Man United Oo Weli Ku Riyooneysa Ronaldo, Qiimo Gaaraya 63-milyan Ayay Ku Doonayaan. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Man United Oo Weli Ku Riyooneysa Ronaldo, Qiimo Gaaraya 63-milyan Ayay Ku Doonayaan.

Man United Oo Weli Ku Riyooneysa Ronaldo, Qiimo Gaaraya 63-milyan Ayay Ku Doonayaan.

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 22-02-13 7:38 PM

cristiano-ronaldo-cabreado

Ilo wareedyo laga helayo gudaha ingiriiska ayaa sheegaya in Man United weli ku riyooneyso in ay la soo hishiiyaan xidigoodii hore ee Ronaldo iyadoo la xusayo in Sir Alex uu diyaar la yahay dalab 63.5 milyan oo euro si ay u helaan xagaaga dambe .

Wararka tilmaamaya in uu Jose Mourinho uu ka huleelayo kooxdaas dhamaadka xilli ciyaareedkaan ayaa keenaya in Ronaldo lagu qanciyo in mar kale uu ku so laabto Man United , iyadoo ka hor kulankii Real iyo Man United uu sheegay Sir Alex rabitaankiisa ku aadan Ronaldo .

Sir Alex ayaa xaqiijiyay in soo laabashada Ronaldo u tahay riyo , waxa uuna warkaan soo baxayaa xilli madaxa kooxda Real Madrid uu doonayo in kulan waji ka waji ah la qaato Ronaldo si uu ugala hadlo hishiis kordhin xilli kiisa haatan uu dhamaanayo sanadka 2015-ka

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

39 Responses to Man United Oo Weli Ku Riyooneysa Ronaldo, Qiimo Gaaraya 63-milyan Ayay Ku Doonayaan.

  1. luis nani Reply

    26-February-2013 at 12:32 am

    asc all dadka ku hadlo af somali marka aan ka kudbo aniga waxa aan taageeri jiray man united 1991 ilaa iyo hada arinta rolando man united uma baahno ronaldo haduu wax taraayo real wax ha u qabto messi uu iska celin la, yahay hanoo soo cararin wlhi aniga ra,yigeyga asoo joogo ronaldo nani aan ka jeclaa waayo rolando kaamirada uu la ciyaaraa waa naag naag dhalay mana rabno haduu soo laabto arsenal an taageraa aan aduunka ugu nebcahay naaga naga dheereeya inta noo joogta aan meel u la.nahay laacibiinta marka in tuu nooga dheelaa nomberka 7 waxa noo wato valensia 7 marka nomber xitaa uu qaato uma heyno viva nani

  2. sharmaarke ilkacase Reply

    24-February-2013 at 8:44 pm

    Marka hore waxaan salamayaa dhamaan umada islaam ka ah ee ku teedsan dafa dunida asc walalayal maraka xigta waxan salamay inta muuqayga taqaan hadan intaa kaga gubo salamaha run ahaan tii waxaan ahay taageere ad u tageera kooxda man utd ee dalka england horana wxaa loo yiri madaxi mucaarad ma waydo shaydamada cas casna cidi lama tartami karto waayo waxay wataan libaaxyo sida 10 rooney or 20 v preise wana kooxda ugu wanagsan england lkn marka aanu quusino real madrid waxa aanu kala soo noqon doonaa halyaygii hore ee man utd Real madrid 0 4 man utd old trayford ka naxoo nafta waa uefa champions leuge na man utd ayaa iska leh sanad kan ee yaan lagu habsaamin ayaan idin leeyahay gooooooooood by

  3. abdiraqiib Reply

    24-February-2013 at 8:27 pm

    naag naag dhlay kuma rabno

  4. Adeer qoor somali str Reply

    23-February-2013 at 2:02 pm

    Ronaldo Welcome barck to manchester united

  5. Adeer qoor somali str Reply

    23-February-2013 at 2:00 pm

    Ronaldo Welcome barck to old trfd

  6. C/qadar Reply

    23-February-2013 at 10:37 am

    Ronaldo welcom everdays man united

  7. Mukhtar Ali Reply

    23-February-2013 at 9:59 am

    Kkkk walaalayaal cr7 ha ku mashquulina realmd ayuu qandaraaska ukordhinayaye.

