,, MILAN WA ANAADI FAC WEEYN LAKAIN SIDII HORE LOO DHAHAY MEEL MA GAAREEYSO , SI AAN U DIIDNO KOOXAHA WAAYEYN OO ISKU DIYAARINAAYO INEE CHAMPIONKA ,, QAADAAN ,SIDAAS AYA U RABNA AINAA BADINO BARCA HADII MEESHA KA BAXDO REAL IYO MAN AYA AISKU SOO MAQIIRAYO HALKAAS SIDAAS DARAADED AYA AUGU SOO BAXEEYNA AHADII ALE IDMO WAREEGA 8 INSHA ALAH INSHA ALAH ,,BARCA IS JAFJAFA HADII ALE IDMO ,WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW BARAC KUBADA WANAAGII SOO SAARA INSHA ALAH

  6. Yamani xusen maxamed Reply

    25-February-2013 at 1:00 am

    Aniga wan sugaya koxda badiso

  7. yasin dayr fiiq Reply

    23-February-2013 at 3:43 pm

    messi waa runtii xitaa waxaan awoodnaa inaan si wayn uga badino ilaa iyo afar goal
    barcelona oo gurigeeda joogta yaa wabinkara

  8. Ahmadyasin m.a bakayr Reply

    23-February-2013 at 1:37 pm

    Asc asxaabey marka hore dhaman mahadsanidin waxaan layaabay oo iga wareeriyay barca waxa haysta waxay kagadhay jarbaan kalusha khatara talaa iga jahwareertay oo waliba waa dharigii labada dhinac ka olalay dee dhinac waxaa ka haya real dhinacna ac milan hadaba talada waxaa udhiibay reer barca laba daran mid doorta xag waxaa jooga kaka,ozil,casilas xagna waxa joga boeting,montalivo,maxes wakaaaaa war dadkii kale aaway lataliya kkkkkkkkkkkkkk

  9. Cabdi nasir Reply

    23-February-2013 at 12:51 pm

    Wan idin slmy all asxabta ku xeran lacib net sln ka dib messi yuna ben usheegin naftiisa wayo mesha ma ahan hariyaka isbaadhashka ee wa yurub liga ac milan wey uku qirbad bdn tahy dhanka yurub liga marka messi barga rajo kama lahan yirib liga ani ahanteta ac milan aya gadan gu alsharawi lugtan gool la an ayu baxay lkn kam new wa lugtiisa 2alsharawi viva ac milan

  10. Yaasmin barca lovers Reply

    23-February-2013 at 12:30 pm

    hehehehehe ha waa run wanhaysana fursad tankale kox difac un kadhisan maxey nagalaxifiltami waxba ma ahan waa laysabadiya lkn no matar waxan kucunayna comp nou if alaah say waa la arka waxey comp nou layimaadan viva leonel meesi & barca team hehehehehe shaki kumajira in an ciyaar cajiba kusobandhigayno our home comp nou cil qabow cadabta gal huhuh

    • maxamed yasir Reply

      25-February-2013 at 6:09 pm

      fikirka aanka aamin sahay kooxda aan taageero ahma kooxda horyaalka premier league inay tahay kooxda aduunka ugu wanaag sanaan doonta mustaqbalka maadaama oo ay tahay koox aad u daweyn maanta ay ka ciyaraan ciyaar toy aad u fiican sida rooney.fanka.valencia.waxaan ubaahanay uun lama nin oo dhexa maadaama oo uu center ka kooxdu hawl gabay taana warwar iguma hayso waayo waxaan wataa tabaraha ugu fiican aduun ka sirka waxaan rrajaynayaa guul /’tha is the piont’ [good lucky]

  11. jaabir xuseen Reply

    23-February-2013 at 11:32 am

    nafta been ha ugu sheekaynina waayo lhis mission is impossible inta ac milan laga fikirayo real aniswaydino taasa imika taagan

  12. Madalaha Reply

    23-February-2013 at 11:15 am

    K k k k k messi wa lacib. Lkn yuusan ilowin .aabihi kubada (maradona) aya wax ka jari wayay .marka messi waxan u shega mesha horyalka spen maha ee kobka horyada yurub .meshen gatava mahan ee wa ac milanti .aduun qabsay iskor calami ah ka dhigtay forza ac milan and alshaarawy

  13. Shaafici Reply

    23-February-2013 at 11:06 am

    Aqiyarta lacib net maxey nila tahay Ac milaana iyo Barciloona hadi latago hom barciloona maxey kubadin donta aniga shaqsi ahan teyda waxan qiyaasey AC Milaana in aybadin donto waayo malaga yaawa Barcilona in ay kubadiso 3:0 waayo hadey kubadinin guuldaro kasiweyn ayaa karaaci donta sharaawey wuu nol yahay k.k.k.k.k waalayab