  8. Bashuuq Reply

    23-February-2013 at 9:34 am

    man u best team for ever the lik Sir Alex and paul Scholed

  9. C/majiid Reply

    23-February-2013 at 9:26 am

    Arsenal waa naadi fcn lkn waxa joga toobare xun oo xaasid ah lkn toobaraha haddu katago arsenal waxey naqon laheed naadiyaasha caalamka oo kale sida barcelona iyo real madrid lkn hada wax farxad ah uma hayo toobarahaan intu joga lkn marki u katago aya wax waliba lakal ogaanaa bye

  10. Bashuuq Reply

    23-February-2013 at 9:12 am

    Asc dhamaan asxabta Man unted< qasatan waxan meshan ugugu habalyenayaa hadiii aan ka hadlo C Ronalado (7)<soo noqoshadiisa aad & aad ayaa ugu soo dhaweyneynaa waa hadii nahay taagera yaasha man unted u wlc bk Man unted CR_7

  11. NasiiB9 Reply

    23-February-2013 at 8:00 am

    Ronaldo waxan dhihi laha ku so labo man united waayo hadad rabtid lacib tinimo waayo man untd waa horyalada nadida ugu kobka badan ama ugu qaadinta badan waxan huba ronaldo adunka in ay ka cawadi donto hadad takto shedamada cas cas alla dadkas kuul badna

  12. Mahad xidig Reply

    23-February-2013 at 7:49 am

    Cr7 wlcm to man u and you are the best player of the would

  13. red devills Reply

    23-February-2013 at 5:31 am

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    rooney … rvp … CR7 ..chicharito …. caadi mahaan !!!!!!

    viva manufc

  14. c,sergio Reply

    23-February-2013 at 2:51 am

    welcome cr7 come back cml

  15. cabdiwali Reply

    23-February-2013 at 1:17 am

    Ronaldo anagaa laacib aduun ka dhignay hadaan nahay man united hadana haduu yimaado wuu qaadan cidna kahor istaagi mayso laacibnimada aduunka isagana waxa uu ubaahanyhy waa laacibnimo aduun there fore well came back your home Ronaldo viva rooney$vangoal

  16. abala Reply

    23-February-2013 at 1:15 am

    cr7 ku so dhawaw mar kale koxdadi hore ow ka dhigtay ciyariyahanka adunka.k.k.k.ya cili rabo m u ar ka kuda kaka

  17. danny cade Reply

    23-February-2013 at 1:06 am

    War hanagu soo laaban naagyahay messi maaka soo cararee kuuma baahnin la aanta horyalo waynu qaadnay marka soolaabashadaada waxba nooma tareeso we have nani Valencia young Kagawa welbeck waana kuqanacsanahay aniga kuuma rabo fanaanada man united markaan kusoo caanbixinay ayaad lacag iyo magac real naga doorbiday xaqiina waakasoo baxay oo mucjiso gaaban ayuu ilaah luqunta kuu galiyay KKK iska dheer hadiin funaanada kooxda ku arko mar labaad jacaylka kooxda uqabay inuu nusqaamo ayaan ka cabsanayaa wlh markii horay waan jeclaay lkn hada maya

  18. Maxamed nuur Reply

    23-February-2013 at 12:46 am

    Hey ronaldo mawaalanyahay markuu soo noqonaayo ani real uunbaan kugu taageeray hadaad noqoto waxaad noqonaysaa sidaan kuu necbaan jiray ooo kale

  19. liibaan Reply

    23-February-2013 at 12:37 am

    c.ronaldo plz and plz back you i time i mis u man soolawo weli wan ku jecel nahay hada nahay tgerayasha man

  20. shafi Reply

    22-February-2013 at 11:18 pm

    haaa waan gartaya oo Ronaldo haduu soo laabto meesha maxaaba yaalawa yaaa. hada waxaa lawaban layahay Van gool Rooney Chicharito iyo waliba Welback. haduu Ronaldo kusoo laabto hahahah meesha waa in looga guuraa MAN KILLERS. maxaa yeelaya weerarka intaas la eg wax hor istaagi karo maba lahan xaqiiqdii waxayna no qoneesaa arin kale