  14. mr.4k Reply

    23-February-2013 at 9:17 am

    salaan sare dhaman asxabta ku xiran laacib.net mida kale lionel messi waa halyey qabiir u leh kubada sida aan aragno barcelona wax uma aragto badiski hore lugta labad ac milan waxay u eg tahay iney seira A iskaga laabato waayo libax jiifo ayey hurdada ka kiciyen ragga leh leo riyo ayuu ku jira wacdarada wiilasha barce idinka arki doona waa ino camp nou viva barcelona

  15. Aqyaarta waan idin salaamey runta ka hadla meesh waa cmp nou ma ahan san siriyo guul guul baarka

  16. mo farah Reply

    23-February-2013 at 8:49 am

    anigu waxan qaba in barca ay sobixi donto wayo wa camp nou e maha sansiro

  17. mo farah Reply

    23-February-2013 at 8:45 am

    anigu fikrad ahan waxan qaba in barca ayso baxayso wayo camp nou maha sensiro

  18. Vamoos barca Reply

    23-February-2013 at 7:31 am

    Cusmaan fantastic waa kuu xisay runtii maxa udeysana barnamijki ciyaraha oo universal nooga soo tabini jirtay

  19. Vamoos barca Reply

    23-February-2013 at 7:22 am

    Waa fikir wanaagsan waana rajeehaa inaa kugaarno guul weyn garoonkena camp nou

  20. mukhtar bulshawi Reply

    23-February-2013 at 5:53 am

    milan waxa lagu dhigidona ti hadakahor diportivo ay kudhigtay camal 4 raana ilkaha laga gilindona

  21. Caaqil Cade Reply

    23-February-2013 at 4:51 am

    asc dhamaan asxaabta ciyaaraha waa cad iyo madow, kulanka danbana waxwalbaba filo, laakiin barcelona waanku kalsoonahay ineey soo baxayaan, 90 daqiiqo iyo garoonka camp nou ayaa harsan. barca oo shabaqeeda ilaashataa, iyo iyadoo ugu yaraan keenta 2 gool, kadib wixii dhacaa hala arko, kulankii sensiro inkastoo kubadda ayiska heesteen barcelona hadana fursado badan oo qaali ah meeysan abuurin, iyo qaladaatkii daafac yada aysameeyeen ineey sidoo kale cashir u noqoto. viva messi xavi and iniesta..

  22. Ceynte Reply

    23-February-2013 at 2:36 am

    Asc salan sare aqayarta laacib iyo tagerayasha Barcelona hadan kahadlo hadalka lionel messi wasax waxkasto wasamen karta barca lkn kuban dhahayo curyanka adi kaceli 14 mach shabaqa milan cr7 maxu yahay fashion inlagu tartamayo mesha mad umaleysay hadise gadafi and livanti waxlaga dhaliyo cr7 maxu ugadhalin wayey wayada messi afkina kadaya waxana nobalama camp neu stadam iyo koxda adunka wale waxba sugayo milan xasuq hadunan kadhicin milan ayale kobka viva Barcelona and messi

  23. cumar farah Reply

    23-February-2013 at 1:50 am

    asc sxbayal kubad ninki garan aya kahadla waxwalbana waykasurtowda kubada cagta inyar hani xasusiyo chealsea iyo napoli wixi dhaxmaray kulanki labad wanad ogtihin siday kusobaxday chealsea .tana wali waxa hadhay 90 daqiqo iyo waliba camp nou oo laguciyarayo acmilana wad xasusatan sanadi hore markay kaga sobaxday si ciriri ah ayado haysatay 4 goal marka ninkan dhahayo missi goal madhalinayo ma ada uhaya waxwalbana wayka surtawdaye marka wxn ni odhan laha horta kubada sobarta una yesha aragti ayan ni odhan laha anu

  24. Abdukadir Reply

    23-February-2013 at 1:42 am

    Reer ac milano marka hanoqonina doqon loo jabay. Kkkkkkk

  25. Abdukadir Reply

    23-February-2013 at 1:40 am

    Kkkkkkkkkkkkkkkk. Walaahi reer ac milano neefta ayaa ka soo fuqday war nimanka waa ku dhaganayd beentu waa xaarane laacib.net intaan joogay wali ma arkin tageero saan ubadan oo ac milano ah marka waxay ii cadaynaysaa nin mankan nafta ayaa haysay. Waad badiseen laakiin fadlan laacibka aduunka aflagaadada kadaaya waa labadin jiray waligayna wax saan ooo kale ah ma arkin labo jeer oo isku xigta ayuu afka ciida idiin galiyay wax idin aflagaadeeyay ma jirto saas oo aytahy midakale messi haduu goal kadhalin wayay macnaheedu ma aha in aad messi kaliya kabadiseen

  26. Dhiblaawe Reply

    23-February-2013 at 1:35 am

    Asc waxaan halkaan idiinku sheegayaa in kulanka soo socda hadii ay difaac dheesho milan abaayadeed alaha ku xiriiriyo.
    waa inay dheeshaa hujuun badan sidii ay weerkooda u hakado.
    Barsa lama dhayalsan karo wa tiim adag

  27. jaaduu Reply

    23-February-2013 at 1:21 am

    wax walibo waa macquul AC milan ne waa tiim weyn sidan wada og nahay Milan waxey ku badisay 2-0

  28. daaud xusen Reply

    23-February-2013 at 1:11 am

    Missi ma yaqan milan maradona aa ka cararay iyo kuwii kubada dhalay muluqow soo barbar mataqanid

  29. Ducaysane Reply

    23-February-2013 at 1:06 am

    Insha allah wan iska rebayna Milan Insha allah

  30. Aweys c/laahi sha.cali Reply

    23-February-2013 at 12:45 am

    Waxa badin donta ac milan 3 barka 0 kulanka so socda

  31. xamza Reply

    22-February-2013 at 11:54 pm

    asc dhamaan bahda laacib iyo ciyaalka real iyo nacbka barceloona dhamaan waxaan idin sheegaa in ay barceloona soobaxeeso milana ay hareeso insha al laah markaas ayaan war idinka rabaa yaan ladhuuman markaas bahda laacibna waxaan kasugaa markaas in ay soo daahiyaan natiijada ileen markay barceloona badiso ciyoow masooqoraan marka laga badiyana idaqiiqo ayay soo qoraayaan marka insha al laah kaam niu waan kaga badineenaa milan barca 4 milan 1 saas ayay kudhamaanee

  32. Samir maho Reply

    22-February-2013 at 11:52 pm

    Messi waxad kujirta waa riyo lkn n .com markan kaga badino mar labad ayad ka kicin riyada sxb

  33. LAMIIZ Reply

    22-February-2013 at 11:09 pm

    asc insha allaaah wan kasoo bixi doonaa AC MILANO

  34. CALIMILANO C.BAKAARO.CALI PATO Reply

    22-February-2013 at 10:41 pm

    Ma adaaba riyootayba messiyoow 4 ever win A.c.milano

  35. El Sharaawy Reply

    22-February-2013 at 10:34 pm

    misseyaw iska ilaw nune waligaba 3goal aya kadhaliysay nadiyasha Itali o dhan o rigorayal ah o waliba khalad ahayeen dhanka garsorayasha iska ilaw nune leo xita ha ku riyonin Ac milan horyaka yurub maska ay dhilayso wa Ac milanti 7 Championada lihid o aad darbigi ay kudhigtay aad mari waysay ma garatay wilyahaw k.k.k.k.k.k. Hhhh

  36. Abdifatah villa Reply

    22-February-2013 at 10:29 pm

    Wilkan ey u qoran tahay abdikadir cade kalay adiga MESSI goal ka ilaali waxa tiri hadu messi goal caadi ah ka dhaliyo milan mar dambe ma tageray k.k.k.k.k.k.k.k.k. Wa la arki doona VIVA LEO MESSI

  37. Ahmed moha Reply

    22-February-2013 at 10:07 pm

    Meshan mahan meel milan ku hajabikarto garonka camp nou kooxdana wa barca waxawaliba wasurtagal la’arkidone wixi dhexmara barca viva lionel messi tagerayasha milan wad mahadsantihin

  38. roberto bagio Reply

    22-February-2013 at 10:07 pm

    runti waxaan tagera barca sido kale milano waan tageraa balse milan maanta ma ahan koox meel dheer gaari garta hadiba ay barca reebto balse barca ma ahan rag saas looga lug baxo ee waan egaynaa ….

  39. AC milan Reply

    22-February-2013 at 10:02 pm

    Kkkkkkkk Messi gool caadi ah kama dhalin weli kooxaha ka socdo talyaaniga. In uu dhaliyo gool rigoora ah mooyeee BARCAna sanadkii hore ayaa refreeegu gacmaha nooga qabtay sanadkaan waa ineey ku ooyaan new camp kkkkk elshaarawy iyo bojan krick ,89 markeey mareeyso. Boating. Ayaa ka dhaceeyso goolkii quusashada kkkkkkkk kkkkkk jecliyaaaaa forza milan