  21. c.qaadir Galeer Reply

    22-February-2013 at 11:17 pm

    cr7 hadoo yimado waxaan umaleynaya fc rugby iyo Dariska qeylada badan iney dhahan horyalka france league 1 ayaan kaciyareyna Epl marabno kkkkkkkkk Viva Tom Cleverley And Danny Welbeck

  22. Mr cbdi rxman siyame Reply

    22-February-2013 at 11:12 pm

    Our dream becames true ronald chichirto v gool ronay ya ina taban kara heee

  23. Xuseen c/rashid Reply

    22-February-2013 at 10:57 pm

    Asc dhaman bahweynta sportiga hadaan intaas uga gudbo ninka dhahay rbv waad soo tuuqsaten lamasotuqsan ee ninkaas mustaqbalkis ayuu kafkiroya sawabto ah hadhoo wuxuu rawaa caruurtisa wuxuu uga shekeyo intaas ookowab ah ayan sooqaday lkn melaan koob aalin yaarawo arsinal koob la,aanta ayaa lagu nacay meeqa ciyaariyahan ayaa kaa tagtay vbs kahor

  24. rooney Reply

    22-February-2013 at 10:56 pm

    welcome ronaldo +rooney + van goal cadai maha any koob man aaba lahe masha allah jecliya warkaas

  25. ilakacase Reply

    22-February-2013 at 10:44 pm

    waaaawoo man united sidaykaladhihi laacibiinta away v.bes iyo roon

  26. muuse inii Reply

    22-February-2013 at 10:43 pm

    waawarey man utd o waxa uso labanoyo ronaldo cty mesha haiaga cararano horyalka kale 30 dhibcod ayan ku qaadeyna xidig adune waa ronaldo sanadkan man utd 4koob ayey qaade sanadka kalane 6koob aye qaade ilen mualimo ronaldo ayaa soosocda viiva ronaldo van go rooney

  27. Moha carric Reply

    22-February-2013 at 10:29 pm

    Wlcme man unt cr7 wawawa

  28. salandu albato Reply

    22-February-2013 at 10:16 pm

    Wlcme 2 united again

  29. ugaas Reply

    22-February-2013 at 10:09 pm

    welcom to crnaldo manunited the firs best team in england

  30. cawil Reply

    22-February-2013 at 10:03 pm

    cr 7 ma umaleenayo in ay real madrid ay diyaar u tahay in ay siiso man utd sababtuna ay tahay ayada oo cayaartoy badan ay soo iibisay xiligaana xilayadii ka horeeyay wax koob fiican kuma guulaysan waxayna u muuqataa in ay fashilmeen

  31. cabdi rashiid Reply

    22-February-2013 at 10:03 pm

    waaw koxda waah waah milan

  32. Suldan nuur Reply

    22-February-2013 at 9:04 pm

    Midkan ali whilshere isku sheegaya ma rvp ayan so tuugsanay arsenal gaaajo aya lacag u baahneed wana ka so gadanaye mida kale maxaad ka ogtahay heshiiski an ronaldo uga gadnay real cawaaan an waxpo sporti kala socon 63.5milyan lacag u qalmo weye

  33. sumaya Reply

    22-February-2013 at 8:51 pm

    waa kici waye ee ii orodsii badnaa kkakaka bangiyada aduuunka
    ayaa dayntoda bixin waysen markas 63 ciyaaryahan lagu doona
    waa marki weomen united la xaraashi laha uh uh uh

  34. Ali wilshere Reply

    22-February-2013 at 8:48 pm

    Mey tugsanayan c.r side ay u tugsaden rvp

  35. zaki Reply

    22-February-2013 at 8:36 pm

    masaxaad aaaa

  36. malyun Reply

    22-February-2013 at 8:09 pm

    man u best team for ever the likes of nani,chicharito,rooney and rvp

  37. Sahane Reply

    22-February-2013 at 8:06 pm

    Wlcmbck cr7 to man united

  38. xubi Reply

    22-February-2013 at 8:01 pm

    cr7 welcome to man u

  39. awil Reply

    22-February-2013 at 7:46 pm

    asc cr7 manutd way qasaareysaa xiligan

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>