  40. cabdi rashiid Reply

    22-February-2013 at 9:58 pm

    waxan raba in aan kabadiyo barka wali aan qado koobka

  41. Nasri maxamed nasri Reply

    22-February-2013 at 9:39 pm

    Waxan la yabanahay dad kaan dhahaayo messi ayaa gool dhalinayo maxa lagu tilmaami laheedeen waali mise fiyoowid war miyaadhan xishoonenin yaad nagu qal deysaan miydan maqlin italiano mise damiir xumo ayaa nii geneyso milan 3 barca o camb nou anaa dhahay waxa wataa ragan amborsini montaliva alsharawi boating came on wax tusa alla adhoro gorme adher kuu naqday jawaabta waxa laga rabaa ciyaalka wadada ka soo raacay barca

  42. cabdinaafac maxamuud xalane Reply

    22-February-2013 at 9:09 pm

    aniga waxaan qaba in barcelona aay soo bixi karto

  43. abdallah izi Reply

    22-February-2013 at 9:04 pm

    ASC/WAAD SALAMNTAHIIN DHAMAN SHAQALAHA LAACIB.NED

    OO SITOOSA AH NOGU SOO GUDBIYA BARNAMIJA CIYARAHA

    WAAD MAHAD SANTAHIIN OK BARSHA WEY KU ADKAN DONTAA

    INEY 3 IYO WAXBA KAGA BADIYAN MILAN WAANA MACQUUL

    LAKIIN MILAN WAA KOOXAHA WAWEN EE YURUB UGUA AWOODA BADAN

    MARKA WAN ARKIDONA WAXII DHICIDONA SAXIBAYAAL

  44. matiri wan iri Reply

    22-February-2013 at 8:50 pm

    kubada waxwalba weyka surtowda yan la ilowin sidi eysameysay dibartibo lakarona ido laysdhahayo milan weysobaxday aya dibartibo lakarona eykubadisay
    dibartibo 4 milan o
    ogow nasibka marwalba kuma aktagna
    libaxana lama dhawaco e waladilaa
    viva
    juve

  45. osmaan faahiye Reply

    22-February-2013 at 8:34 pm

    waxaa soo calacala ha joojiyaan reer barca oo bahasha ha u
    qiraan in laga badiyey lagana reebi doono lug
    ta danbe mhds

  46. SH Reply

    22-February-2013 at 8:08 pm

    waxaas waa calaacal ma waxuu moodayaa in laliga laciyaarayo sxb difaac ayaa laydinka xiran ma awoodaan inaad banooni shuudaan ama ani ahaantay waxay kudhamaan doontaa barca 2 ac 1 saas ayeyna barca kuhadhidoontaa

  47. issa mohamed Reply

    22-February-2013 at 8:07 pm

    wa macquul sida uu meesi sheegay hadi si habeen si kasii wacan ay u ciyaran ay shabaqooda ilaaliyan 3-0 wa macquul
    wana aminsanahay in ay awoodan?

  48. abdi kadir cadde Reply

    22-February-2013 at 8:06 pm

    Barcelona 1 ac.milan 1 messi haduu ac.milan goal caadi kadhaliy mar dambo mataageeraayo milano

  49. abdi kadir cadde Reply

    22-February-2013 at 8:02 pm

    Meesha majoogaan leventa iyo Gateva iyo wax lamid ha waa AC milano

  50. Kayse Reply

    22-February-2013 at 8:01 pm

    Aniga Oo Ku Nol Magaalada Borama Waxan Aamin San Yahay In Ay Barca Ay Ka Badin Doonta Kooxda Milan Ac Tasi Oo An Awod U Istic Maalayno Hadi Eebe Idhahdo Thank You So Much

  51. the magic Reply

    22-February-2013 at 8:01 pm

    WAAD RIYOONAYSA CUNUGYAW CURYAAANKA AH C-RONALDO MIYAAD IS MOODAY MARKAAD ITALY U HANJABAYSO IS ILAALI YUUSAN ELSHARAAWI SIDII PATO KU DHEX CARARIN CAMP NOU VIIIIIIIIIIIIIIVA AC MILAN

  52. abdi kadir cadde Reply

    22-February-2013 at 8:00 pm

    Ninkaan c/fitaax kuqortay sxb messi haduu milan goal kadhaliyo walibo goal caadi ah aan rigoore aheyn dambo mataageeraayo barcelona 1 ac.milano 1

  53. cabdala Reply

    22-February-2013 at 8:00 pm

    wuxxu waa milan koobkuna waa champions league waxa uu dhahaayo haka fiirsado ayaan dhihi lahaa tan kale ma wuxuu u moodaa meesha inay joogaan kooxa epl iyo real kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viva ac

  54. Abdifatah villa Reply

    22-February-2013 at 7:47 pm

    Haaa barca weli jaanis aye heysta ciyaarta camp nou wa sidan Barca3-0milan messi2 and pedro1 VIVA BARCA, AND REDS

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>